Bilkheyr io malyuun io nasteexo Qalbiga idinka salaamayaa waad iga qosliseen cawada xiligan saqdhaxe ii tahay wlhi 2:37 idin daawanayaa From Germany 🇩🇪Gaar ahaan Hamburg Bilkheereey nasteexo wllkey lajeclaaday halkan aan wada jogno il gaar ah inoo lahaaaw ❤️❤️❤️❤️😘🙌
@SacdiyoSaamuu-yf2br
5 ай бұрын
M.a
@aamow667axmed9
2 жыл бұрын
malyuun waa gabar qalbi fiican guur yaysan ku dag dagin plzzzz iga gaarsiiii
@simplymum5029
2 жыл бұрын
Maasha alaah bilqayr malaha ducadaydaa la ii aqbalay marhadaa tiri fanka waanka baxaa adi iyo dhamaan hablaha quruxda badan ee garabkaaga fadhiya waan idin salaamayaa.
@sugulemohamed3706
2 жыл бұрын
Nazteeexo WLH was Gabar quruxbdn io xishooneyza hdnah m.a
@ayancabdiraxman2231
2 жыл бұрын
wa idin salamy inantayadi an habada uhaa malyuun farxadbadan sidokale nasteexo xishodbadan waxa an la dhafikarin dumashidayo jano dumashi dayo farxad badan kunjer boqoradena dumashi malmahan wankuxisny nosomuqo dumo wankuweyne ❤🥰🥰
@كوين-ذ9ز
2 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الرحمن الله عليكم الله يحفظكم ي أحله بنات
Masha Allah wllshy malyuun maanka nasteexo and wllshy bilqeyr
@barwaqorage2720
2 жыл бұрын
Bilkhayr aad baan kuutaa geeraa hore usoco qaali dumar
@munocadeey6949
2 жыл бұрын
Abyo bilkheyr adigo uur leh Ayan ku riyoode alle haku siiyo
@BilkhayrAhmed
2 жыл бұрын
Aamin xbbti
@mohamedisxaq1333
2 жыл бұрын
Bilkheyr walaashey Qaaliya thanks inoo soo badi qaraaxada waan kuwataa hadii aan kula kaftamo waa fiday ee is yaree cml
@hiboyuusuf451
2 жыл бұрын
Bilkhayrey abayo heeso bila music ah noo soo sameeya saddexdiinu waa iga codsi❤
@Ms.4ever33
2 жыл бұрын
Waa runee horta somalida anasheed music la'an ah malaha miyaa?
@nasracaynab411
2 жыл бұрын
Maasha allaah,illaahay haydin waafajiyo inaad ka baxdaan fanka
@yasminali5763
2 жыл бұрын
Yaa bilkhayr saa u socotay dumaashiday ayaan soo fariisisay malyuun aad ayaan kuu salaamay dumaashi qaali nagu ah bby ga ii dhunko❤akhyaarta waa idinwataa💯
@mohamedIbrahim-nw6jz
2 жыл бұрын
nestexo dayax iney nohesto ayaan rbey lkn video kuxigo hes hanoqado hesti ahed "xabadkegi noqo" soon we wll be celebrating with you i.a 100k coming soon aad ayaan ugufaraxsanahahey hormarkgaa my fanandeyda
@abdimaalik6580
2 жыл бұрын
Wlhi nasteexo dayax shaashi umalejiray ilen wa reer waqoyi wijigeda isiray 😁😁
@tuugdaacadah8515
2 жыл бұрын
Wow bilkhyr wn ku wataa wlhi soo gaba gabee wllo gabdh aqli bdn aya tahy
Waa runted Malyuun marka waa loo bahan yahay Qurux. Funny iyo hadalba
@quruxoday533
2 жыл бұрын
Beautifull guys aad iyo aad ayaan ediin salaamay😍
@onkodlyrics4965
2 жыл бұрын
Malyuun maanka wllshey qlia and nasteexo dayax 🥰🥰
@xabtuloos6963
2 жыл бұрын
M.a nasteexo dayax xishood badanaa
@asmahussein2005
2 жыл бұрын
So badiya
@abdulghafarmohamed3495
2 жыл бұрын
Please gabada nastexo igu xariiri sababat bishan lee heesahed iyo wajigeda arkay run ahanti xishoodkeda ba i qanciyay waa gbr dagan sida ii muqata lahjadedana wn ka helaly marka codsi wayo qofka chanale iska leh haaigu so xariiriya please 🙏🙏🙏❤️💯☝️
@ayaanismaciil8648
2 жыл бұрын
M.allah malyuun manka qurux iyo xishod alla ku maneystay
@nastexoomar368
2 жыл бұрын
Nastexo sabidey wan kuwata abyo
@adnaanmohamed4450
2 жыл бұрын
Waxan ahay taraagle farta kaxiran ee nasteexo ha isoo qabato
Dhuuxii galmudug naag reer mudug ah oo libiriga biyo la,aan liqda galgacyo ka soo jeeda
@xamdimusse6386
2 жыл бұрын
@@kowsarhassan4756 thank you xbbti
@laki521
2 жыл бұрын
Wlhi malyuuun aad Bay u cod mcnthy
@zenoritajama2732
2 жыл бұрын
Noo so badi nasteexo iyo malyuun waba funny
@bilanyusuf6759
2 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك
@safaabashiir3804
2 жыл бұрын
Malyuun manka kaftankiyo qofaa 🤣🤣
@AbdiqaniAbdisalan
2 жыл бұрын
M.a qosolkii oo dad ah welcome with open hands 👐 waan soodhawaynaynaa
@ladiifoahmed5612
2 жыл бұрын
Nastexo codey isla nhy wku slmaa qruxey😅🙏
@siradm
2 жыл бұрын
Haa ku naqaannnaa Xaybaro gabadhiisi hhhhh, Maya walaasheen Bilkhayr, Nasteexo run miyaa? doobnimda kabax mafiicnee! haddii kale hadhow xulashadu waa kugu adkaanee wiilkasta iin bad u yeelee, kan gaaban yahay kan urduf kan saan hhhhh, Malyuun hooyo qurux badan waa idin salaamay dhammaantiin
Пікірлер: 248