Malyun waa Marwo Dhamaystiran . Waxan sexasuusanahy in ad xubin igu lahayd qalbiga ku xiisabsanow xurmeyo oo an jeclahay (waa Curadkeda ❤)Gabdhu hadi ay Hooyo noqoto dhibwalbo way ilawda Allow hooyo mcn oo dhan janada geeyo 🤲🏽❤️ Waa hees ad u mcn oo isu dhawynaysa 2 oo rajo leh kolka hadi rajo ka qabto Allow wilkeda abihi uso ceeli dadkas ku dhaxjirana ka amanso .
@naimasamatar6457
2 жыл бұрын
aamiin
@PrincessNajah
2 жыл бұрын
Aaamiiin🤲🤲🤲
@feisalmowlidabdi3329
2 жыл бұрын
👌👌Xujada Waqtigaa watee si aynan wada Xumaan Nacabku ina Xaal Ogaan Dhankaaga Xariir Ka NoQo😢😢😢😢😢Sharmaarke is garo sxp Qaali🙏🙏🙏🙏Nacabkuu waa sida Daahir Calasoow oo kle oo lahaa ''Laba Simkaaar leeey ahayd'' Nacalad haku dhacdeee wxaas oo dhan adigoo Sharmaarke ayaa Xiladaada u keeeney Baro sida Daimond ka loo dhoorto doqoni calaf ma leh ha noqon
@anwarabdulaahijimcaale312
2 жыл бұрын
Insha allaah waxaan rajeynayaa inaad Isku soo laabataan Dumashi waan ku jecelnahay walhy adiga iyo sharma boy❤❤❤❤
@drsrawdaahmed1071
2 жыл бұрын
heestaan waxa aad mooda in uu abwaanka sameeyay uu aniga iga sameeyaay qisadeyda oo hada bukaan la ahay waxan aniga iyo wiilka qisada igala dhaxeysay is jecleeen mudo dhowr sanaaa iskuna eheen 2 qof oo qalpiyadooda isa siiyay lkn dad yow kanxun maanta na kala dheereeyay nagana dhigay in mid kastoo naga mida bukaaan ahaado oo xumaan dhaxdeena keenay mnta dad kale hadey ahaan lahaayeen waan ka aarsan lahaaa lkn waalid waan ka aarsan waaayay qof walboo iga danbeeysa oo jaceyl jili rabtoow intuuna kugu sii fogaaan qofkaad jeclaatay waalidkaA kala tasho intuusa hadhow ku dhihin qofkaan goy xili qalbigaadaba la qaatay jecylkeygiyow adiga ima xumeeyn Lkn kuwii iga kaa dheereeyay ilmadana saacad walbaana ibaday aakhiraaa noo balama qalbiyada jaban allaha umaciino😭😭❤️🩹💔💔
@ayaaanabdiwaxid7588
2 жыл бұрын
Waan kaxumahay maba dhacdo dad is jecel iney cadow la heyn mid dhow ama dheer allaha dadkaas kuu diiday qalbigoda ha gasho iney isku kiin yeelaan
@hamdamusa5036
2 жыл бұрын
Wan kaxumahey balse maad udagaalantid udadaashid sidii waalidinta isu fahansiin laheden wallo
@drsrawdaahmed1071
2 жыл бұрын
@@ayaaanabdiwaxid7588 aaamiin abyo mhsnd
@drsrawdaahmed1071
2 жыл бұрын
@@hamdamusa5036 waalidkey waan qanciyay lkn qooyskaan ku biiri lahaay ay caqabada ka timid lkn intaan isku qasbi lahaay waan utanaasulay codsigoodina waan u tixgaliayay dagaalkaas dhankaasa aniga xaq uma lihi saaxibky la rabay in uu udagaalamo lkn waxuu ka doorbiday in uu ka aamuso waana sabbta aan ukala fogaanay in gabar wax jecel laga hor istaago oo murug la bado wax lagu helaayo haku helaa
I couldn't help but get goosebumps listening to this song. Well done sister you have earned my respect. Hats off to you.
@vossbuddy7541
Жыл бұрын
Myhlyuhnmyhkryhntyhlyhwyhctyh
@aishahurie5515
Жыл бұрын
😮wedgh
@simranqurux595
2 жыл бұрын
Malyuun qurux waxan ku jecladay asturnaanta masha allah ♥️ nolow
@sirwaan44
2 жыл бұрын
Waxan xijiyaa dareen Kasheyda ku xooganoo ku xiiseyun Adiga inaad si xujeyso oo Markale ku xumaatid buu Qalbigu ku xisaabtamaa🥺😢💯
@mimik2959
2 жыл бұрын
Dumaashi we love you, xushmad baan ku haynaa.Allaha isku kiin soo celiyo
@apdyfatahmohamedkhalif4664
2 жыл бұрын
Tolow maxey ka faidayaan lapadan qof oo ay kala geyeeen ax jaceyl codow mawayo wlhi peen ma ahan Sharma solapasho wacan pro dumashi still we love you 💓💘💯💯
@mushtaaqaxmed388
2 жыл бұрын
🥺😭😭😭😭😭😭😭
@feisalmowlidabdi3329
2 жыл бұрын
Ima aaad xumeeeyn adigu ima aad xumeyn xifaaltan namuu dhex ool dad baa ina kala xadee xasuusnoow mar uun inay xogtaaada un raadiyaan🙏🙏🙏🙏Yaaaa Salaaaam🙏🙏🙏🙏🙏anagoo og wuxuu ku dhaqmay ayay haddana ereyadaaan wxaan siistaba aan lahayn ku leedahay💔💔💔Yaaa Allaaa Qofka wanaagsanoo Gobka ah ma helo Qof kloo wnaaagsan wlhi waad ka roonaatay
@PrincessNajah
2 жыл бұрын
Jah boqoradi codka ❤👸🏻yaa rabi ada talada haye wllkei sharmaake iyo malyuun gurigooda uadke oo Mar un isu sooceli🤲❤💉🩸💏🥰😥👸🏻🤴🏻
@zanchinabintuabdi4725
2 жыл бұрын
Aamiin
@fartuunhappy1401
2 жыл бұрын
Aamin
@zakirmohamed920
2 жыл бұрын
Waa gabadhii kaalinteeda wanaag ka soo baxday ee social media ku arkay Emotional wards you did Guul duma
@munazerbreezyhd3276
2 жыл бұрын
Wlhy malyuuuun waxaaaaa aaay ka hadashay calosha heeesa nocasana marka la soqadayo calool xanuun baaa laga qadaaaa ilhy farxd kugu nolaysiii wlshy Malyuun ❤️✊🏽 marwalbana noqo qof xooog leh
@rumaandagan1177
2 жыл бұрын
Imad aad xumeen adigu ima aad xumeen xifilantan inama dhex ool dad ba ina kale xade xasuusnow inay mar un xogtada raadiyan besti erayo xikmadysan wllshy malyuun maanka keep going my sister
@hudacollectionllc1537
2 жыл бұрын
Malyuun manka anigaye iga hadlayes imaad xumaayen adigu xifaaltan inagu dhexa nola xasuusan maruun inaye xigtaad radiyen been maah anago isa jecal Aya dad nakale fogayen stiill waan jecalahaye wllhi 😭😭😭Lkn waxan leey Calaf Aya inakale nolsha kumaa xumayso curadkayge abeha 🙏🙏🙏😭😭😭❤️❤️💚
@sahrocali3577
2 жыл бұрын
😭😭😭😭abayo allha is ku kiin soo caliyo laba qof oo is jcl maxaa loo kala geyaa aniga yabaye guri dhisan qofkii dumiyo asgoo misajid dumiyay la mid tahay dadkena diinta ma fahmayan u maleyay
@mohamudsalah9339
2 жыл бұрын
Bole abayo wa isku adun adga nah inshll qeeir ayey kunoqoni Huda
@mankayare2379
2 жыл бұрын
Alle dib ha umideeyo Sharma and malyun 🥺🥰❤
@fotball_a6931
2 жыл бұрын
Gul malyun manka 💗💗💗💗💗💗💗🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@Updirisak_Caano
2 жыл бұрын
qofkii u horeyy ban ahay ee hestan dawada ❤️✌️
@sirwaan44
2 жыл бұрын
Imma aad xumeyn Adigu ima aad xumeyn Xifaaltan namuu dhax ool Dadbaa ina kala xadee Xasuus noo mar uun Iney xogtaada u raadiyaa🥺😢💯
Пікірлер: 486