I enjoy your sense of humor seriously I was laughing
@janet_jaynedoe596
5 жыл бұрын
Mashallah MamaSomaali Congratulation on your 23 year anniversary! Inshallah I wish you 23 years and more with your life partner!
@bulshoabdirisaq5222
5 жыл бұрын
Kkkk wacad alle iyo wacad rasuul hadaan kenada imaado waa ku soo raadin msomali i like hadalkaaga
@mamasoomaali
5 жыл бұрын
Thanks habo illaahay haku barakeeyo Allah nokaa keena
@hafsamohamed9764
5 жыл бұрын
Isodhocey walalyal muradkeytha Inu illehi isahlo
@fatxiyaabdilahi6830
5 жыл бұрын
Waa waqti xusuus mudan in la xuso oo lagu xasuusto jacayl iyo reer la dhiso waa qati ka mida ayaamaha ugu farxada badan nolosha ee ku soo mara .hamayo hamalyo sanad guuro aroos mama Canab tahliil iyo qoyskeeda.
Masha allaah aad baan ugu farxsanahy hooyo kastoo somaaliyed iney ku ku noolaato xasiloo nid nolosh guurkeediin dib u xasuusto allah isku kiin daayo hamblyo
@hidaayaosoble7323
4 жыл бұрын
Masha allah mama farxad diinu hawaato qoos isjecel allaha barakeeyo
@abshiroabdullahi5270
5 жыл бұрын
Hambalyo abaayo alle ha isku kiin daayo jclka dhabta ah ma dhamaado 💝💝💝💝💝💝💝💝💝
@Maryan_idil
3 жыл бұрын
MashaAllah hbo
@ruqiiyacawiil9116
3 жыл бұрын
Hanbalyo canab allaah janadana ha isku kiin tuso xaajigaga wan ka baxayna dhib walba hadan allaah u talo saarano dadaalna la imaano insha allaah
@naseeha450
4 жыл бұрын
I admire ur past life what a courageous woman you are macanto.keep the spirit up iorn Lady.wallahi Abaayo am getting emotional I was 12 years old in marafa camp going through hardship.
@farhiyaalimohamed5277
4 жыл бұрын
Amiin habo reer waan yelahay Alle ubada wangsan ayaan ka rajenayaa insha Allaah
@Dafqboom380
5 жыл бұрын
Asc aad ban ku salamaya boqorada somaliya usobaxday ii nolloow my abaayo❤❤❤❤❤❤
@leylaahmed8967
5 жыл бұрын
Masha allaah sanad guuro wacan farxad ku waara janatul firsowsana allah idinku kulmiyo..
@xaawaxassan9593
4 жыл бұрын
masha allaah maama soomaali mabruuki calayki sannad guuraddaadii ka soo wareegtay 23 sano in ka badan farxad ku noolaad
Habalyo alle ha isukiin daayo idika iyo ubadkiinaba farxaad ku nolaada inshaallaah
@ايشااحمد
5 жыл бұрын
🎁🎂👑masha allh sanada badan faraxsanow mom❤
@soomaaliya7851
5 жыл бұрын
Maashaa alaah ala jecliyaa labo qof oo isku jacel ama isku daacad ah alaha kuu barkeeyo mabruuk ayaa ku leeyahay
@rajoiyonololchanel2472
5 жыл бұрын
walalahy waxaan idinka codsanaya gabar yar oo dhiban baan aqaana hooyaded 7 sano xanunsan tahy aad u liidato plz plz walaalayaal aan caawino idinkana ila caawiya gabadha way murugsn tahy hooyo waa qaali waad ogtihiin qofkii hooyadis jecel alle dartiis gabadhaas usoocaawi aduunka waxba mahan waa labo bari dhibaatada qofna lama dhalan maamo soomali habo plz gabadhaas aan caawino
@hawaali5209
5 жыл бұрын
kkkkk habo adbad ugu qurux badan tahay hambayo sanad guro wacan masha allah
@sxnflowerflxwer8385
5 жыл бұрын
MaashAllah Allaha farxada iyo nolosha quruxsan kuu barakeeyo Abayo midna an kugu darsado Hooyo wa xaq badan tahay marnaba haka careysin wixi ad awodi si degen ugu sheeg adigaba wax walba wa garanaysa. Inad kadib heshisena wa laga yaabaa. Marki an dawadey videogi Cabdi xooshna wan qirooday buranbur yar oo duco ahna waan kuso tiriyey. Good luck sis💕💕💕💕💕
@fardowsahussein4731
5 жыл бұрын
Rer aderkey wan iidin habmalyaynaya isku waara Manshallah 😍😍😍😍😍😍😍
@katiac8085
5 жыл бұрын
Masha allah maamo love u adiga iyo adeer Adan farxad ku dhmaysta nolosha Happy anniversary
@lylalool7370
5 жыл бұрын
Masha allah
@sahragacal4319
5 жыл бұрын
Mashaalah alaha is ku keen barakeeyo is kuna waraa
@xamdixisclahi5588
5 жыл бұрын
Masha allah allaha isku kiin simo cimri dheer aad ku wada nolataan ayaan alle idin baryay insha allah
Mashallaaaaaah mama hambalenayaaaa long life farhad kudhamastaaa
@Rolcm
5 жыл бұрын
🌹🌹🌹🌹nolol farxad leh ku nool maama mcn 💞💞
@xamdixisclahi5588
5 жыл бұрын
24/07/2015 ayuu ahaa guurkeyga alx mardhaw baan dabaaldagi doona insha allah isoo duceeya bishii 9 ee xamilka ku jira 3 week ayaa iharsan in uu alle ii fududeyo
@marianabdulahi6633
5 жыл бұрын
allaha kufudeyo mashallah
@munaabdi3022
5 жыл бұрын
Waa in u dahab iyo lacag ku siiyo Maansha Allah isku waara adiga iyo xaajigaagu
@xayaatkaha7552
4 жыл бұрын
Sorry mama somali to ask this question waxaan mudayeye inaad tedhi xamar baa lay gu guursaday oo aad caruur kudhay
Cabutwaq iyo garisa wa wadan Africa wada ah. Lakin aniga waxaan kudhashay hobyo mel u dhow xajigegana wa Canadian alxdu lilah masha Allah may Allah protect all of us for the evil eyes and mouth
Aniga 2010 January 10 ayan guursaday alxamdulilah afar cunug aan haysta waa maalin qiimo gaara ii leh mamo Somali you are our role model Allah prtotec you and your family
Пікірлер: 234