Masha allaah hooya garti badan ayaa dahay horay usoco
@cabdinuuryaasiingeelle2396
6 ай бұрын
Guuleyso wllo, maalinkii dhibku dhacayay ee la gubayay ninkii odayga ahaa waan u joogay qisadaas maantana waxaan idinka daawanayaah Nairobi Kenya 🇰🇪, allaha idin guuleeyo sxbayaal waad guulaysan doontaan.❤
@Mona_mohamoutt
6 ай бұрын
inaad ka deso aya fcn oo ka dhacdo arintas xasusinteda anaga ba wan jognay lkn ma xasuusino wll mcn
@cabdinuuryaasiingeelle2396
6 ай бұрын
@@Mona_mohamoutt xumaan igama ahan wllo ee kaliya is badalka nolosha iyo wax kastoo alle keeno oo loo sabraa inay meel wanaagsan ku danbeeyaan ayaan u hadlayay.
@Mona_mohamoutt
6 ай бұрын
@@cabdinuuryaasiingeelle2396 wa sax wll lkn xasustu wa cadab💔🥺
@umusara996
6 ай бұрын
Maansha Allaah habo mcn horay u soco Allaah ha ku barakeeyo habo sharaf khaali
@samaronchenal7198
7 ай бұрын
Inta canjeelada ugu horeeso masax kashigato farta taaga mise reer maro maa tihiin😅😅😅
Wll talo asn ku siiyo midabki ilaahay ku siiyay ku kalsoonow, suntan laa soo qaso aa ku qaldamin noloshaada haa iibsan cudur. Waxan cancerka maqaarka laga qaada joog inaneey
@hassbhhaha3851
7 ай бұрын
Guuleyso ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@farhiafarhan9730
6 ай бұрын
Abaayo qaxootika ajokto kewaaye
@user-kc3ym2bl5r
6 ай бұрын
Horay usoco
@sahramohmuodmohmuod2542
Ай бұрын
🎉🎉
@FarhiaFarah-wg5qe
6 ай бұрын
Jiil farac.teen ta ahey dumaar intiitaqaano
@SumayaMohamed-rt7cx
6 ай бұрын
Dhaqtar gee cunuga calcium la aan in ay heeyso alagayaaba qoraxdana Subixi fariisi
Пікірлер: 153