Mashaa allah family qurux badan oo ku dayasho mudan allaha idin barakeeyo❤❤❤❤
@sowdocudoon7910
10 ай бұрын
Ilmaha yaa ku si heeynaayo intaad maqan tahy mida kale yutube ka haka caajisin hadi kale dedka wey lu ilonayaan abyo hore u soco mida kale un ta qoro mareykanka ayey idin qaadey
@sihamteyrashid5935
10 ай бұрын
Mashallah
@shaj5029
10 ай бұрын
Abaayo ilmahaga guriga ha ugatagin kaxeso yaan Laga dhibaaten waa IGA talo mar aan wax kaqaban Karin intaad ooyilahad Hada kaxeso ilmha hakula jogan dukanka waan kanaxay walaahi si qabi ah waa baby yaal please 😢
@iqramahamud3158
10 ай бұрын
M.sh nolosha adag allah idinka saaro abyo talo kusiinaa waalidkaa wac ka duceyso i cafiyo dheh oo la hishii saan shib ha uga ahaanin
@fartuunmaxamed9814
10 ай бұрын
Masha allah abaayo allah kuu fududeyo nolasha mcny ilmaha allah kuu xafido ❤❤❤❤❤ wan ku jeclahay xabiibti adoo noyroobi joogo ma ku daawan doonaa abyo
Пікірлер: 38