Ma Asha Allah Tabarak, si fudud baad u samaysay Zigniga, waxaan u malayn jiray in uu waqti badan qaato. Jazakallah Qayr 💕
@CoffeandTea1
3 ай бұрын
Marka hore Carfoon aad ayaan u mahadsan tahey walashey ❤haa waa sahaal alaabta markaad soo dhaweeysato digaaga 40 daqiiqo si fiican wuu u karsami Kara jazakallahu qeyr
@sukladeliciouscooking7393
3 ай бұрын
Super tasty and delicious 😊
@CoffeandTea1
3 ай бұрын
Thanks a lot💚
@KHADROIBRAHIM-wl3dr
3 ай бұрын
Mash Allah ❤
@CoffeandTea1
3 ай бұрын
Khadro fiican Masha Allah mahadsanid walashey waxan kugu jeclahey sidaa aabaha dharkiisa u dhaqdo ood u feyreyso illahow idin barakey 🇸🇴one 💚
Пікірлер: 9