Xassan sheikh balayo ba nookeentey wa u maleynaye keligi marku diyarad racayey cidanka somaliya wuxu u dhameye weycadahay 🙏🇸🇴💯
@UbaxAbdiqadir-x8o
8 ай бұрын
Ninkuna carabsalx weeye
@bosteyaali184
8 ай бұрын
ASC Mashaa Allah wax Adan baad Somali U sheegtay laakiin waa KU maqliwaayeey mahadsanid MAANTA HADII Nin Daaroodku joogilahaah Madaxweynaha Somaliya Tan dhacday ma dhacdeen micnaha Hawiye Wadani ma aha waa cawaan in la maamulo mooyee waxba ma maamulikaro ilaa 1991 baan KU ogaaney Xaqiiqdii Adanow Xafidullah Xasan Awalba Wacal buu ahaa waa Xaqiiqa taasu
Aadanow ninka lla dilay waa Carab saalax ee ma aha Sacad, meesha lagu dileyna waa dhinaca Puntland.
@gentleman3364
8 ай бұрын
Kani waa waa lan yahay wuxiu jecel yahay ayuu dadka u sheegaa😂😂😂
@kaiseahmed1669
8 ай бұрын
Sc.sxb weriye aan mudo ku xidhnaa oo aan si wanaagsan kuu dhegaysta ayaan ahay lkn hadalada aad ku hadlasid waa kuwa aan ku haboonayn nin suxufi ah oo waa inaad kala saartaa mucaaradnimada iyo qaranka ilayn damujadiid beri ayaa labedeli karaa inkastoo anigu aan siyaasada ay ku hogaaminayaan wadanka aan anigu jeclayn siday wax u wadaan
Aslaamu Aleykum Walaal Arinkaan dib u baar waxaad sheegi waa wax qaldan.cida waxaan kuu soo tabisay been ayeey kuu sheegeen. Waa arinka ninka geeriyooday Gaalkayo
@ismailali4274
8 ай бұрын
Midigta wax ku cab taas baa sunaa ilaah danbigeena iyo kii waalidiinteen ha dhaaf
@guledgled8695
8 ай бұрын
Wasakh war waa budlaan
@AnabSaed-us1wo
8 ай бұрын
Waa la ogyahay inuu Farmaajo iyaga u roonaa
@kamalaouale4911
8 ай бұрын
Aadanow sida aad wax u sheegtay iyo sida imika wax laguugu sheegayo waa laba kala duwan cida wax kuu sheegtaa waa beenaalayaal😢😢😢😢😢
@gentleman3364
8 ай бұрын
Kani waa waa lan yahay wuxiu rabuu dadka u sheegaa 😂😂😂
Alle u naxaristo subxanallah Naag ninkeedi ka cararaysa waa ninka guursada waa isaga paster ah Xageeyn geeyn naag ninkeedi ka cararaysa wa wax dhintay ninka guursaday isaga in la dilo ayeey ahayd
Kanu waligii xaqiiqo ma soo gudbiyo kanalada kale ayuu soo dhageysta dhacdo jirta ayuu sii bunbuniya oo been tiro badan iyo xawaaj ku daraa, waa bias unstable shaky, kanalka wuxuu u furtey in uu ku difaco wuxuu ula baxay mayland sax iyo qaladba. sawirkan laftirkisa wuxuu ka jarey gabdh uu yiri waa la diley, kamiroyin ayaan villada ku talasheyo xasan sheekh waxaa dhinacan ka fadhiya fulaan dhinaca kale fulankas iyo fulankaa kale ayuu ku leeyahay, dad bana waxaa bila micnaha ahee u sheegayo u sacabotuma ka waran taa? Kkkkkk walahi soomali emotional ayaa intuu ka tiro batey ayaa duufle kasta hogaan isga ridanaya from madaxweyne, barlaman, wasiir , mamulgoboled iyo mid KZitem xuna intuu furtey wuxuu rabo ku aqrinaya alaah ayaa u maqan waa shacab daamis ah.
@faizaaliabdallah5731
8 ай бұрын
Adan waa unstable shaky person, kanalada kale ayuu soo dhageysta dhacdo jirta ayuu xawaaj ku sii dara, hadalada ama comments runta ka sheegaya wuxuu yahayna waa tir tira 😂😂😂 hada sawirkan meesha u saran wuxuu ka jarey gabdh uu dadka ugu sheekeyen waa la diley, kamirado ayaa vilada igu jiro xasan sheekh kobka qaxwada uu cabayo ayaan u jeeda ayuu ku yiri, kkk dad ayaa u sacbiya sheekada bila micnaha ah, kanalkan wuxu u furtey wuxuu mayland ula baxay in uu ka difaco sax iyo qaladba, shacabka somaliyed waxay noqdeen dad daamis ah oo waxba fahmi karin oo la isaga adeegto. KZitemr xuna ayaa maskaxdoda ku dheldhelaya, maxaay ka fahmikaran siyasad complex ah oo kooxi wadato.
Dr. Adanoow qaad noocee ah baa hargeysa laga cunaa?
@MuhipoAhmett
8 ай бұрын
Laakiin sharaabka ama biyaha midigta kucab walaal
@june6206
8 ай бұрын
Wa camera da wa midig
@aminaahmed6559
8 ай бұрын
Aadem warkaasi saad u sheegtay maaha, kiiskaasi wuxuu ka dhacay dhinaca puntland ninkuna sacad maahan waa carab saalax
@aminahassan8806
8 ай бұрын
Maha galmudug Island hubi sekada Tasmania majirto
@Mooskaxaaji
8 ай бұрын
Macalinka Lugeeya is trying really hard to save face here about murder in Galkacayo. Wararka iska hubi inta aadaan noo soo gudbin ogolaawna markaad khaldanto.
@yaqubofficel212
8 ай бұрын
Qurbow tahriib ku taqay intow horomar samaye lahaa bal arag dad islamic maqaxdoda ayo kaso dhex qaylinaa😅
@AnabSaed-us1wo
8 ай бұрын
Hassan madaxaa looga jiraa ma aha nin fiyow waxyaabaha uu sameeyaa waa wax yaabna ka weyn
@alleubaahnehassan1865
8 ай бұрын
SAAXIIB WAA KAA HOOS BAXDAY QALABKA MAAMULKA HARGEYSA WEY DIIDEEN SIYAASAD IYO WAXAY AHAATABA BAYDHABO AA LA GEEYAY KII DOWLADII FARMAAJO. WASIIRKII MATKAAS JOOGAY EE OOMAAR AYAA SHEEGAY . LAKIIN MID KALE AYAY SOO IIBSADEEN. MAAMULKA HARGEYSA.
@zeinabsaidsalah2678
8 ай бұрын
Xasandhiiqo mahadmooryaan al-Shabaab damujadiid kuligooda waa xaar xaar wal waal waa in lalaayaa wardadadoow maxaad sugeysaan xasandhiiqo waa quran baqti ah war umadey ku kaca naagihiisa waa xaar walwaalayaal quran ah wadanka in uugadanaayo wey ujeedaan kama hadlayaan waa dayuusiin tuuga ah soomaaliyey canahuur oodhan joo jiya qof walba qori haqaato naftaada difaac wadankaaga cidii kuutimaado iskudifaaca
Nin jiran oo maskaxda looga jiro ayaa tahay yaa wax u sheegeysaa 😂😂
@sahranoor9051
8 ай бұрын
Punltan mah ninku 2:47
@Heimatar
8 ай бұрын
Maxaa loo guwaa in la toogto ayaa haboon naarta illaah ayaa ku guwayo islaamka ma baneen in aad gubto ruux ama silic aad u disho.
@kamalaouale4911
8 ай бұрын
Maraykanka iyo chinaha iyo kuwa kale haddii jabuuti laga kireeyo wadano jaar ah maaha mida kale dhaqaalo ahaan wadanadda dhaqaalaha hore maray waaye laakiin itoobiya ma kiraysan karto😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@SunnySunny8888-s3p
8 ай бұрын
Xassan shiekh iyo wadaadada soomaaliyeed ayaa dalka dib u dhigaya nacalad ha ku dhacde
Пікірлер: 106