Walahi shiikh intaan habaan sado ayaan mar kiiba lulo i qabanaysaa lulo
@sahranuura946
2 жыл бұрын
ALaahumu Aamiin, Yaa Rabul Caalamiin.
@nimcoyusuf3093
2 жыл бұрын
Allaahuma aamiin
@sakiyaoffical4902
2 жыл бұрын
Allah akbar
@raxmamaxamed4668
2 жыл бұрын
Sheekh waxaad moodaa inaad aniga iga sheekaynayso Markaan quraanka waxaan dareemaa 1.xumadaa gacmaha iyo garaac 2.caloosha oo isrogaysa 3.naxdin 4.hamaansi iyo oohin aan kala joogsi lahayn 5.jarayn jirkoo idil ah 6. Kaadidaa oo aan kala joogsi lahayn markaad suuliga galo maba jirto Sheekh bal kasoo waran xaalkaas
@salmoahmed5106
Жыл бұрын
Abyo
@salmoahmed5106
Жыл бұрын
Alha
@salmoahmed5106
Жыл бұрын
Kucafiyo
@salmoahmed5106
Жыл бұрын
Abyo shiq lambarkisa ma hesa
@fatushaadam5856
2 жыл бұрын
Masha allah
@malyounmahad1249
2 жыл бұрын
Allow wllken waxan uu inoga digayo masne iyo shegayo si aa isaga daweyno ajarkeeda sii O-o miisanka xasanadka usiyaadi malinta xisabta qiyamane ugu bisharee janadi xukunka lagu qadayane hanaqdo mid janada logu dadajiyo allhu akbar rabiyo dadlka uu wllken nagu bixinaayao ka anal mari O-o noo aqbal ducooyinkane allow caafi walaladena dhiban qowkaga rabiyow wan kudawowney alhmdulilaah nita hadheyne iyaga hoogayo Wllo jasakalaah
@mamadeqo8679
2 жыл бұрын
Sheekhbarakallaah
@RiyaqOmar-to3mm
Жыл бұрын
Mar waan kululaada marna wan qabooba wareer cabsi badan ban dareema aduunka dhan waan nacay please isoo jawaab sheeqow
@rahimaali5762
2 жыл бұрын
Anigu sheekh ruqyada wan dhegayta kuwaad soo galiso mrkaas waxaan leeyahay jidhkoo ii huraya ,hamaansi aad u tiro bdn oo aad iskugu xig xiga ,hurdo ,iyo kaadi markiiba ah sidoo kale cunahaa aad ii qalalaya xitaa mrkaan biyaha cabo igama bayo
@RiyaqOmar-to3mm
Жыл бұрын
Sheeqow aniga waxan dareema in lugaha isoo qabooban iyo inaan wadno garaacmo aniga dhan suux suux cml cabsi dhimasho baan aad oga baqa saacado ban saas ahada wana fiicnada markan quran dhageysto casarki iyo habeenki ban ad u daranahay iyo duhurki sonki buu igu bilowday xanuunka
@mounaosman9282
Жыл бұрын
Asc sheekh anuu waxanisku arkay markaan suratda baqra aan akhriso amba aan saladaha qaargalo hurdo xooga oo xitaa kitaabku uu igadhacayaa calamadaasi ma xanuunka arwaaxigaba
@aliyah2154
2 жыл бұрын
Shek what about gargari basin. When you start to shake. It that a sign.
@khadrakiinahmed3818
2 жыл бұрын
Anigu wxn darmee quaarnka markaa dhagaysanay iyo markaa dhiganaayo labadaba wxn habaasi badan iyo madax xanuun badan iyo da wakhaad farabadan markaa wx gaadhi her aan quraanka habenad qaar aan ka bixi kara waayo mar marka qaarna hurda ayaa iqabanayso wllhi xanuun badan ayaan dareema
@hindamohamed6455
2 жыл бұрын
mash allah
@aminasaid1843
2 жыл бұрын
Dhiqow anigu markan quranaka akhrisanayo wan adacaa wadnahona waa ixanunan
@RiyaqOmar-to3mm
Жыл бұрын
Wlhi saas baan ahay
@sumaisaid330
2 жыл бұрын
sheikhow khayr allah haku siiyo waxaan dareema mar mar anigon quran dhegysanayn jirkayga in wax dhex mar marayan dhaqdhaqa anan kantroli karin ah marna in cirbad laygu mud mudayo ma xanun ruuxiya waxan rajayna inad iso jawabi insha allh ???!
@@ayanabdirasheed8849 insha Allah xapiipti lkn ani Sheikh wala xariiray wuxuu idhahay sixir laga ka shakiyay lkn alhamdulillah ruqyada dhageestaa
@kunkaroon8399
2 жыл бұрын
@@ayanabdirasheed8849 ani Mogadishu jogaa war ani hadaa I arakto caato wey dhaafty tayda magac kale haloo baxsho tagan nahay 🥺😁 illahay haku cafiyo xapiipti WhatsApp maledahy haday macquul tahay ii soo qor saa dhibteena si fcn uga sheekesano 🥺🥰
Пікірлер: 101