Wcs abyo ayaney iyo asxabta dhaman ha leyso duceyo mantay markan howshi iska dhamey wan sona so qubeso is dhahy suli mutulel ah ba kabihii iney ila baxsaden baan ku dhex dhacay wan ku suxay wa leyka so qaday hada waxa i daran dhabarka iyo madaxa hadan nahy asxabta ayan wan isku dhobna ducada hadey qof so dalbate blz ani cawo ha leyku dhobo wlh madax nerbo halis u thy ley dhaha inow ilahey ika dhigin abyoyaal iyo aboweyaalba iku so dhoba cawa 40 qof ducadoda wala aqbala la dhahe wa bilahi towfiiq❤❤❤❤❤❤
Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalbac iyo macalinka walba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon
@ShamsoMaxamed-vh3bu
9 ай бұрын
Abayooy carabigaga wa an kahelaye ee afsomaali ahaan maad noso qortit an ka fa idey sane xita mar markoo janal ka nosoo gili hada kan camal aqiiyran walahi wan kahelay waan kugu cusbahay walahi wankahelay codkaga🎉❤
@kamalali79
9 ай бұрын
السلام عليكم اختي تبارك الله عليك شكرا على القصص والقصص التي تشاركينا بها دائما ومع كل معلم جزاكم الله خيرا وحفظكم آمين آمين آمين
Пікірлер: 112