Nin Rageed Buu. Ahaa Ilahow.Nin Ragg Ah nagu Aadi Niman Lamood Baa Nagu Batee
@xamdaapdy6514
4 ай бұрын
Amiin ayaaneey hodan alle ha unaxariisto 🥺🤲
@FaatmaUpthi
4 ай бұрын
Ayanay masha Allah abayo wiilkagu adiga Ayu ku egyahay ❤
@user-fg8kj1lu6t
4 ай бұрын
Asc walaalayaal muraad ayaan leeyahay si min qalbiya iigu soo duceeya insha allah
@AyanishAbdullahi-tx6fn
4 ай бұрын
Allah hakusiyo walal
@user-xw2zd1jh1k
4 ай бұрын
Ilahay ha haku siyo waxad jeceshahay oo haku fududeyo muraadkaga abayo ama abowe
@teh6587
4 ай бұрын
Wcs wll hay wa ku soo duceeyna ino muradkad ilahey ha ku sahlo insha allha
@Cadde-jq1st
4 ай бұрын
Alh kuu aqbalo
@hindaofficilchanle2956
4 ай бұрын
Mashaa Allaah rijaala buu Ahaa ninkan🥰
@RaxmaHassan-tk7pf
4 ай бұрын
Mashallaha ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@wadaniyadasumaya1974
3 ай бұрын
Qisadan hoora inoga sheekese ayaaney
@Cadde-jq1st
4 ай бұрын
Masha alh
@Cadde-jq1st
4 ай бұрын
Asc habo wan kusalame ind cafimad wabtid rajeyna magceygu waa caish waxan ahy hooyo 19 jir ah wxan kubartr anoo dugdi diganayo wlhi codkag inan maqlo wan iska jeclan jire wxan guursade 20 22 3 bil kahor aya ley fure wiil iijogo alxm alh ujooga waa leygu dayace icawi kumada hayi lakin waxan rabaa masr inan imado shaqesto shaqo maleda inan ku wareysto raba ind iiso jawabtid rajeyna
@zuhurzayooni
4 ай бұрын
Wcs ayan inşa gobdoon Mansh Allah abyo alle haku sharfo wan ku xisnay Hada nahay team qiisas channel ❤❤
@user-xw2zd1jh1k
4 ай бұрын
Wow my favorite KZitemr iyo anigo first ah ❤ asxabay adinka iyo ayaan ba please dua idinka raba iso duceya hooyo hal gabar haysato rabtana inu ilmo kle siyo please iso duceya sanad ka hore la igu sheegay ovarian cyst waa lagu qala aya la II dhahay after 2-3 months kadibna anigo qalnin galin aya la II dhahay waye ka ba’baday marke ila hada wax uur ah ma yalan 😢😢 so please guys make dua for me waxa laga yaba inu ilahay II aqbalo ducadeena 😭😭🙏
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
4 ай бұрын
Illhy haku siiyo ilmo baariyaal ah
@user-tk6eh9zw9g
4 ай бұрын
Wsc ayaaaaney 1❤❤❤ m.a dhib maleh ayaney alle ha una xaristo walashena hodab 😢😢😢
@user-kk9ir4fu3l
4 ай бұрын
Asc Ayaney keep going ❤❤
@AKAz369
4 ай бұрын
Haaah igatag maanta dhanan naxsanaye neefaba IGA soofuqdee❤❤❤
Wcs ayan abayo hada ka hor ayad kashekeysay tas ogow abayo ok
@farhiahusein2409
4 ай бұрын
Ayaaney waa iga qoslisaa walhi Marka qof ladilaayo kashekaynaysid bawdhee wabdhee kulaha😂😂
@maidahassancabdulhi635
4 ай бұрын
Ani Xitaah😂😂😂
@hanadqasal7329
4 ай бұрын
Mashs alllh❤
@maankadeeqa3046
4 ай бұрын
Alla rabiyoow waaba cabsaday waxaa soo xasuustay intaa cimro aaday ayaan jido dahabka arooskeeyga ka soo doontay markaasaa kaligeey gaari soo kireestay mako igu soo celiyo dadkii ila socday jido oga soo tagay anoo dahab xanbaarsan ilaahoow adaa ibadbadshay Allxamdullh ninkaas suu ii fiirinayey murayad haadka waxaa niyada ka dhahyey carab iyo naag jaceel kaga daranee niqaam ma wadan 😢😢😢😢 alla maxaa qatar ciyaaray
@Hassasi
4 ай бұрын
Asc
@AbshiroCcasiis-lc4qp
4 ай бұрын
Wcs waa lagu wayay cdy ❤
@luuluu.69
4 ай бұрын
Ano dhameysan qisadada miyanba tegi kara❤
@canabqardho7963
4 ай бұрын
Waxan naxaybo gadal baan ka farxay😢
@user-fw8ng8bn3e
4 ай бұрын
Ayan indhoweyney xala maxad nogugambisay
@IqraileysInaahmed-gb1oi
4 ай бұрын
Wcs byo Cimrigaaga iyo bibaadadada alle hakuu barakeeeyeee I.a malintey taaada imaaado ciwaaankeeda hala report gareeyo midaaan la dhihin inaad noqoto ayaaan rajeynaaa I.a allena kaafhigo🤲🤲🤲
@maryanahmedkaahi9451
4 ай бұрын
Abaayo qisadi hore meday
@faizaabdulla3604
4 ай бұрын
Ayaney abayo waxa jiro janan ladhaho qarar oo sacudiga laga leyahay shekoyin Rican ayuu sodaya abayo kas soaqriso ok
Пікірлер: 56