waxaa jira laba marwo marwadii hore oo ah marwo maxamed oo qaada heeso badan sida goobyaalay gudibaan kumoodoo waan kugu guurseegay magaystaa gacan walaalnimo iyo guurmaxaan kayeelaa iyo heesta kale diiriyow. iyo marwo cabdi axamed oo fanka soo gashay 80kii oo kadanbaysay marwadii hore oo qaada booli.
@xasanaxmed2221
3 жыл бұрын
Tani waa tii horeh layaabka ahayd oo heesihii ay qaadi jirtay ayaa ilaahay u aqbaly. Allahu ha u naxariistee waagii qaxootiga 1988kii hartasheekha ee itooniya.
@mohamedmohamud3432
3 жыл бұрын
@@xasanaxmed2221 haa sifiican ilaahay ha u naxariisto qof cajiiba ayey ahayd
Runtaa albumkaa nin tuurlihi wuu yaqaan tabuu ugu seexdo gogol, booli, ma naxaanka daran waa runtaa barigaasay soo baxaysay album caana oo aad loo xiisayn jiray dabayaaqadii 80yadii xasan ganey baa soo saaray waa marwo cabdi axmed oo xamar ku geeriyootay 3sano ka hor rabbi naxariistii Janna ha ka waraabiyee
@alinoorahmednajji
5 жыл бұрын
Alla beerk xasuus jaceyl
@cabdifataaxmaxamuud1201
8 жыл бұрын
waa hees ,aad u macaan ,oo xikmad leh
@MudaneSooyaal
8 жыл бұрын
Marwo Cabdi waligeey gabar la dhaho fan kuma maqal intaasaa fan kudhex jirey. Marwa Maxamed ayaa lagu khaldayaa malaha gabadhi kooxdi boliiska ee Heegan kujirtey.
@mahamedcudhi7497
7 жыл бұрын
Mudane Sooyaal marwo waa kooxdi waa beri maha hablaha meelaha dhaqleeya cigaal iyo gaacayte heeso ayay laqaaday, riywayadahana maadeys ayaay ku jirta hadana muqdisho ayaay joogta
heestani si gaara baan u xiiseeyaa thnks ruun xadi
@bashgiire6934
12 жыл бұрын
walaal heestan iyada oo ay Ruun Xaddi qadayso ayaan life u daawaday
@mustafenuur6844
5 жыл бұрын
Asalaama calaykum kabacdi walaalayal muranku mafiicna San idinkalasare heestan waxa qaada ale ha unaxariiste marwo maxamed ereyada waxa lahaa xaaji gujis
@cabdihassan3084
2 жыл бұрын
Xasuus wacan heestan waxan comenti ka bixiyay 5 sano ka hor
@zunduzbarre6435
6 жыл бұрын
Alahayow maxaan LA xaalay xidigaha ufirsaday
@abdihassan689
7 жыл бұрын
eesh calaa fanaanad cod macaan wabari legend maxaan si igu xeel dheer kuu xogaal waraysta wa markii ay snm doonaysay in ay soo gasho hargaysa iyo burco
Iyada qaada taas aad doonayso iyo heesta bada mawjada leh ni nin nilaale daray ee yidhi biyaha baabah baan ka dhigay waana marwo cabdi Axmed
@nasabboy3580
5 жыл бұрын
@@AdamAdam-mt1fy thnks wll
@cabdihassan3084
2 жыл бұрын
Maxaan si igu xeel dheer kuu xogogaal waraysta waa erayo fog jacayl ayay moodayaan
@lcarraale
12 жыл бұрын
waa la yaab waxaa loo murmaayo naagtan waa caan heestana iyada caan ku ah iyo heesta kale ee layiraahdo dhegaha uun igala soco marka soo baara xbyal kudare waa ku mahadsantahay soo gelinta heesta
@flower-vu6lp
8 жыл бұрын
sawirka waa magool ee ma aha marwo
@cabdihassan3084
2 жыл бұрын
Maxaan guurka xaynka iyo xusbadeeyay waayaha anti ayay ahayd maxaan dhiiga soomalidu in aaney fiidnayn ka meeraystay lkn waa la igu kalifayaa ayay ka waday abwaanku kacaabkiina waa loola jeeday
@nimaahmed793
6 жыл бұрын
Ruun xadi way kadaba qaaday lkn gabadhanbaa heesta Leh
ASC WR WB ,,HEESTAAN FANANDA QAADAYSAA MAAHA SHANKAROON AXMED SAGAL ''WAXAA LA YIDHAAHDAA (MAROW MAXAMED) WAXAAN JECLAHAY IN AAY KU NOOSHAHAY MAGALDA MUQDISHO INTAAN KA WAR QABO WAXAANAN KA CODSAN LAHAA IN AAN LA SOO GELIN HEES AAN LA HUBIN QOFKII LAHAA AMA QOF KA QAADAYA
@kudaare
13 жыл бұрын
sxb naagta heesta qaadaysa waa shankaroon axmed sagal lkn ma garanaayo abwanka iyo riwaayada ay ku jirtay
Пікірлер: 83