Nimca yassin oo la fidneynaya ya arkohaya Dab ay habar shiday
@farhiaismail1984
5 ай бұрын
Doqa cajib waye waxan haweenka sidan u qurux badan is cadeyay Cigaal sas u firin mayo maryan mursal iminka old noqotay ugu qali San lix carur ah iyo hoyadod qadro dahir cige ka dortay maryan mursal cise botan qadro dahir cige maser ki galay gono gaban iney gishato gartay majerten hadane maryan rabina bye bye yiri tacsi dhigasho Cigaal ba naga dhintay gel u qalayen jacelka guleystay kun cil iyo kenadid lagu dhalay
@nimcoibraahim7677
5 жыл бұрын
Nimanka waa nimceesteen
@fafasara2936
5 жыл бұрын
Mama maryan iyo nima yassin wa isku da' hadana mid ayan waxba ogeyn☺☺
@alihaji6601
5 жыл бұрын
Waaaw Xusuus waayo waayo
@asaldhaladfaraxsan2993
5 жыл бұрын
Dadkan ha iska bashalan lkn sorry gadaco allehaku caafiyo 😭😭😭lixadkaga rabi kama kala dhantaalo
@ahmedabdsalam5346
6 жыл бұрын
Waawaynka sow naflay Maha yaa U diiday bashaalka mise waxa moodeen yar yarka kaliya waawaynka wata howshiina yar yarka idinka wata
@sihaammohamet4543
5 жыл бұрын
Wow man shallah
@ayanftgalbedsomalilnd7682
5 жыл бұрын
Ilahay ha so hadeyo dadkan wa u ducaynaynaa uun wax kale garan mayne
@nasraabda1709
5 жыл бұрын
Adaa ayaa u jeclahay. Maamo Somali waaye
@badracabdiaadam0991
5 жыл бұрын
Maryan mursal ciise Bootaan ❤💋
@hajisaid130
5 жыл бұрын
waa waynku inay naftdooda uraaxeyaan yaadiidan horta wa su ale
@laxanlaxan7816
5 жыл бұрын
Allow noo sahal
@fitahasan2432
4 жыл бұрын
Awoowe gaadaco ilahey hakucafiyo lugta 😥😥
@khadraaelmi921
5 жыл бұрын
Ilaahoow soo hanuuni dadkaan dad aad u waaweyn
@abdirahmanismaciilfurre4001
5 жыл бұрын
Waa habeenkii Qaramiga
@husseinahmed7222
5 жыл бұрын
I love you mama maryam mursal
@shahinaasdauud8646
5 жыл бұрын
wawaynkiiba is helay cawa👍👍👍👍
@farhiaismail1984
5 ай бұрын
Dadkan group waye wax damac iska leh ma jiro raga wife leyihin haweenka rag kale wife u yihin Frend walalnimo le ka dhaxeyo dadka hore sida ahayen kumanan rag mind xita I damcin aniga anan damcin walalnimo isku aminay Laha marka ley gursaday goyay nin shuci dabecad laheyn I gursaday
@hindiafsomaliaflaaam
5 жыл бұрын
Gadaco allow cafi fanaan qaran
@nasraabda1709
5 жыл бұрын
Ani
@luulhajji6614
5 жыл бұрын
Aamiin
@farhiaismail1984
6 ай бұрын
Heskan sulfa leh anigo u saxriray sabab tisa jacelkaga iga sacidi weyday sun marid igu saqmay so dhawow adi so dhawow cishqigagu I saqay
@fartuunabdule3478
6 жыл бұрын
Kkkkkk lafo horaa is helay dhalinta cuslaatay noolaada😍
Пікірлер: 68