Cadow baad tahey ee ma waxaad rabtaa in aan daawano dhulkeena oo la qaadanayo. Isdiyaari dagaal ba dhacaya ee dhankaaga ka gal
@yusufahmed6987
2 сағат бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤
@axmedsixteen8509
2 сағат бұрын
Itobiya cabsi ayaa lagu beerayaa marka hore waayo waa yuhuudda afrika , Imaashaha masar ee somaliyana wax ku jaban ma jirto waayo masar waa dalkii ugu horeeyey oo qalab melateri keenay somaliya xiligii aan xornimada qaadanay ee ogow qofkaan ogeynoow
Hadiuu diido abiye waalala dagaakaya ma xoog vey ku joogayaan daljeena waa gumaysi iyo boob dhulkeena. Waa laga saarayaa burcada abiye ju soo daabulaya daljeena oo dhan.
@MustafAbdalle
Сағат бұрын
Waa sax inney shaqaalaha dalkeeda Ka keento max yeelay ssomaaliya waxa ku milmay sirdoonka itoobiyaa laiskuma haleykaro dalkenu waa xeryaha sirdoonada shisheye
Adigu mxad madaxbweynag uga soo horjeedaa waa su al
@soraya.a7956
54 минут бұрын
👏👏👏
@EngdaauudAbiib
41 минут бұрын
FAILED SOOMALIA ITALIAN DESTROYED ONLY 3KM
@EngdaauudAbiib
40 минут бұрын
MASAR WAA CADAWGA GEESKA
@soraya.a7956
10 минут бұрын
First Somalia waa is difaceysaa waana xur, second, waxaad ka soo qaadatay warkaan wargeys yada cadowga hada labada wargeys aad sheeg tay African Intelligent waxaa leh France oo Ethiopia utababaray ciidamo bada si ay u qabsadaan bad iyo bari Soomaaliyeed iyo The National asagana waxaa leh Emirate oo ku bixiya maal iyo wax kasta oo awoodiisa ah si Somalia Ethiopia iyo Kenya u qeyb sadaan marka ma wanaag ayey kashegayaan Somalia? Maxaadse war geys yada ka qoraaya heshiis kaan in uu yahay mid Somalia lagu bad baadinaayo qarani madeeda usoo qaadan weysay? Su'ashu waxay tahay maxaad cadow ugu tahay wadan kaaga xataa hadaad tahay taageero Farmaajo xagee bari xu kumay saan hadii wadanka laqabsado..
Пікірлер: 38