KZ
item
Негізгі бет
Трендинг
Журнал
Ұнаған бейнелер
Ең жақсы KZitem
Фильм және анимация
Автокөліктер мен көлік құралдары
Музыка
Үй жануарлары мен аңдар
Спорт
Ойындар
Комедия
Ойын-сауық
Тәжірибелік нұсқаулар және стиль
Ғылым және технология
Кіру
Тіркелу
Кіру
Тіркелу
Негізгі бет
Трендинг
Журнал
Ұнаған бейнелер
Ең жақсы KZitem
Фильм және анимация
Автокөліктер мен көлік құралдары
Музыка
Үй жануарлары мен аңдар
Спорт
Ойындар
Комедия
Ойын-сауық
Тәжірибелік нұсқаулар және стиль
Ғылым және технология
Негізгі бет
MASAYR DARTIIS AYUU GACAN UGU QAADAY CIMRAAN😡
Күн бұрын
MASAYR DARTIIS AYUU GACAN UGU QAADAY CIMRAAN😡
Рет қаралды
118,252
IFRAH QALIIF
1
1
Жүктеу
Пікірлер: 237
@Duunioquruxchallenge
8 ай бұрын
Ku salin nabigena the best person verer The most knowledgeable able and the most shine all creatures prophet Muhammad sallallahu calaayhi waasalaam
@aaminomaxamed3344
5 ай бұрын
Salallahu caleyhi wasallam salallahu caleyhi wasallam ❤
@najmosuusan3357
Жыл бұрын
Ifraax jiniyahygaa iska jecel walahi noolow abaayo😂😂❤❤
@rayaanqueen9053
Жыл бұрын
Mashaallah ❤️ ❤️ ❤ifraax iyo muse iyo cimraan walaahi wn jeclahay aadna wan u tageeraa allaha idin dhowro inshaallah ❤❤❤❤❤🎉
@sahantoosan9083
Жыл бұрын
Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@najaxcabdullahi4197
Жыл бұрын
Muuse marku xanaqey wuxu dhahay wamaxay ham hamtu hhhhhh
@NimcoAbdullah-yi5is
Жыл бұрын
Xagee laga helayana
@SahraJuube
Жыл бұрын
Kkkkkkkkk muuse reer waqooyi waaye ma ham ham ayuu yaqaan adgaaty
@ruqiyoxuseen9860
Жыл бұрын
Allah janada nagu kulmiyo dhamantena amiin yaarabi
@najaxcabdullahi4197
Жыл бұрын
Cimran wuu iga qosliyey marku afka ugelinayey ham ham kulaha ma ilma ifraax
@Istahilsiman
5 ай бұрын
Amiin amiin wll
@cabdiraxmaanmustafa
Жыл бұрын
Team ifraax waa soo aarsanay let's go
@samatarmoh16
Жыл бұрын
Muuse aad buu iga qosliya runti waa ceeb waxaasi muse dulqadkisa firisan mar walba 😂😂😂😂😂😂😂😂
@MaryamaSaciid-j9e
Жыл бұрын
Wamaxay ham hamtu kulahaa qosol 😂😂😂😅
@ailail3210
Жыл бұрын
Ifraaxey muuse si xun Aya ugashay😢
@KheiruRahoy
Жыл бұрын
I subscribed for you ifrah khalif .. ifrah is not easy another level 😂😂
@miyar5502
Жыл бұрын
Wueyw63😢😮
@nuuramuuse7497
Жыл бұрын
Muusow ninku gabadha meherka ayu ku yeesha hadi anay ku mehersanayn kama xigtid cimraan laga yaabe inu calafked noqdo
@cayuushabdirahmaan
Жыл бұрын
Cimraan is not easy 😂😂
@queenZuzi-n4u
Жыл бұрын
Anaa ugu horeeyo☝️
@ayanhussein6062
Жыл бұрын
Wiilka dhibka inaga dhaaaf 😮😮😮
@ajoy-uq3dt
Жыл бұрын
Su,aashi waan garan la ahey😂😂😢
@habsaabdi9416
Жыл бұрын
Wlhi qosol ika dhamadeen 😂😂😂😂😂 astaqfurallab
@CabdalaFarax-h1w
2 ай бұрын
Aqas abyo xishoo 😢😢😢 naag marwaa tahay ninkaaga qiimee waxaan waa sharaf daro Ninka xitaa adiga waa isla ogtihin sidan u jedno dayuus nimada iska daa
@shugriaxm3d214
Жыл бұрын
Yaranta wax ku baro kulaha cimran waynanta waa heliye 😂😂😂😂
@annnnihs1174
Жыл бұрын
Ar ifrax waba iska jeclahy🎉 😘 wallhi dar allh musibo 😆😂 kip going mcny 😪😂🥺
@Sumayo987
Жыл бұрын
Ala dhibadana Ifraax sidaad u jili taqaano prank ka
@SouleikhaFarah
Жыл бұрын
Ifrah intee ku maqneed huno malmahan wan kuxisney huno
@youngman1919
Жыл бұрын
Yaaah yaah hada maxaan fiirsanay,war waxaas wax lagu kaftamo ma ahan. Fikrad ka fiican keena thanks.
@HoodoKaappa-fk2dn
Жыл бұрын
Wlhi ani jcylkyga masayr darti wlalaahy uunbaa ka aama heli kara io abahy mooye ninkle waa dhintay😂😂😂😂
@rahmaruun1547
Жыл бұрын
Afka idhaqaaqayo kulaha😅😅😂😂
@aayishaabdow3856
Жыл бұрын
Muuse wa dhibey mahan ifrx wa maskin waxan ku qoslaya marku dhahay aniga ma dhunkanya mise ayaga isadhunkanaya kkk
@11naa44
Жыл бұрын
Afka idhaqaaqayo kulaha 😂
@ifrahfarah-su9ws
Жыл бұрын
cimran sidisaba waa qosol
@bbyamishbbyamish5102
Жыл бұрын
Very sorry bro
@AdendiriehAYAN
Жыл бұрын
Abayo ifarx fannii ayaa thy wlhi😅😅❤
@salmaqurux123
Жыл бұрын
All indrky san maxa logu galay 😢😂
@HibaqCali-vt3kg
Жыл бұрын
Hamhamta kadaaya wiilka ifraxay 🤣🤣🤣🤣🤣
@faraxabdiahmed6819
Жыл бұрын
Ifraaxeey saan haku sameynin xaajigaaga mardambe ilaali dareenkiisa fadlan
@sahrosiidcali9638
Жыл бұрын
Sorry muuse
@AdnoKabtan
Жыл бұрын
Wlhi ifraxey brank kuwad sifcn ba ugashaye 😂
@AMAALMahamuud-en5kp
10 ай бұрын
Wllhi muse waa. Qof dul qaad badan anaba ka gelay inaa Malaysia u imado dartisa hidha😢
@mahamuudabdulahiadan4138
Жыл бұрын
Waxan laguma kaftamo walhi qosolna magasho waa dhaqan xun
@FaadumoMaxamed-d1o
Ай бұрын
Waa runtii waa maxy ham ham tu
@Koyama548
Жыл бұрын
Su asha ka jawab muse 😂😂😂😂😂😂😂😂👍
@FarxiyaFarxiya1943
Жыл бұрын
Hhhh ifraax qosol baadka samaysantahay abaayo
@Amino-ys9cb
Жыл бұрын
Aniga maa nukanaye misa ayaga is nukanaye 😂❤
@ifrahmaxmed3936
Жыл бұрын
Alla cimraan qosoL waaye kulaha I muuze i mxa ku xigo f baa ku xigto😂😂😂😂
@ifrahfarah-su9ws
Жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkk wlhi wan ku qoslay ifrax wa ka helay masyr kan okaleh so badi
@xafso3992
Жыл бұрын
Yarantaa waxkubaro waynanta wahelee😂😂 cimrran in the guru😂😂😂
@XasanNuurow-j1w
Жыл бұрын
M.A wlhi qosolka igadhamaday
@fatimaibrahimfatimaibrahim3214
Жыл бұрын
Wcs xbbt ifrax cdy miskinka sixun aya ugashay walahi adiga iyo muse allah yaxfadukuma
@cabdillaahixaashimaxamuud2445
Жыл бұрын
qosol iguma harin😆😆😆😆
@Ayaan8912
Жыл бұрын
magaca wiilka marka yaraa dugsiga dhigan jiray ayaan Sooo xasuustay daanyeer xaafadaha guriga korkiisa soo fuuli jiray ladhihi jiray Muuse korow😂 😂 kaftan xalaal eh
@ShariifYaasiin
Жыл бұрын
Gaar ahaan xafada madiino😂😂
@XuseencabdiCali-dk1oe
2 ай бұрын
Hhhhhhh wlahi khadhaan kii aduunka
@Subarwoman
2 ай бұрын
Cimaran.is not easy 😂😂
@QadiijaAmow
8 ай бұрын
Wlh xishod lacaan iyo diintii ladaciifinooyo wye ilahey ka cabsada
@saalaxmuqtaar-k5b
Жыл бұрын
waxaas waa xaniinyo taabad xanunkeeda in lagu dareensiiyo waaye ifraaxey taas
@hodanhassan4791
Жыл бұрын
Cimraantii gabdhii jecelad ayaan uu katagay samsam xageey ku dabeysey
@afnaanmohamed9765
Жыл бұрын
Ham ham maxaa la dhahaa 😂😂😂
@malikamed786
9 ай бұрын
Ma sha Allah walahi😂😂😂😂
@Saphiamohammed3641
Жыл бұрын
Yaranta waxku baro weynanta wahele kulaha cimraan😂😂😂
@SahraAliciyi
Жыл бұрын
Ifrax ma Patinkin 😂
@MadiinoAadnmahdi-tx4bb
Жыл бұрын
Sifican halogalo muse
@11naa44
Жыл бұрын
Muse wxu leefey cimran siisay akh 😂😂😂😂😂
@malyuunmanka545
Жыл бұрын
Masha alaha
@fatumafarah7849
Жыл бұрын
M a
@CiiseCade-u9m
Жыл бұрын
Muuse halla siiyo moos xanaaqa wuu deenaa Nio
@jamilaabdi584
Жыл бұрын
Ham ham kulahaaa ar muusaa😂😂
@nurtofarax6584
Жыл бұрын
Wa maxay ham hamtu Alla musaa 😂😂😂😂
@abdikadirmohamed4053
Жыл бұрын
Midan last 2 years saan lagu waday qaras ada dagaaaa
@Happ147
Жыл бұрын
Hmmm
@AnaanNor
2 ай бұрын
Ala hooy mcn😂😂
@sucaadxasan5953
Жыл бұрын
Ham hamtu waxy😅
@farahkhayre7838
Жыл бұрын
Wainadarsata. Adkatay ifraxadkatso marka❤️🌹🙏
@ramla8285
Жыл бұрын
Cimran wa so halabosa walaalkeey
@asmatahir1848
Жыл бұрын
Inta ila aragtay muuse inuu Neef yahay😂😂😂😂
@AhmedMohamedhaji-g5b
3 ай бұрын
Hama hamtu maxay tahay
@SuleymanBashiir
6 ай бұрын
Ifraax wakujaclahay❤❤❤❤
@sukhradegan6031
Жыл бұрын
Ham ham ba ka dhacday😂😂😂
@yasmininaBashir
Жыл бұрын
Manto dhan afsoomali man kuhadal naa kulahaa😂😂😂😂😂🎉
@cabdicali3340
Жыл бұрын
Abti midaan wexeedu waa ganacsi iskag tag
@fatumahussein893
Жыл бұрын
Ifrah dhib ley 😂😂😂😂😂
@iqrayahye-jy5vk
10 ай бұрын
Wlh kuwan qosol bey igudilen xupi😂😂😂😂😂😂kulaha
@NasteexoBashirmukhtaar
8 ай бұрын
Kkkkk kkkk😂😂😂
@MuntazSiraj-j9m
9 ай бұрын
Kķkkķķkķ walhi 😂😂😂😂 waadiqasalisey abaayo
@FadxiMaxamed-ks6en
10 ай бұрын
WAA MAXAY HAM HAMTUY
@soumayamed1218
Жыл бұрын
Moussa Wa badiye
@munimuni2808
Жыл бұрын
Alla if raaxo qosol bAdanaa musey musee kulahaa😅😅😅
@AyaanShukri-b3m
5 ай бұрын
Hhhhh
@QW-bt9qx
Жыл бұрын
Alla manoooliyeey berka 😂😂😂😂😂
@NastiAbdullahi
6 ай бұрын
Wey waalen maskinka😂
@BasheerYuusuf
2 ай бұрын
Ham ham😅
@Ayaandaahir-no3tc
Жыл бұрын
Naya wasakhad aya tehe. Muse. Cayarta ka da gudafad yahay
@ZahraYusuf-fr6km
Жыл бұрын
Kkk😢😢😢
@ilhaanjibriil2870
Жыл бұрын
Muse soo arso hadad so arsanwado nin ma tihid ifrax way ku tashatahye
@abdifatahali2828
Жыл бұрын
😂😂😂😂
@Sadiashafici82
4 ай бұрын
😂😂😂maxa ham ham ah
@cashomaxamedaxmed4680
Жыл бұрын
Muuse dulqaad ayuba leyahy😆😅
@naimaibraim1164
Жыл бұрын
Ifrax waxan qalad waye hasameyn markale
@munasaid7944
Жыл бұрын
Ham ham aaa😂😂😂
@11naa44
Жыл бұрын
Eeee kulaha
@queenfatima8019
Жыл бұрын
Kkkkk ifraac Caadi matid abyo keep going
@fatumoadan2058
Жыл бұрын
Intan naxa lesku dabo socda hadi lesrabo ma lesgursado
@hodanwacdi5309
Жыл бұрын
Ifraxey dhibk iska jooji😅😅😅
@addehaji1768
Жыл бұрын
Wr maserku ninku kuma wacne sideh wax lo wada😂
@Aminaadanhuasein3456
Жыл бұрын
Ifraah is not easy😅😅
@AadanNor
Ай бұрын
😂😂😂😂❤jah jah 💔💔
Пікірлер: 237