Ak dhib badana inamari hilibkeda so cune kulaha😂😂😂😂😂
@fowsiyodaahir4819
8 ай бұрын
Family daacad ha is guursadaan finally Sacdiyo iyo asad Hodan iyo munasar Team qiyaano ha badboodan iska baxan Guriga sacdiyo iyo asad u hari doona Ak waraqadaha sacdiyo siinayaa kadib asad bay siina oo qiyaanada sagal ogaaday marka sacdiyo marwada asad noqon doonta Team qiyaano dhan luga sacdiyo imaan doonan ku jees jees ka dhici doonta
@FARHIYAMOHAMED-o3o
8 ай бұрын
Saa haday noo sameeyaan oo naga soo gaba gabeeyaan baa noo roon asad iyo sagal say filinka u jilayaaan xoogaa ma fiicno oo dadku inay wax fahmaan ama dareemo yeeshaan baa la rabaa
@shukrijama5399
8 ай бұрын
Woow asad waa rageedi 😂😂😂👍🦁
@sahraismail2230
8 ай бұрын
Waay o haadana waay sucdi iskaa baax de meel kaasta waa laagaa jiikaaray 🤭🤭
@XamdaFarah-k2q
7 ай бұрын
Waa la gumaysanayaa iyaduna waa iska jifta
@Niciimanalka-v9m
8 ай бұрын
Hedon halgubo kulahaa 😂😂😂😂
@KadarAden-w8e
8 ай бұрын
Ak fan waye
@fahmomohamed5998
8 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂 hilibkeeda soo.cun kullahaa eekeey
@fahmomohamed5998
8 ай бұрын
Allow miskiin uhiili war saan miyaaa miskiinka loo galaaa war fahma Sacdiya
@aminaidris426
8 ай бұрын
Hilibkeeda soo cunayaa kulahaa AK caadi maaha
@nimomahamod
8 ай бұрын
Caawa kan iyo laab ayan u qosolay ekey isma jiidhayo
@XamdaMaxamuud-l4e
8 ай бұрын
Cawa ana ugu horeyay
@Nastexaindho
8 ай бұрын
Wlhi cwa qosolkayga xfda yabtay soo gubay aaaa😂😂😂😂😂😂
@aishaabdikarin7926
8 ай бұрын
Ak bay alabta gacanta ugali waligayba isma ora 😂😂😂😂
@LakiMaxamed-e4q
8 ай бұрын
Filimku maseer maaHeee Waa qiyaane maxaa maseer loogu soo qireyyt
Пікірлер: 372