Qisada filinka waa cajiib balse eding iyo isudabatid mahelin wuukaa dhintay 30 daqiiqo waaye sodankane labo qof kaliya hadleyso qisadaan dadkiisa mahelin ciil weynaa music malahan tiiraamyonmalahan waa rer mudug miiran filinka Hadalka waa inuu koobkaadaan tafaftirnaada qof weliba ujeedkiisa so loga dhargo micnaha Mida kale music yaroo macan Marna romantic ah mirna layaab aha waa inuu daba socdaa filinka qub qac isku badnoow haa huu alla qisadaan yaa dadaan ogahay udhiibo
@farhioadan9074
7 ай бұрын
Ak we love you 😍 yaqay😂❤
@FanTube0001
7 ай бұрын
😂 mahawayee san manamathasha
@abtidonciise
7 ай бұрын
اللهم صلي على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين
@iqracadceed1568
7 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤😊
@funsbarca2931
7 ай бұрын
Ak waa wata ani😂❤
@ismahannor8249
7 ай бұрын
We love Ak❤❤😂😂😊😊
@inahooyoqaali5354
7 ай бұрын
Bal yaa naga horeeya hadaba caawa Habeen walba anagaa ugu horayna ayaad nagu xiijiseene
@hamdimohamud9083
7 ай бұрын
Gurigaan goorma lagu kalabixi
@ikrankhalif1261
7 ай бұрын
Shekedaa kadayaa filimka action laimadaa 😂
@ugaaskabocameofficial3372
7 ай бұрын
Subxaanallaah diintaada waa is tiraasho kulahaa habarraan cadhada weyn sucdi layiraahdo cadaabta allaha kuugu fogeeyo
@hamdaismail6155
7 ай бұрын
Diin waa dhaqan din islam din christen maxa ka qLdan diin wa erey
@sayinabjamacYartaReersool
7 ай бұрын
Ekayi saar intaba 😅😅😅😅
@CabdixakiimMaxamed-ww1ds
7 ай бұрын
Sagaley dadkan diinta wax ka sheegaya la hadal ilaahay kabaqa wixii badbadis baad ka dhigteen
@MashaAllah-k2u
7 ай бұрын
RAMDAAN MUBARAK ❤🎉❤🎉❤😢
@FazuuPpe-d5m
7 ай бұрын
Diinta cayaar cayaar ma ahan ee illahy ka baq
@fiidowmrk
7 ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in in igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@nimcoomohammed
7 ай бұрын
❤
@ubaxdaahirmaxamed
7 ай бұрын
Waan kuu saarey
@FaadumoAbdulaahi-h9s
7 ай бұрын
War ngasoo dhameeya
@faatimamursal3691
7 ай бұрын
Waa wasugi wayay cawa😂😂😂😂
@AmiishAxmed-vw9zw
7 ай бұрын
Asad waa ku salamey brother 😊
@Sagalsiman-t3x
7 ай бұрын
Bootada waa inaan kuwan kabartaa😂😂
@XaawoMaxamuudAli
7 ай бұрын
Ar wuuuuw hantidyda isoo celiya
@SahraSaleibanAhmed-vn2ng
7 ай бұрын
Filimka meelmacan ayuu marayaa😂😂😂❤❤❤
@DalnuriCadde
7 ай бұрын
Ak am with u bro❤❤❤❤❤
@TamimaMohammed-xv7sk
7 ай бұрын
😅😅😅 I just love sucdis energy love you All❤❤
@xuknyusf3455
7 ай бұрын
Tamimamohammad, tool
@QadroXasan-y8c
7 ай бұрын
Ani eekey garabkisa ahay dhaxalka aabahiis siiya eekey mana ahan delay asad lkn waa dilaay
@iqroshariif183
7 ай бұрын
Haa walahi Ak saxan aasada qaladan 😂😂😂
@FaadumoMaxamed-u4v
7 ай бұрын
. Masha allaah tiim sagal❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊
@maaidaaadan8920
7 ай бұрын
Cago dhigo abam bam 😂
@ubahahmedhussein87
7 ай бұрын
Naagta sucdi filmka ka saara iyada u nacay wax micro leh namaste Kuma hadasho
@Xasancabdilaahi-u9m
7 ай бұрын
Family.sagal.hore.usoco
@ALIZAuser-ud8nw4re3p
7 ай бұрын
Waxyar oo mcn baan rabnaa😂😂
@Fadumo.Siciid
7 ай бұрын
Ak wanku wadanaa raxayso 😂😍
@Kiin67
7 ай бұрын
Waxan sheekada nagadaaya adeer
@XalimoJooje
7 ай бұрын
Maseer kabadala Arse obexiya❤
@nalkanasta3359
7 ай бұрын
Uf filimkn naagtan feraha weyena fashileso sucdi wa doqon reer badiyo ah ish
@ifraaxmuxudin1562
7 ай бұрын
Ak hadii adan kuwan iska sarin guriga wey ku gubayaan
@MaxamedFaraxtalan-j1c
7 ай бұрын
Kkkkkk Ak halis dumarku wa u heeshiyeen ...yarta shaqalaha Tareenka Ak yaay ka hadhin
@ifraaxmuxudin1562
7 ай бұрын
Yarta shaqalaha fariid ma ahan alab dhaqid bes taqan
@Maryamafaar
7 ай бұрын
Scm warka isiya❤
@maryamomaxamed1749
7 ай бұрын
Subxanallah war waxaaan filim ma .ahan ee nagadhaafa eey naag kasto diinta kuxadgudbeeyso
@zeinabbarre7847
7 ай бұрын
Maskin ak kaligisa waye film wax kabadala
@KadaradamAli
7 ай бұрын
Frist ❤❤❤
@KifaaxKeyse
7 ай бұрын
Anaa u horeeya
@queenhibak3989
7 ай бұрын
Film madhax ayu noqdy sheko uun & muran
@nasrabintumohamed5513
7 ай бұрын
Oo cadaa 😅😅😅
@Amiira371
7 ай бұрын
Ana u horeeya caawa🎉🎉❤
@abdikarim4579
7 ай бұрын
Musalsalkaan Waxaa Dareemoyaa In Uu meel Xun tagi doono, Sacdiyo waxa ay soo qado iyo Wabiga yaa wayn ayay maree sheekada, waxaana is dhahaa Sacdiyo ayuu ku danbeyn doonaa filamka.
@maryanxasanmaxamed9962
7 ай бұрын
Waaw wuusoodhacay❤
@BisharoHodan-o7x
7 ай бұрын
AK ANA TAGERA❤😊
@kaidosultan9882
7 ай бұрын
66 part oo booteyn uun ah!
@HawaAli-f3r
7 ай бұрын
Filimka saylac ba ku hysta suu u hadlo wlhii😂😂😂😂
@amalosman4596
7 ай бұрын
Cajiip guri shaqaalaha laga adagyahy anaa arky😂😂😂😂
@NasroAhmed-k3v
7 ай бұрын
Anaa uhoreeya
@fiidowmrk
7 ай бұрын
Keep going my sister please 🙏 50 noga dhuga fidiyowga please 🙏 my sister sagal ❤
@samdaiid7712
7 ай бұрын
Buufin yahay kulhaa😅😅
@SahraDahir-v6j
7 ай бұрын
Filmka ramadaanka ma joojineysaan
@fathiwarsame7628
7 ай бұрын
Walhay waa oga midka saciiya la dhashay waa doqon sirta isga fidiiyay ak ninkan he has to go back geeliisi 😂😂😂😂😂
@SahroSahro-q7z
7 ай бұрын
Dofartan qarandida u ega maxay sacdiyo ugu qalinaysaa cabuulo ayay u egtahay uf
@anabellarobleh1077
7 ай бұрын
Walal wuxu waa jilin ee ha cayin gabadha
@sucaadcabdisucaadcabdi7079
7 ай бұрын
@@anabellarobleh1077ayagiba is cayaya mxa lacaya😂😂😂😂
@anabellarobleh1077
7 ай бұрын
@@sucaadcabdisucaadcabdi7079 😂
@AbdiqadirBashir
7 ай бұрын
Maalinta Laga Arko 😳 Jaceyl iyo daacadnimo isku diyaari inaad Marto Cadaabta Aduun Ta ugu xun 😭💔
@hibaaqahmedduale9677
7 ай бұрын
Xaqiiq wlhi
@SakhiyaosmanAden
7 ай бұрын
Eekay is not easy ❤
@shukriabdirahman3925
7 ай бұрын
Film Ka tii hore zamzam la Oran jirey Kuso Dara tasa jclhy
@boqortoyadachannel1458
7 ай бұрын
Ana uu ku horayey
@mahamudjibriilabdi9613
7 ай бұрын
Kasar guriga dhaman tood aj is not easy
@saramire3231
7 ай бұрын
Sheekada dheer ka daaya Flimka thanks
@QadanCaday
7 ай бұрын
Hore usocda
@cabdallashuute438
7 ай бұрын
waa hubaayoo abeeso lugaaley tahay
@NuurSharif-c8m
7 ай бұрын
filimka dhamaad ha yeesho
@kenedidhadi8701
7 ай бұрын
Filinkan magaca ku fcna waxay ahayd : HALAAGI DHACAY LOOMA KALA HADHIN.
@Queen___happy
7 ай бұрын
The best person is prophet Muhammad scw ❤scw scw scw scw scw scw
@SaidahassanHassanmoussan
7 ай бұрын
Ek wan ku wata Djbouti noo kugu kaley
@anabellarobleh1077
7 ай бұрын
Ad oo weyn si kal iyo laba ayan uu soo dhaweyn lahayn soo maha
@LiibanNani
7 ай бұрын
Sheekada hal guri ka badn ku sameeya , hadii gurigan ad kusi wadan sheekadu waxay noqonayza caajiz waayo gabdhahn iyo AK waa in ay kala helan waji kle waayo guriga waxay ahayd in gabdhaha laga saaro ama in sheekada doorka gabdhaha la dabciyo oo ay adeecan AK
@safiyajaamacsafiya1121
7 ай бұрын
Why waya adaktya😂😂😂
@deeqoxasanshiikh9502
7 ай бұрын
Cawa. Waa qeyb xasasi ah
@MssRonaldo-u1t
7 ай бұрын
Hodan lajamad
@faadumocabdille154
7 ай бұрын
Asc
@madiinaahmad2683
7 ай бұрын
Tii xalayna diinta ayey wax kasheegeysay caawana tan sucdi ladhahaayo War Allah subxanuhu watacaala kacabsada
Пікірлер: 388