Walkumsalaam Abaayo Qamar Bint Amiir thank you. My favourite show ♥️♥️♥️
@jaaqafeeyhaaji328
4 жыл бұрын
Cajiiiiiiiiib! Aduunyooy kuwaad horeysisee hawadeey mareenoo Romeey ku soo hirteen haanooy bay ku hurdeen Hindiya iyo holan tageen ma anigaa habaaran mise hodaa iidhimanoo haadiyoow allahayoow maruun isoo habeey hobatay ilinteydaa ciilbaan la heesayaa hugubaa iga baxayee. 😭👍ax ax Aduunyo
@amalsheqaley6027
5 жыл бұрын
Masha allah qamar binti amiir a masraxa kanuroso
@abdikadirshikshikofficial297
5 жыл бұрын
Sakariya maxamed shiiqeey i have full respect bro iska hees looma heeso full fanaan %100✔✋
Hogamiye ajaa inad u gafto waan ka xumahay qofki codkeda loo bogo waa loogu celcelinaa maxaa yelay fanaaniin inuu soo saaro caafimaad allaha kusiiyo qabyaalad ayaa kudishay.
Kuwa heesaha xada hadana dhahaya anigaa lahaa . Marqaati haa laga ahaado .1.26.2019 ayaan qoray commentigaan
@kingmohanjacelowchannel2425
5 жыл бұрын
Waxan halkan ka salamay wllkey Abdullhi xirsi kulmiye iyo dhaman shalaha Universal Tv
@coffewithyusra7314
5 жыл бұрын
Cajiib waye miraha 👍👌
@abdihas7214
5 жыл бұрын
ilove masraxa furan
@cashanimco4615
5 жыл бұрын
Bahda universal TV waan idin salamay👍👍👍👍
@fartunabdullahi8866
5 жыл бұрын
MASHA ALLAHA xamar Caedy I love you so much 👌💪👊👈❤❤😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👈💪
@safiyasalmansafuuni4518
4 жыл бұрын
Masha allaah farxad ku waara walalaheen somaliyed
@hornpolitics1034
5 жыл бұрын
My guy is wearing Gucci I love that guy
@kingck9942
5 жыл бұрын
ismaaciil sheekh Aadeey waa haraagii fankii hore sxb halkaa ka wad fanku wuu soo laaban doonaaa
@ashamohamad4224
5 жыл бұрын
Waa Katar walee 😄😄😄😄😱😱😱😱kaaley arag😇😇😇👌👌👌👋👋👋😂😂😂😂
@Cunaye1
5 жыл бұрын
Scw salaansare niyada inaad kaxumayso ma aha haduu dhaho diyaaradaan samaynaaya
@maryamamaanka3310
5 жыл бұрын
msha allah wlshey cod mcnaan walhi axsan cod luul jelaani 2 waaye msha allah music mcn baaba iikar msha allah salan sare👍👍👍👍❤❤❤❤💖💞 😍😍😍😍😍🙋🙋🙋🙋🙋 ❤💖💞👌👌👌👌💋💋💋
@mascudsalad7092
5 жыл бұрын
Maryama Maanka wll hestan magaceyda waba qatare
@maryamamaanka3310
5 жыл бұрын
Wll magceda aan aqon blse luul jeylani iney qaday ban hupaa😍
waryaa aajakis caloosha iska yareey oo jiim tag kkkkkkkkkkkkkkkkk
@hadiahadia6521
5 жыл бұрын
Masha Allah ajakis jiro joga aduunk itojiro dhamanti asxbt👍👏😍😍😍❤❤❤❤❤
@Afalaa
5 жыл бұрын
Xamarwayne iyo Waaberi ayay caawa ka bixiwaysay.
@nihandesunshine6658
5 жыл бұрын
M.a qamar binti amiir
@qadroqali4226
5 жыл бұрын
Asc ajakis aniga marwalbo wan kuso salama ma IGA qatid maxay kudhacdey wa walashina qadro alas qadro qali oo jogta Nairobi waxa jeclahay mar uun an kuso hor istagi dona insha Allah mar uun IGA godon salamta please OK good by
Ajakis aan ku arkaba dhabtey waaye dharaa maraa ma ku dhaganahe hees kale la kaalay dee
@mustaphaabdimohamed909
5 жыл бұрын
Hees maaha wuxu ee sheeko dheh Qaafiyad la saaray
@deeqdarajo8311
5 жыл бұрын
Reer xamar ka waaba hindi caadiya
@cismaanmukhtaar3823
5 жыл бұрын
ACS wrx wpr dhaman umada somaliyeed meel kasta aad dunidaan ka joogtaan waan idin salaameyaa gaar ahaan reer Xamar iyo dadka ka qeeb galaayo maslaha furan runtii mar hadii si loo eego waa ay fiican tahay balse hadii sikale loo eego waa ay xuntahay markii laga eego is dhexgalka bulsho waa fiican tahay balse danbiyada waaweyn ay ka dhacayaan markii lafiirshana waa ay xuntahay walaalkii aas aaseyna allaha uraxmada horata wuu dhintey lkn meesha waxa ka dhaca isagaa looqoraa hadii kheyr lagu sameyo iyo hadii xumaan lagu sameyaba aniga tala ahaan waxaan leeyahay barnaamijkaan hala badalo oo wqxkale oo bulshada is kuga imaada hala sameyo waayo halkaan markasta walalkeena magaciis ayaa markasta lagu xusaa hadana waxaa lagu sameyneyana waa danbiyo wee weyn sidaas darteeda is ka daaya
Пікірлер: 72