Dadkan laba ururka laga eryey beri hore mooyaane badankoodu ururkaba kama tirsana laba islaamood baa ururka ahaan jirey, beenta joojiya yaa idinsoo diray waxbaad is leedihiin ceebeeya laakiin idinkii baa ceebaysan, dad daalan baa u egtihiin iska nasta kuwo cidba wax taraya uma ekidin😂 Guulayso Mr Hashi🎉
@hanadhanad9579
2 ай бұрын
Kkkk ku biira laascaanod ama s sc
@abiibabiib4108
2 ай бұрын
Kaah waa waxa uu difaaci waayay dadka iyo Dalka. Waxa uu la saftay Cadowga Somaliland ee Wadani. Dhamaantiin ka taga kuwa la shaqeeya Cadowga.
@cabdinaasirjamaac6010
2 ай бұрын
Sawta ururkii lagu kala yaacay
@aminaboon1290
2 ай бұрын
Kayaaca dadkiina dhinac kataaca
@HRU20
2 ай бұрын
SAADO DHAN WALBA U ORODEY OO AF DHIGI WEYDEY..UCID, WADANI, KULMIYE IYO KAAH....
@Shukri20267
2 ай бұрын
War kuwan durba Hunguriga ku cabanaya Tolow ma Ciise Muusa, iyagaa shilinkii corks ka soo dhaca damca in ay Cunaane,sidii ay Berbera loogu daayey.hadii Wadani wadank qabsado Wl Berbera waa Lawanda yeelanaya.
@slfirst5058
2 ай бұрын
Waa cidagale
@slfirst5058
2 ай бұрын
Islanta weyn waxa layidha xukun, ucid bey ahaan jirtay in badan
@abdulrahmanmohamed3132
2 ай бұрын
Abase sxbow adoo iga raali ah fikirkaga ma hysto lkn mid ban ku leeyhy cidaad doonto ba dhaliil lkm wall reeerka aad magacowday waa qalad waa reer dhan karamo iyo sharafba leh inad sidaa ula hadasha ama magacowdaa waa kugu ceeb diiniyan dhaqaniyan iyo akhlaaaqiyadka dadloola hadlo wll wll markaa waa gaf waaana qalad adoo iga rali halkaa ka noqo wll Waa iga talo wallnimo Nb ma ihi walhy rerka oo ha is oran qabyalad ba ka hadli eh Waaa iga talo islamino iyo mid wll nimo Raali ina ahaow. Thnks
@iftin2024
2 ай бұрын
😂😂😂 ceeb badanaa durba goormay cabanayaan😂😂my sugaan xisbi ha gaadhee😂
@abdiaziizahmed7827
2 ай бұрын
MAR HADII INA XAASHI HABARYOONIS HOOSTA KA GALAY WAA IN LAGA YAACAA WAAYO WUXUU RAACAY DADKII NECBAA QARANKA SOMALILAND DAD CADOW AH OO HUWAN AH OO CADOWGA SOMALILAND MAALIN KASTA U RARAYA RASAASTA IYO RAASHINKA IYO SHIDAALKA CADOWGA SOMALILAND OO HADANA RABA IN AY SOMALILAND MADAXWEYNE KA NOQDAAN WAA DAD WAALAN OO AAN WAXBA OGEYN LAGAMA YAABO IN AY GALAAN MADAXTOOYADA QARANKA SOMALILAND
@Shukri20267
2 ай бұрын
Xooghayaha gaar ka ah hadii uu mar leeyahay Ilkihiisa ayuu ka shaqayn laha😂 iska tag.
tuugii xeeladaysnaa ama jookarkii hawada durba miyaa lagayaacay
@iftin2024
2 ай бұрын
Maaduu wax kaa xaday, dadkii well educated ka ahaa ee ururka ku soo qulqulayey bay labadan habrood u adkaysan waayeen no more jaahil CV buu Kaah ku shaqeeyaa, forever Kaah strong 💪
@cismaanafgaab3018
2 ай бұрын
Tuuggii muhanad ma waabaa ku beryey mise beentii gudoomiye faysal cali waraabe ku sheegay ayuu idiinla gole yimi ka fogaada cidbuu dabadhaq uyahaye
@Shukri20267
2 ай бұрын
Naagta G/ku xigeenku cudurdaar cad ma keenin ee waxay na qoray waa laysoo ergo waayey
@bashiirtarabbi
2 ай бұрын
Dantaadu ma haybi baa, aqoontuna hodan miyaa?
@raaidamaxamed2237
2 ай бұрын
Makulmiyaa dhabarka idinsoo taabtay waad is ceebayseen May hayn inaad sidaa isuceebaysaan maxaad marka hore jookarka beenta ugusheegteen
Пікірлер: 24