Mnsha allh abyo hamdiyey beenta ma ahan aniga xitaa sasa igu dhacdey markan isbadaley naag adag iska dhigay business samaystey oo danteyda racdey nafteyda waqti galiyey ba laigu mashquley warar badan magalada la imariyey laydaba dhigtey wala furay layiri way isbadashy labis badana marka abyo ha u joojin markan maqlo warar ani igu sabsan wan qosla walhi dhirigalin banba kasii qadaa iyo karti alxmdulilah ilaa hada dada moda in aan xajigeyga kalatagney wana wada jogna dad isku faraxsan ban nahay awlad bes naga maqan insha allh one day hooyo wan noqon hormar wacan ku rajeen xbbt
@halimaibrahim4471
Жыл бұрын
Allah ku siyo abyo owlad wangsan o salixa
@yuuuuga1
Жыл бұрын
Isku qiso nahay walhi aniga sasa laa moda in laay furaay guleyso qaali
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ) 🥺❤🤲☝🕋
@Falastiin27
Жыл бұрын
Nolosha caadiga ah dad ayey horumar u tahay Alhamdulilah for everything
@qaaliahmed4984
Жыл бұрын
Fariid baat tahy xamdi, alaahuma baarik, suleekha soo dhowow ❤
@khadraabdi6367
Жыл бұрын
Walaahi aduunkan wanka wayay qof ka raaali ah wuxu ale siyay qof kale 95% dadki wa xaasid aniga wan nacay somalida hada waxan dagan xafad aan qof somali ah daganen si an oga fogado xantoda iyo xasid koda hada aniga iyo ninkeyda farxad ayanu ku nolasha mansha alllah
@Aisha-zz1zr
Жыл бұрын
Qawanan hormar laguma gaaro reer gobolnima iska dhaq inta is leheed wa adigan dharka dhigtay kuwa badan xamar ka yimid asturana joogo hormarna xijabka lagu gaaraa walal
@xamdixarago2361
Жыл бұрын
Malinte 🇳🇴 imaneysa xasuusta side u asturneed wa arka inad is bedeshay huuno😂 gabadhan waliged we fududeed hadalka xita fudeed ku deeqsinen😂
@maryamaruun9686
Жыл бұрын
Abyo xabadkaada intaa sidaas sticker sidaas loo saarsaari lhaa ama is toos toosis ku dili lhaa waxaa kga fiican qamaarka inaa xabadka ku deysto oo caadi usaarto qoorta ku duubeysid iskadaa xabdka hku asturo wxuu ilhy kusiiyy wax yar iyo wax weyn ceep ma.ahn lkn dhar waasic oo jirkaada muujineynin inaa xirato ku dadaal abyo qaldna haifahmin 🙏👍
Naag reer mdug ah wejigaagy kuqorantahy dad nool nhay xbbti keep going
@hibaturahman01
Жыл бұрын
Wow! Ileen naagnimada reer Mudug baa u ahayd 🥰
@user-vt5fh5si9f
5 ай бұрын
Ani gabar walashey ah icawiin jirtay wlhi dhanka luqada markas mln igu dhahday wacida iga dhaf cml wana ka dhafay luqada ina barto iyada ka danbeysay thnks my sisters
@fardowsofardowso6540
Жыл бұрын
Mansha allah gabdhaheeni quruxda badna ilahay ha idin xifdiyo hore usocda tan xigta abaayo ma qaawanidiin lkn abayo xijaabki nala amray ee uu ilahay na amray ma aha kan aan xirano ama aad hada xirantihiin ilahay hana wafajiyo xijaabka saxda ah
@queendm1317
Жыл бұрын
Masha Allah tabarak Allah beautiful 😍 sister 💖 ❤️ 💕 ♥️ 💓 💗 💖 ❤️ 😘😘😘😘😘😘 love somali intelligent sisters I'm with u 😘
Mash alllah abyo sas ugu dhaganow dintada alle rali gali allah ku xafido
@umuaxmed5402
Жыл бұрын
Sidasaa darajo aduun iyo mid aqiraba kugaree
@fartunbilan3130
Жыл бұрын
Dadka gobolka ku dhashay waa wada hard worker wlh mudug baan ku dhashay magalo dhan sanado yaraa jogaa skills kala duwanaa bartaa walidkeyna bisha ayey igu xisabtamaan biilkoda kumana fikiro inan guursado anon meel iska Soo saarin inaa is badasho oo nolosha qibrad u yelato wa muhim nin isaguba naftiisa gabay yuusan idin lumin gabdhoow❤️
@kafiyahsadiiq2474
Жыл бұрын
Subxaanallaah xijaabka halaweeyneysta walaashey macaan Allah idin barakeeyo
@usernimco
Жыл бұрын
Xamadi kalsonided kal iyo lab waye qof ka sarey jiro ism lahaan masha Allah
@farhiyo4
Жыл бұрын
Dadka reer muduga ah dadka wey ka firfirconyihin👌😂 masha Allah mardhow baan kugu soo biiray aad bana igo helay videoskaga❤
@QUEENMAGOOL
Жыл бұрын
Gobolada dhexe galmudug dad ka ka yimaado wa dad hard work 🥲
@salmanuur331
Жыл бұрын
Masha allh Ilahay isha bini Adam adamka haid ka haayo aniga Ilahay riyadayda ha ii rumayo
@ubaxaxmed1670
Жыл бұрын
My queens m.a afkiina caana lagu qabay runtaa kahadsheen ilaahey Hain barakeeyo
@hanihanka9528
Жыл бұрын
Gabadhan gbr habaryartay ah o ubax hassan dooy ladhaho u egtahay horey usoco
@zamzamqurux2929
Жыл бұрын
Laba lajan batihiin waan idin wataa xabiibatii
@rayaanmahamed4646
Жыл бұрын
Www Xamdiyey anodhamesn videoga ayan commenti hore ka bixiyey oo aad icajabiyey oo aha kan marka maskaxdu is bdesho ba qofku isbedela. Manta hadlkaga wxa mooda in uuyhy wada point ka labad ba wxy thy in marka lagu xumeeyo laga faido oo isbdel la sameyo alx wlhi anba kula mid ahy manta Hore mar an hysto wxa kugadhy dad ixumeyy darood Lkn an mid kugu daro qofkasta mahn waa qofka qalbiga fcn ee daacda adna wxa arka qof dacada ina ahyd mnsh Allah wll Hore usoco
@saynabmacalin220
Жыл бұрын
Sax waye
@faraxmaxamed1441
Жыл бұрын
Masha Allh sulekha isku Debacad ba nahy Qofka hadan isku dhacany dib ulama midobin gurigisa matagin xuman uma Qodo
@miskisaid2009
Жыл бұрын
Masha allah war gabdhahan hadii la dhegaysan lahaaa mar walba waxbaa laga faaidayaa faro badan wllhi dad waayo arag dhamaystiran ah sulekho and xamdi wllhi weligay mala saxiibin qof anan wax ka faaidayn isna aan wax iga faaidayn masha allah my dhiigigeliyaheena xamdi and suleekho gulaysta abayo mcn 🥰🥰🥰🥰🥰
@maimunahmedgulled2833
Жыл бұрын
😂😂😂 Funy tihiin noolada❤ Suleeqa io hamda wacan🫀😍❤️🔥
@xxx-lw7ym
Жыл бұрын
Don't put you are energy in negativ keep forward sis 👍🏽💯❤️❤️❤️❤️
@mumtas4994
Жыл бұрын
from nasra abtidoon horey usocda insha allah abyo ❤👸✨
@ayaabdala7829
Жыл бұрын
Beautiful sisters mashallah ❤️ don't worry dadka waxeey naiga sheegaan. You both are winning. 😘😍
@canabciise7327
Жыл бұрын
Bisinka bal horta inanta warka haka dhex galin janisna sii walal😂 waxbadan ina sheegto jeceshahay lkn tartiib walal
@caashazubeer320
Жыл бұрын
😂😂😂😂
@ifrahali4676
Жыл бұрын
Wali war gudbinta ku cusub walal u sabar
@samsamduale7721
Жыл бұрын
Laban gabdhood waan iska jeclahy amarka Allah Allah ha idin xifdiyo maansha Allah wad na dhiirgelsan
@ifraahsaciid6425
Жыл бұрын
Gabdho nolosha fahansan masha Alaah
@leylaosman7121
Жыл бұрын
Habo mcan reer gobalnimo ceeeb mahan gabarteey horay usoco
@maimunahmedgulled2833
Жыл бұрын
Wow mudug wa kugu so dhawaynaynah mcny😢 Noso sheeg blz hdi alle idmo aniga samayey wlh oo gabar sxb ahayn ku sameyey Ila hada way iga shekaysah Lkn ani malinka hadyada siyey oo qalanjabinteda ahayd baa nabad gashey somalida ma yaqanan doqon iqabtay lkn anu qofka ahay io ina cidna ku tiirsan ibarty meel wlba wa iska sarey hada iska hor imano wa isalanta wa ka qada lkn kuma dardarsado
@Muqdeer
Жыл бұрын
Hamdiyey! You’re an awesome person, you’re too smart, you inspire and encourage our girls. Don’t mind the haters, our people always have something to say no matter what you do. You can never please them!
@farxiyoibrahimali7475
Жыл бұрын
Mansha allah hablo qurux badan horey usocda dad kudayasho mudan
@rayaanmahamed4646
Жыл бұрын
7:58I am agree your idea xamdi When your mine change every thing else will be change Wwww you’re wisdom women ❤
Abaayo keep going dadka ka hadlaa wey ka maseysar yihiin I watch you you are clean from inside❤❤❤
@halimasadiaabdisalama6335
Жыл бұрын
Abyo suleeqo wa saxantahay Mashlah asturnaanta wa akhlaaq wanagsan 💕 weliga ha is qaawin
@xamdijamac5654
Жыл бұрын
Mansha Allah gamdho kudayasho mudan
@amiishaahmed9865
Жыл бұрын
Hamda iyo Suleekha go forward 👏 habiibaati
@xafsanimo8302
Жыл бұрын
Anoo horey kuu aqoonin baa sheekooyinkaada ka fahmay inaadan sidaa hadda tahay ahaan jirin. Balse waa talaabo fiican. Doqon baa fadhisa meeshey ku kuftay. Mida kale Suleekha waa dhageyste fiican ee xamdiyey fursad sii markey hadleeso oo haka dhex galin hadalka. Waa dareemeynaa inaa wax badan noo sheegtaa rabtaa. Sheekadaadana waa mid xiiso leh.
@saluuglaibrahim6821
Жыл бұрын
Mansha allh abayo allha idin xafido qofka inuu is badlo waa muhiim qof laga maseersanyahay bana cadow yeesha badnaa Marka horey u soco abayo
@anfaciinapeipe6181
Жыл бұрын
M.a byo aadan ku taagera wx bdn nolosheda wanka badaly farimahaga wacyi galintada wlh wx bdn be itaabteen m.a alle haku barakeyo s.fcn no dhiragali
@aaliyayarey2136
Жыл бұрын
Mashallah
@nahimaabdulle2624
Жыл бұрын
Masha Allah video ad igu so jidatey waa kaan abayo mcn isbadalka waa wax weyn mararka qaar wayo waxa isku badasho aya lagugu sameynaa keep going mcnto
@najmanuraciid1045
Жыл бұрын
Mnsha allh wlhi xamda wa karti badan cod kar ilaahay haku barakeyo nolosha
@ruweydocabdiqaadir2704
Жыл бұрын
From nasra abtidoon❤❤❤ 👆
@naciimohassein6623
Жыл бұрын
from nasro abti doon 😍
@umumaida6601
Жыл бұрын
Masha allh
@ahmedabdinur9363
Жыл бұрын
M.a beautiful and strong girl🥰😍😍
@sahrakoow288
Жыл бұрын
Manshaaallaah abaayo waligaa dib ha unoqon hore u soco dadka hadalkooda waa horumarkaada iskane cafi inta ku xumayso .
@hannahani192
Жыл бұрын
Anaa kufaano reer gobalnimo kuwa nacaayo waa kuwo nagaati wayay sikasta waxan qabsaday meyna qabsan kuwa xamar kufanaya ilbaxnimadu maahan halkaad katimid ee waa hibo aale baxsho, hore usoco xabiibti
@sucdijourney5866
Жыл бұрын
Ma sha Allah abaayo it’s soooooo true ❤❤❤❤❤❤❤
@fadhiyadahir8375
Жыл бұрын
Masha allah❤
@amina2180
Жыл бұрын
Xamdi karti badan Masha Allah fikradihi marka shegesid wa qurux badan yihin ficilkana wa mid marhore laga gudbay aniga iyo Adiga isku si’ u xamalana ilmaha kaligen korina adigase nin iyo howlihisa ku dheer. Gabdhaha in lawada shaqesto u sheeg ee adiga sida ku noshahay nolol mahan😢 wa nag ayado walaca qeylada iga daa lagu bilabay o naxariis arag acuudubillah.
@canabciise7327
Жыл бұрын
Walal mid la shaqesto iyada ma helin marka gabarkasto sidaase la jeceshahay
Masha allah allah haydin xiftiyo dadka hadalada xun i diin soo qora dib haw ee gina horay u socda
@أمحمزةبنتحسن
Жыл бұрын
maa shaa Allaah runtime oo qofa
@fadumonur2726
Жыл бұрын
Mashaa Allah
@mirnaiyokhaliilchannel
Жыл бұрын
Mashalhaa alha walshey hormar usoco nagah weey mashqul badnyahin keep going nag reer mudug ayaa tahy
@mariyakulane4324
Жыл бұрын
Gabadhaan hawadeee islagashay yaaab 😁😁😁😁😁
@caaliyocawil5283
Жыл бұрын
Wan idin dawanaya hada Mansha allh
@hannaahmed2543
Жыл бұрын
team nasra abtidon
@Jaouvn
Жыл бұрын
Muqudho waaba kabaqane waxaa ba dhihina magaalada qabuuraha ayagana waxaye dhihina gobala waa reer badiyaal gadha quxonatihiina runtiina aad baan idina ku racasanahaye ❤❤❤❤❤❤ horye usocoda
@ashoali5273
Жыл бұрын
Thnk u sister hamda
@amalabdikarim1308
Жыл бұрын
mashallh hablo lagu daydo ba tihin horay usocda xamday adne noso gali sababta iyo waxa kugu kalifay isbadalkan qasatan gabdhihi hurdada ka kiciyay no sogali qali plz
@fadumojama2521
Жыл бұрын
Mashaa Allah hablo qurixbadan hore usocda hawjoojin xamdi cidna 😘😘😘😘😘😘
@fardowsaahmed859
Жыл бұрын
Masham allah xamdi qurx iyo suleekha cadeyķkkk
@najmamohamed1823
Жыл бұрын
Xamdi walahay abayo waaa run in qof darti isku badasho qiso xanunbadan ayaaa igu dhacday qofkaasna qof iga fog mahayn lkn. Markasta waxan dhahaa ina ixumayo ani ayayba I fiicnayd waaayo maaanta heerkan joogo mana gaaaren
@munasharaf5602
Жыл бұрын
Whi been mahan ani waay igu dhcday lkn alx baan imika ku suganhy dadkii wxs igu sameeyay ani baay imika wx iwaydiiyan wlbiga wxy ahayen family kaga
@zahraabdullah2359
Жыл бұрын
Alle topigaan siduu igu socda qofka kuxumeysa isbadal ka fa’aa id haka qaadin stress waaw
Пікірлер: 206