Guul iyo Gobanimo Somalia Allah madaxda ha inoo hagaajiyo
@ilmo1234
2 ай бұрын
Waxay ilatahay in mudan kooda lagaa waraabiyay markay iyaga isnaceen horaa looyiri tiisa daryeelaa tu kalae ku dara laakin weli daba qabad ayeey leeyihiin hadii ay is daba qabtaan oo waqti badan kama lumin
@fiidowmrk
2 ай бұрын
Guul somali in sha Allah
@FAAD21
2 ай бұрын
Madaxweynaha waxa fashiliye koox danley ah
@alihassan469
2 ай бұрын
Awalba mabda,a kumay dhisine qabiil iyo xaqdarro ayay ku soo dhiseen
Xabiibul Malaayiin markale 2026, Wadamada Horumaray nagadabagee. Madane Farmaajo ka below shaqadaada ciidan Taya leh oo aan balwad laheyn mushahar kooda yuusun ka yaraan 600$ ilaa 1000$. Si argagixisda iyo cadowga kale kabta buudka kula tuntaan. Nabad iyo Nolol Guul❤❤
@abdirashidmahamed1192
2 ай бұрын
Riyo maa ku jirtaa?kkkkkkkkkk,mise runeeyba kaa tahay?kkkkkkkkkk;xabiibul mooryaan maa mar dambe soo noqonaa?kkkkkkkkkkk,intaad cid kale dhisaysid adiga ma is dhistidoo,mise cidiina madaxweynenimo waa ka caagantahay?kkkkkkkkkkk
@abdirizakabdallah2672
2 ай бұрын
@@abdirashidmahamed1192 adiga kuwii kabaha lagu aasay miyaa udoodeysaa
@hersonmalaque3865
2 ай бұрын
Alxamdu lilah
@mohamedfarahshirwac7318
2 ай бұрын
dhamaantood waxay mudan yihiin in dil loogu daro waayo dhamaantood waa qaa.imiin qaran
Weriye ma ilowday halkudhegii hg ee ahaa "no more abgal"?kkkkkkkkkk
@sirkiraamaabtidoon
2 ай бұрын
Ila hada waxa aragna rag habargidir o ad ku le dahay in hassan sheikh mohamud ayaga so sareen lkn away raga codka tira bdn siyey ilen kuwas aya hassan sheekh saraye habargidir ne 15 cod aye mesha la imadeen
@cismanh.c
2 ай бұрын
Bagah waa ku sugay doqomadi habargidir
@GuureAbdi
2 ай бұрын
😂😂😂😂 lab iyo dhedig qooskiisa ah
@mrazizi583
2 ай бұрын
👉👉👉WALEE FARMAJO SO BAX IYO 1991 BA LO NOQON WA LA EEDE😂😂😂😂😂
@saciido-j2d
2 ай бұрын
kadaba roorteene xaakahesheeen😊
@MohamedAligaab
2 ай бұрын
2:00 rag shallaay kuma sama waase nalasiray !
@MrMustish
2 ай бұрын
Waxay ila tahay wariye birmade xasan sheikh shaaftadii inuu kuu diiday waxaaga mucaaradnimo ma ahan waa personal
@Alihassannuur-yd3ge
2 ай бұрын
Madaxweynaha rabbi ayaa ka dhigay Kuba hada aad soo qaadatay sawiradooda waaba Kuba maalin walba hoosta uga jira baarlamaankana ku difaaca wax kale mahaysaa dhuuso
Cabdullaahi osman faaraxow..4 nin oo ilmo adeer ah. Maxey dhisi karaan.mase og tahay. Infiqi so saaray farmaajo 2017.. ma xow helay.. illaahow wariye somalia ah. Taariiqda xi taa lama so baaraayo..macaac leysaka so dhahaa
@AbdisalanAbdulleAli-iw1fr
2 ай бұрын
Waxay ila tahay in aad isku dir ka shaqayneyso!😅😅
@saidaadan2719
2 ай бұрын
Waa wax laga baxaayo Waleey lees baray
@mohakobrachannel2594
2 ай бұрын
Heshiiska turkiga iyo Somalia ee shidaal 10% Somalia 🇸🇴 lasiiyey ee ka soo hadal wll abdulaahi
@abuyacqub6648
2 ай бұрын
Waxay ilatahay way Mudan yihiin in Sidaas LOo gallo wayo ayaga is luqafayay isnah Qiyamay Marka Adiga iyo Walalka Is Lugoysan At nah Waa Lagu Lugoiy Naa
Fikirkaaga aaad Ayuu U Qaldan Yahay Dowladan waa Dowlad Somaliyeed Not Team Ma Waxaad Rabtay In Waxa Aay Doonaan Loo Sameeyo This Is Shame wllhi
@OmerHassen-gi2sc
2 ай бұрын
Waxba
@shucaybmooha7827
2 ай бұрын
😂😂😂waxaa la yiri rag hunguri baa kala dila
@AliMohajim
2 ай бұрын
Aaway ninkii rooble ahaa 😂😂😂😂😂😂
@MohamudJanagale
2 ай бұрын
Moryandi waxba kudacay
@AbdulGeytow
2 ай бұрын
Adeer Habarta xil isuma Ogola Ee Marexan Iyo Abgaalkiina ukala Dhaxeeya dheh. Wa Qabiilka keliya Madaxtanima kadoortay Malxiisnimada 😡
@baxsan698
2 ай бұрын
Adiga ma waxad donata lagudiiday mise habargiri iyo Hassan sh ma iskusoodir laguyiri oo nimanka habargidir banosoo hadalkuyiri ruufiyan batahay allaha ka cabso qabriba ku sugaye
@abuyacqub6648
2 ай бұрын
Taas waruntiis Ma waxa Been ah HG mantay ku Wii ugu jirray in ee Baroranayan Way istahilan in sidaas loogalo wayo ayaga deegan iyo Dad ba Layacay Oo isku Tashan wayay Sidii Nimanka MJ Oo kalleto
@abdihakiimahmedbudul4694
2 ай бұрын
waxay ila tahay Qab yaalad Baa lagu heshiiyay i yaduna sal ma leh waxaa fiican in Runn iyo wax wada qabsi lagu heshiiyo
Wa qarartay ma is tiri madama aad raga ku haybtahay
@dal-xoreeye1030
2 ай бұрын
Mxa qaraar meesha keenaayo abaayo ma gunimada xasan shiekh ku dhaqmaayo ee dartiis abgaal dhan lo dakaneenaayo wax qurxoon kula ah aniga kuma jirin dadka taageersana adeerke shariif aan watay lkn dhaqan ka xasan ku dhaqmay ee abaal dhaca ku ah dadkii wax kasto uhuray waxe keeni karta in aan mar kle la aaminin shaqsi abgaal ah somalida inteeda badan hada eeba cadoow no arkaan dadkii ehel noogu dhawa ee aan isla garab aheeyn maanta xasan siyaasad xumadiisa abaal dhaca ku dhisan cadoow iskaga keen dhigeeyso
@N.A.M1234
2 ай бұрын
Farmajo villada kaso bax waxabay dishay barortu orgiga ka wayn😢😢😢
Waxay ilatahay aniga waa in aan lala hadlin ahlu baydka waa dadka degaankee Talada Mar hore ayaa loogu duceeyay dadkaan
@xarfo
2 ай бұрын
macnaha haddi qandaraas aad umadda ku diiratid laga hor istaagay maa eedeyn noqotay?? doodaha siyaasiyinta hawiye bal firi 😅😅😅😅😅😅 ugu yaraan hadduba wax cunayo hasan familkiisa yeysan soo dhagin
@saciido-j2d
2 ай бұрын
mac mac
@dryusufaliraage9068
2 ай бұрын
Markii aad ka weysay dowladda wixii aad ka rabtay miyaad bilowday in aad u soo jeesato isku dirka ,been ka sheegida xubnaha dowlada . Aaway wixii aad labada sano hore aad buunbuuninaysay ,dib u jaleecso wixii aad bulshada Soomaaliyeed aad u sheegi jirtay.
Waxay Ila tahay in cidii habargidir aheed aad maanta Ku raftay runta u sheegay karbaashtay
@abdinasirabdullahi1037
2 ай бұрын
GalMudug maxay u dhisi waayeen haddii ayba Wax dhisi karaan? Iyo haddii ay wax rabaanba. Punt- Land Iyo Soomaali-Land dadbaa dhista y kumana qasaarin Adiga is dhis Waxaad helaysaa Waxaad dhimatay.
@mohamutmohamet4249
2 ай бұрын
Micnaha waa habargidir buu ku booday maad iska tiraahdid
@axmedsahal2688
2 ай бұрын
Wuukusaxanyahay Waayo Asagaalagalaxisaabtam?
@mmaxamed7154
2 ай бұрын
Qabiil wax ku dhis saasaa u danbaysaa kkkkk HG waa khasaaro ujoog mar kasta.
@Bagagac
2 ай бұрын
aaad iyo aad hadalkii u cjnsn
@abuyacqub6648
2 ай бұрын
Taas waruntiis Ma waxa Been ah HG mantay ku Wii ugu jirray in ee Baroranayan Way istahilan in sidaas loogalo wayo ayaga deegan iyo Dad ba Layacay Oo isku Tashan wayay Sidii Nimanka MJ Oo kalleto
@cabdirisaaqaxmedcise9024
2 ай бұрын
Xasan baahane iyo damu boob waa ayax baahan mana ahan mid abaal yaqaan waa is taahilaan kuwii nokenay inuu daadiyo
@Sakariyesanwayne-o6f
2 ай бұрын
Abaal nin galo waa la arkaa nin gudaa wuu yar yahay
@yarowmuhamed2817
2 ай бұрын
iska suga waqti giisana ha dhameysto meshan la guma ragayo wax yar ayaa la joo gayaa
@JaamacfaaraxJaamacfaarax-ub5by
2 ай бұрын
Waxay istaahilaan in sidaa iyo si ka xun loo galo waayo xasan dhiiqo iyo wixii soo dhisay iyo wixii taageeray iyo hadda ku la socda iyagoo dhan qaybwaa mooryaan qayb waa kuwa loo yaqaan qaaq la yaal qeyb waa dad aan cilmi iyo caqli lahayn
Cala cal lomabahno maryan wa saax saax ohiin loma bahno iyo markan xafidu malayin iska takyera
@abdirisakisse4277
2 ай бұрын
Dameer ayey malab saarteen nin dadkiisa is gubayaan kuwii soo dhisanayey baa ka doqonsan
@sharmarkeahmed2864
2 ай бұрын
Guurguurta waa beenloow kuwana waa qainiin
@deqawarsame-ml7fm
2 ай бұрын
Ma dameerba abaal yaqaan wa bahahine tugaan xasan munafaq dalki wu babiyey yalagu firsan
@monka9102
2 ай бұрын
Hg 😂😂😂
@jamayasin2155
2 ай бұрын
Waa Munaafaq khaa'inu wadan tuug Musiibo Qaran oo umadda lagu soo habaaray
@ismailyunis5138
2 ай бұрын
Waxay ila tahay in adiga iyo dowladda somaliya xurguf in ka dhaxeeysa hadana aad gacma shaheeya u adeegi haysid mana aamin sanid in dalka soomaaliya madax weyna lee yahay
@sahruja5777
2 ай бұрын
Beenlow habaarkaaga Allaha kuguceliyo
@Alihassannuur-yd3ge
2 ай бұрын
Xaa isku dhafan hee halqabiil ayaad keentee abdulhi osman dhuuso Wax aad ka qaadeysid male dalxoreeye walee xaaraa kaa socda
Пікірлер: 97