Suudaan waxaa qaxa badey oo isku dhameeyey waa masar iyo imaaraadka ee Allah ha badbaadiyo umada muslimiinta meel walba ay joogaan aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo
@saidahmed5181
6 ай бұрын
Aamen Abaayo Ilaahey wadankeena quruxda badan Nabad iyo Horumar wanaagsan ha gaarsiiyo.my Somali people don’t ever think about someone will build your country. We can make our great country Somalia 🇸🇴 so beautiful and peaceful inshallah. Dal aanan lahayn waa Dareen ku joog !! Ilaahey ha noo daayo Dumarkeena quruxda badan ee somaliyeed Aamen. I can’t live without my Somali sisters ❤️
@RAHMA.ISMAIL
6 ай бұрын
Thanks alot ❤
@HassanAliHassan1960
5 ай бұрын
Masar Waa meel dhib badan. Tarxiil ma jiro m, qunyar socod aa leeska noqdaa
@M-family8
6 ай бұрын
Masha Allah Jazakallahu qeyr allaha idinku nabad yeelo anagana wan uso socona allaha ino fududeeyo
Dalkiini aada wall meelkasta hatuugsaninee karaaamo iyo xushmad aduunka idinma taalè xita ma wis wiseysaan dal an waxba idin dhaamin baad ag xoonsantihiin axsan USA kaalaya ama dalkiini jooga 😂
@Abdiavlogs
6 ай бұрын
Maxa bila wadan ka dhigay ado Reer Somaliland ah oo og in casimadaha Somaliland midad donto gabalada marodi jeex ,Gabilay Awdal Togdheer ,sanaag iyo saaxilba yihiin gobalada Somaliland ee ugu nabadgalyada badan adunka Somaliland wa hoyga nabadgalyada e ajanib badani si nabada uga shaqaystan o Masari kaw ka tahay Maxa dawlad uga dhigi mal aan amni iyo kala danbeyn iyo dawladnimo ka jirin 33 ka sano ee jamhuriyada barakaysan e Somaliland ku raxanayen Umada Somaliland dawlad dumuqradiya iyo amni adoonkii qiray Wax dawlada o Somaliya ka jirta majirto oo aan ahayn mafiya uga dhigaysa wadan kaga carabvtan aad ka cabanayso kibir bad u jogatan dumaraw maxa wadankaga Somaliland e ay masaridu u shaqo iyo dioller tagtay maxad u tagi wayday wadan somaliya laydha majiro e dhul ay Amisom cidamo UN tu u wakiulatay o alshabab iyo moryan ka taiyan oo noqatay wadanka hoyga u noqday Cidamada calool u shaqaysatayasha Africanka gacanta ugu jir aoo alshababna dhinac shacabka ku kharijiso
Пікірлер: 41