Aliyoow waxa aad kaftanka ka dhigayso ka xishood qof baan arsaaqadiisa kala dagaalamayaa waa dembi, Reer Somaliland waxan leeyahay ogaada in meel kasta la idinkala dagaalamayo cadawgiina il gaara ku eega
@khalisuleman9389
Жыл бұрын
Ilaahay haa uu barakeeyo waa nin dadaalaya waxaan aad uga helay wax walbaa oo aanu isticmaalno anaga beerna ماشاء الله تبارك الله❤
@AliAhmed-oy2pb
Жыл бұрын
Mashallah
@abduwelidimbilei8318
Жыл бұрын
Ali harare good point 👍👍👍
@samataradde686
Жыл бұрын
Alah kuu barakeeyo hotelka.
@rahmahussein4964
Жыл бұрын
Ali xaraare ayaa warka beenta suuqa galiyay balaayo nin wayn baan moodayay
@moonlight2373
Жыл бұрын
😀😀😀
@amishaadan2312
Жыл бұрын
Waa imanay aa maasha allah in aanu dhamaanban moodayay maasha allaah
@liibanmumin6582
Жыл бұрын
Cali iyo Somali maryooley waxaan leeyahay qof business kashaqaysanaya inuu iibsho inuu haysto isaga mulki uleh badahaa iyo waxaan jirin in laga sheego waa gef wayn iyo ducufnimo inaad nin ganacsigiisa lagu mashquulo isla yaaba oo xishooda caliyow adiguna warsuuqa idaacadha hala soo istaagin
@salebancabdulahi
Жыл бұрын
Cali xaraare waan kusalaamay aad baa ugu magad santahay sida quruxda badan ee aad barnaamijyada noogu soogudbiso
@abdullahiomarali5241
Жыл бұрын
Mulkiile dad somali jaceyl baad busness ka furtey illahey ha ku barkeeyeo siyaaad uma furan naftaad a u furtey
@mohamedawil2939
Жыл бұрын
Abti abdi daahir sh cisman cigaal love u abti
@liinaali4231
Жыл бұрын
Rer sl arintan yeynan kaga hadhin cali wa in an meel iska saarnaa beenaalaha cuqdadu dishootey
@kamalyusuf2221
Жыл бұрын
Liina Ali Iskaa xiishoode Ninka hayskaa cayiine maxaa laa caaytaamaysa Ninka toolkay aman ninkalen ha caayiine
@abasmohamud1348
Жыл бұрын
Asc Mahadsanid legend suxufi ustaad cali xarare Allah haku xifdiyo Runtii waxaad tahay tiir wayne oo umada somaliyeed utaagan
@warsamaosman0894
Жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@maxamuudmaxamed5108
Жыл бұрын
Mise madaxweynuhu muxu ku falaya hotel
@crisaaq3877
Жыл бұрын
Asc midhaa cali harare ninkan waa kuu eeg yahay
@UmaAhmedMacan
Жыл бұрын
Masha allh alayle wad so af jartay beenti cali Somali ilahay sida ninka cigaal oo kala haka dhigo oo qabyalada xun haynaga maydho ficana intaan qabyalada iyo siyaada Iska dayno oo qof walba meeshisa lagu ixtiraamo aan dhaman dhulka somali inte xorta ah qof walba halku rabo ka dago oo ka shaqaysto hargeisa waa gurigaagi waa mel somali laga jecelyay inta an xumayiin een siyaad iyo qabyaalad wadan alle haku barakeeyo maalkaga wllo
@osmansheikh3546
Жыл бұрын
Aad ayaad u mahadsantahay wllo
@UmaAhmedMacan
Жыл бұрын
@@osmansheikh3546 ada mudan wllo
@sabs3875
Жыл бұрын
Adikuna Ali raali galin kabixi
@puresomalilander6951
Жыл бұрын
Mar hduu qofku MDXWEYNE ama Caanyahay ama siyaasi yhy lmacwaayo cid kloo wax ka sheega XILKAA XAGXAGASHO LEJ
@liibanmumin6582
Жыл бұрын
Dad kursi doona ayaa kolay ninkaa maalgalinta sameeyay ee arsaaqsanaya dacaayadaha usamaynaya iyagoo cid kuxumaynaya balse ma oga danbiga qof binaadama ood been kasheegto iyo xajiimaynta arsaaqadiisa in qoorta usudhnaan doonto waar kursi doonku yaanu meel walba idinla galin
@Koopra10chanales
Жыл бұрын
Warkada dhan ali harare inta badan sas ayu been uyahay wana tana cadenti ninki ad tiri muuse bixi hotelka kagaday benlow barakalawe
@Amiinaliiban1780
Жыл бұрын
Dadka daawaday kuwa like ta saaraya is malaha bal may iska saaraan dawadeenbee bisinka 🙄
@abdiaden2380
Жыл бұрын
Raali galin ka bixi hadalkaa
@maxamuudmaxamed5108
Жыл бұрын
Hotelka la iibyay warka adigu halked ka keentay
@Wadani924
Жыл бұрын
Koobkan aad shaaha ku cabto iska beddel oo mid professional ah adeegso.
@myway3801
Жыл бұрын
Ana waykan
@massmass8300
Жыл бұрын
maansha alaah ninkaasu sidii ugu munaasib sanayd ayuu arinkaa uga falceyy been abuurkaaa
@abdikarimahmedhassan4197
Жыл бұрын
Runtii iska hubi wararka aad soo gudbinayso, anigina shakhsiyan waxan ahaa dadka aadka ugi xidhan janalkan balse garan maayo si aan mar danbe u rumaysan doono barnaamijka kaftanka siyaasada.
@duulqarneeynduulqarneeyn5913
Жыл бұрын
Calow ninkan ka sasaaya hudhedlku ma iiba waxay ahayd inaad waydiiso hadii hudhedlka iyo beerahan aad sheeganayso lagaa qaado muuse laftiisu dhulal iyo beeru hore udhacaye haduu kaa dhaco maxaa kuu meel yaala somali dhacu ilen waxku cusub maahe mase daren santay inuun il lagu dhici karo naftaaduna cid alle ka sokaysa aanay gacan tiisa ku jirin aamin keedu
@abdullahiomarali5241
Жыл бұрын
Cali xaraare lakiin inaad xaal ka baxiso aheyd warka beenta faafisey akhirna ogow waa lagu waydiinyaa beenta faafiso
@legacyofafricakooshinducaa146
Жыл бұрын
SubxanAllah War walba oo Been kaa yiimid xusbika Wadani Ali Xarare iska maa fiirsado wuu kuu dheereya Somaliland cadowtiinimo gaar ah iga dheeh
@cismaanafgaab3018
Жыл бұрын
Awalba hadalkaaga iyo warkaaguba ma lahayn wax sumcada iyo sawractoona
@abdirahmanjabir3529
Жыл бұрын
Cigal ina shekh Osman & ali xarare wan idin salamaya
@osmansheikh3546
Жыл бұрын
Malaaiktu haku salaanto
@zayaamad3080
Жыл бұрын
Wixii la sheego waxbaa ka jiraa ee maxaa hudheelada kalaba wax looga sheegi waayay. Maxaad u waydiin wayday in shares laga qaaday hotelka ah
@ahmed_diinaari
Жыл бұрын
Ali xarare beenaale ayd thy adigaa warkaa sheegayey
@AliAhmed-oy2pb
Жыл бұрын
Nabad gelyo
@mahaddirirgeesood9556
Жыл бұрын
Ma awal bu odhan lahaa muuse ka iibiyey
@fahiimae7336
Жыл бұрын
Caliyow wararka aad soo deyso iska hubso ! Waa sidaas oo miidhan. Adiguna platform weyn ayaad haysataa oo waxa aad sheegtaa dhib ayuu dhalin karaa. Waad ku saxan tahay in aad been abuurkan ninkii lagu sameeyey aad wareystey. Hadii ay been abuur tahay iyo hadii aad hubsiino la’an aad usoo tabiso ogow aakhiro ayaa kaa danbeysa. Allah ka cabso
@sharmarke1010
Жыл бұрын
Ayaan darada jirtaa waa, Cali xaraare iskuma haysto inuu dambiba sameeyay !!! Waxaa la cadeeyay in waxii uu umada usoo bandhigay ay been ahayd !!! Hadana wax raali galina xataa muu bixin !!! Yaab
Naa shut up waddani ku wasye. Waa la ogyahay dadkii wax dhici jiray aanay lahayne
@mcnncm1318
Жыл бұрын
Cali xaaroow xanuun somaliland ku haya
@kaafiosman
Жыл бұрын
ANUU HOTELKAS WAXAAN KU OGAHAY SERVICE FIICAN WANAN KU XIDHNAAN DONAA ILAA INTA ADEGAA WACAN AANU ARKAYNO
@osmansheikh3546
Жыл бұрын
Mahadsanid Kaafi
@donomerali6225
Жыл бұрын
Aduu maanad ka dhamaan munaafaqada aad u qabto isaaqa
@maxamuudmaxamed5108
Жыл бұрын
Warka hubi ban ku odan laha
@abdiazizheer-sare2878
Жыл бұрын
Ali xaraare ninkaa xaal sii oo xayeysiis u samee bilaash ah muddo gaaban week ba ha ahaate
@myway3801
Жыл бұрын
Somali been xagay la tagi umad dhan o been lagu babay waye sobhanaka ya cadim
@ahmed_diinaari
Жыл бұрын
Isagaa warka beenta sheegay isla wariyahn
@myway3801
Жыл бұрын
@@ahmed_diinaari wariyuhu wuxu maqlay ayu waydiyay ma dhex joogo dalka isagu dadka wax suuqa galiyay beentas ban la yaabay
@foosijaamac4983
Жыл бұрын
Caliyow ganacsigu waa xor siyaasad shuqul kuma leh, ganacsatada ka daa siyaasada wararkana iska hubi, ha sheegin wax uncomform news ama fake news. Ninkaa hantidiisi hoos u dhac adaa ku keenay, raali_gelina maad siin wareysi maaha raali helin
@nuradinaahmed5292
Жыл бұрын
Awalba waxyaabo badan oo kaftanka ayaad been ku dartaa waan arkay
@abdullahiomarali5241
Жыл бұрын
Ninka majeerteen waxaa lagu haystaa maxaad dhul aan qabiilka dagneyn wax uga dhistey hubaal warka waxa keeney rer koonfur waliba nabad sugudii Farmajii dhacey
@kaltunali1693
Жыл бұрын
Ninkan mayaqaano sadkaasi islaan baa ku tabacday
@Mohkadar
Жыл бұрын
Hooyadaa was isaaq bis ayuu somali u yaqaan cawaan
@essataabit6385
Жыл бұрын
Kkk Hargeisa oo jooga waa in uu dhahaa majiro warkaa . Yaa dabaal ah ok liin xabsiga ku vawaayo😒
@warsamaosman0894
Жыл бұрын
London buu joogaa. Talaw london'na ma muuse biixi ayaa kataliya?!.
@osmansheikh3546
Жыл бұрын
London ayuu joogaa ee xishood oo wax hubso
@alijama6723
Жыл бұрын
Odayga waa la handadey gurigii moorgan waxba kama duwana taayiro u samayso
@UmaAhmedMacan
Жыл бұрын
Neef nin sidaada cuqdad hayso maha waa nin somalinimada sideeda u aminsan oo u yaqan waka intuu siyaasad Iska nacay magalo anu ku dhala miljoenen dollar galiya ee lagu jecelyay ee isna jecel masha allha❤ waa dhulka somaliyeed oo dhan somali baa leh inta buktee cuqdad dishay marka laga reebo
@abdulazizd
Жыл бұрын
Cali dhuuso kaftanka caaayda bad buu ku galay
@zahrayonis2973
Жыл бұрын
Aliyow beenale
@abdimawliid3671
Жыл бұрын
Cali xaarwayne wax aan been ahayn kamasheekeeyo
@abdikanijibril4222
Жыл бұрын
Xishoo laga yaabee cali inuu seedigaa noqdee
@liinaali4231
Жыл бұрын
Cali beenaale cali binu salool qabri kuuma qodmo allah idinkii beenaale umada been iyo isku dir la dhwx jogad tahey naceybka ad isaaq sl iyo m muuse u qabto rabi agtiisa kaa nac adiga iyo inta beenta umada somaaliyed iyo Islam kaba la dhex joogta
@qarniman
Жыл бұрын
Been fakatay dheh !!! Waxaan ka mid ahay dadka deggen aga-agaarka hotelka. Hotelakaas lama iibin. Ilaahiina ka yaaba oo beenta joojiya
@mohammedhalsomali387
Жыл бұрын
Bal eeg dhibka aad u gaysatay ninkan waliba warar badan baad ka been sheegta
Si fiican buu u hadlay ninkan Mulkilaha ah lakin cali daacuun Ciil qabe sikhraan xumaan reer somaliland iyo madaxweyne hooda uu uqabo ayuu raadinaya Faqash ilaa Faqash laangaaba Cali dhurwaa 🤣🤣
@liinaali4231
Жыл бұрын
Wa runta wllo cali xarare wa munaafaq waliba naceyb isaaq sl iyo m muuse ka buuxo oo qurbe ku asaasaqey
@slanddifac5460
Жыл бұрын
@@liinaali4231 haa walal waa runta Cali xaare waa sikhraan nolosha ka dhacay somaliland baa ciishay 30 sano bu joga america Waligii ma shaqeen qol buu ku xiran yahay waa qof dhimir ka la 🤣🤣
@Cloudyivr_
Жыл бұрын
Idoor cuqdadeysen ee alle ha ine caafiyo kuley laangab ciil kama bacons😢
@liinaali4231
Жыл бұрын
@@Cloudyivr_ kkkkkkkkk ma caliba oo account kale ka soo ceytamayaa waxad tahey hanagu sheegin anaga waxad tahey oo been kow ka tahey ayan shegney cid cuqdad dad gara u heysana wa adiga caliyoow waxba heys qarin isa soo cadee
@abdikanijibril4222
Жыл бұрын
Ninkani haduu channal kale ka hadli lahaa laakiin cali ayaaba warayssanaya ee cuqdada iyo xaarka meesha kala taga
@alijama6723
Жыл бұрын
Ninians isagoo hargeisa jooga Muuse kama hadlikaro Amaan Mooyee Warkale Uma fura qof waliba waa fahmayaa
@makebravo7133
Жыл бұрын
Cali dhuuso
@libaaxasomaliland1066
Жыл бұрын
Hhhh cali xaraare jecelaa wx ka shega iyo been abuurka ku aadan Jamhuriyda Somaliland , Somali kuwa ugu xasadka iyo munafaqada bdn wa faqashta iyo daba-dhilifkooda qdadwayn waa labada reer ee somaliya ka dhigay failed state waa laba reer oo qaba cuqdada ku slysn ncybka jiritanka Jamhuriyda Somaliland wxy heshiis ku yihiin xumanta naxliga xasadka cadawada nolol-u-qudhi-waga rer Somaliland wna sababta illhy u baabi'iyay uga dhigay qaar dulaysan gcnta ugu jiraan gumysiga dwldaha shisheeye kufsiga dhca boobka dilka qaraxyada dwld la'aanta alshabaab iwm wligodna inty yihiin xasidiin sidasay u ciilananayaan u hoos joogayaan rer Somaliland sida bisadaha 👈
Dadka meshan Quran shydanka ka akhriyan, waa dad jahiliina, dadka ayay isko diraan, cuqdad bay meshan ka fafiyan iyo xiqdi iyo xasidnimo. Waa unprofessional.
@omardhaanto4021
Жыл бұрын
cali kulahaa hadaladaa laga sheegay hotelka kkkkkkkkkkk cali aduunbaa warkaa sheegay oo suuqa galiyay kkkkkkkkkkkkkk walaahi waan daawaday markaad lahayd cuna qabatayn baa lagu sameeyay ee yaasiina qoslayay adoo leh waxa la yidhi ha u galina si meeshu u kacdo madaama uu kasoo jeedo ninkani warsangali runbaan walaahi moodayay laakiin wakaa mulkiilihii hadlay kan muuse biixi cadaaba malaha hadh iyo habeen beenbaa laga sheegayaa madaxwayne muuse biixi mushahar ii qor anaa social media kaa dufaacayee kkkkkk hadii kale sidaa halaguu rifo
@warsamaosman0894
Жыл бұрын
Wallahi hooyadaybaan mar walba intaa kuyidhaah m/wayne muuse haduu caawa dhinto danbi malaha sababtoo ah dad lagu saliday ayaa wuxuu danbi galayba hadh iyo habeenba ka maydhaya.
@omardhaanto4021
Жыл бұрын
@@warsamaosman0894 niyow odaygu mushahar ha ii qoro aan dadka ka difaacee
Пікірлер: 136