Abuukaate xirfadiisa waxaa in nacsiyt flim hindi 😂😂😂
@ahmedjr7902
10 ай бұрын
😂😂😂
@user-ye3jp7ry4m
10 ай бұрын
Waad kabaxsatay maamuli
@SNAcomando
10 ай бұрын
Kuwan dambile dhunsaday hantida shacabka yaan loo dambi qarin kuwan abukate iska dhigayan oo haman yaal ah kuwan maxkamada hala soo saaro
@khadarcabdi1
10 ай бұрын
Sharci baa lagu kala baxayaa qof dembu uusan galin in la iska saaro qalad waye, qofkii xoolaha dad weynaha dhunsaday in lanqabtana sharci bay u baahantay
@yusufgxash
10 ай бұрын
Axadkaan su'aalaha la waydiinayo wuxuu u qabaa film hindiya meesha in lagu matalayo adeer Hala xiro..
@ahmedjr7902
10 ай бұрын
Film Shacabka lagu mashqulinayo arka xaqiiqatan waxan tv ga in la keeno ma qurxana
@CismaanJanaqoow
10 ай бұрын
Waa la bahan yahay wadanka inu suurto hakiyo maql iyo muql sida Howsha usuocoto waa bogadinaa
@amirasabriye8908
10 ай бұрын
Hortaani waaba ka yaabay mid kan hanti dhawraha laleeyahay asi ma nin xanuunsanayaaa mise kibir ay ka tahay yacnii wxuu ku meereysanayaa jawaab aan laga rabin waayo asoo ufudud inuu ku jawaabo HAA ama MAYA, islaweynin qaab dara badan ayaa ka muuqato wxaa keenay ayaaba ah aqoon la'aanta iyo hubsiima la'aanta uu shaqaalaha kuso eedeeyey lkn maanta asay haysataa oo ay kuso biyo shubantay dadoo dacwa ku oog islahaayee ka xaa xaabi abooow
@Muniira_sh_maxamed
10 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 ma ila argthy is xiiijis bu wadaaa
@jamalabdul825
10 ай бұрын
Xaqiiqdi waan ku wareeray ineey isla weeyni ka tahay iyo in kale 😂😂😂😂😂
@issarashid9585
10 ай бұрын
Waxa mesha kacad hanti dowraha inusan buga isaga soqorin o lagu dahay qad lee sawabto ah waxa mesha kuqoran warba kama hayo
@ciilowcumar9147
10 ай бұрын
Kuwan abuukaata yaasha isku sheegaye waa toogo waa weeyn lacagti shacabka laga dhacay aya wax laga siiyay
@doublethreesomalichannel2223
10 ай бұрын
Hanti. dhawraha aniga aqaan bajaj ta ayuu dalaali jirey waxbana ma yaqaan yaana lala yaabin😂
@zeynabhajizeynuu5254
10 ай бұрын
Wuu Yaqan cilmiga kabate hh
@ahmednuur3535
10 ай бұрын
😂😂😂
@yayayacin
10 ай бұрын
Hantidhawruhu waa tuug
@hashimabasssharif8430
10 ай бұрын
Abuukataha inuu qalda ayuu rabaa Hantidhowraha Lkn waa lagu fahmay. Boobsiis ayuu raba inuu galiyo
@CismaanJanaqoow
10 ай бұрын
Dukumonti la been abuuray waa la fahmi kara waa waraqo aan kuwalati leh ma laga dabaco
@abdikadarsalatali4829
10 ай бұрын
Gudomiyaa wan tagersanahy hantidhirka wakadiface Whli 😂😂😂😂 maheyno ladhahe kudhacdey 🤣🤣🤣 e s f kulahaa washdhee 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Пікірлер: 20