Barnaamijkaan barnaamij ka qiimo badan ma arag wlhy waa qosol iyo aqoon isku jira❤
@ma-media-47
Жыл бұрын
mazha allah Team ardaa films iyo daadihiyaha aad baan iniiigumahad celineynaa barnaamij fiican ee noosoo gudbiseee waa barnaamij fiican oo maskaxda lagu tuujinayo 💯✔
@DekWeris-gz9cb
Жыл бұрын
Qaybta labaad suaasha 3aad Waxa guulaystay ceegaag. Heelo hees hore loo sheegay ayuu ku celiyay
@hoyolester161
Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤good job thank you so much for your hard work guuul iyo gobanimo somailand insha allah
@khadra5319
Жыл бұрын
Wa program aad u xiiso badan dadka caanka nosobadi👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@abdifatahmohammed1685
Жыл бұрын
Talyaaniga ayaa gumaystay balse si wlba ood u raadiso sooma helaysid meel ay taariikhda kaga qorantahay itoobiyaa la gumaystayna ma arkesid iyo Liberia toona
@abdirahmanazhraf7454
Жыл бұрын
Next Abdalla Jamal FT AbdikariiM Ali shaah 👍
@abdifatahmohammed1685
Жыл бұрын
Itoobiya waa la gumaystay laakiin in la gumaysan ayaa dunida la galiyay 😊
Пікірлер: 125