Mahaddanid mudane well done waaa taariikh u baahan in farta lagu hayo. Thnxs
@aishaabdul8734
4 жыл бұрын
adeer juxa wn kuhu bogaadinaya hawshan waxan ahay taageerahaaga ilaahay hanagu simo 2024
@khalifjama101
4 жыл бұрын
Thanks Dr juxa
@fahad_cigaal
4 жыл бұрын
Allah awoowe maxamuud sheekh cismaan ciro u naxariiisto iyo dhamaan intii uu xukunkaas shuuciga dulmiga badnaa na maamulayay sidoo adeer cabdulahi yusuf axmed iyo dhamaan intii kala qayb qaadatay halgankaas jihaadka ah ee shacanka dulman lagaga badbaadinayo dawladaas mooryaanta ahayd lama ilaawi karo runtii waana dhaxalkii awoowayaasheen ay nooga tageen hadaan nahay ree puntland waxaanan la hadlayaa kuwa puntland afka ku taagow puntland dhiigii dadkayaga ayaa ku maqan wale cidii faraha lasoo gasha way ka shalaayi uun ee inaysan waxka faa iidayn
@M.Duran71
3 жыл бұрын
Jazaaka Allahu khayran Mujaahid Abdi Farah Juhaa
@hassenmohamed1841
4 жыл бұрын
Juxa wa halyeeyada reer puntlan ee maanta nool,
@Somalioz2020
3 жыл бұрын
Waa halyeey Soomaaliyeed. Hadaad ogaan lahayd qiimaha uu agtayada ka leeyahay Juxaa Puntland kumaad koobteen. Halyeey Juxaa salaan sare from Burco.
@mrblackmann4796
4 жыл бұрын
Thanks Abdi Farah Saeed Juxa. Alle haku sharfo.
@M.Duran71
3 жыл бұрын
Mujrimkii Afweyne Nacalatullah iyo Guulwadayaashiisa ilaahay ja ku fogeeyo Jahanama Aamiin
@mhassan0163
2 жыл бұрын
amiin
@mohamedabdirisaaq9327
4 жыл бұрын
Nin siyasadiisu laga cashar qaato❤❤❤❤❤❤❤❤💯
@khalifjama101
4 жыл бұрын
Tarikh waa lo bahanyahay dr juxa Khayr ilaahay kusiiyo inkasto dhibki ugu xuma dad iyo dunyo leh dhacay waa inaa book ka qortid siiba waxi mudug baa dhibkas ugu badna
@Anwar49129
4 жыл бұрын
💪🏿 Laga raysay cabburis
@abdikanimuse1576
3 жыл бұрын
maxaa bedelay
@amareto5772
5 ай бұрын
Walee, aaqiro xissab waa jirtaa. Aniga waxaan u naxsanahay, dadka masaakiinta ah oo diinta aqoon oo duceynaaya ninkii waddanka ka talinaayay oo ummadda sidaan u galay.
@cabdirisaaqbarre8656
3 жыл бұрын
waqti adag bay ahayd mudane alle haku karaameyo
@abdiwaliasir6234
3 жыл бұрын
Tariikhta waa loo banhanyahay
@mohamuddahir3386
4 жыл бұрын
Juxoow mudane Intaa kuma filna ee buug u baddal oo qor kaasi ayaa dadka u hari kara oo laga faaiideysan karo si dadka u ogaadaan dulmigii, caddaalad darradii iyo Fulaynimadii dowladda Afweyne ay dalka iyo dadka ku haysay.
@calimaxamed640
4 жыл бұрын
Dunida wax baa ka dhacay Taasa la is leeyahay hays raacdo
@abdiazizcumeyr5491
4 жыл бұрын
Waa muhiim waxii dhacay in la ogaado
@saynabdaye7382
Жыл бұрын
Maasha allah taariiqda cashar halaga barto
@yasinyusuf4759
4 жыл бұрын
Ninkan la waraysanayo fadlan magacii
@maxamedyuusuf5861
2 жыл бұрын
Baraaghii reer hebal ayaa leh loo qarxiyay wali waa sidoodii riig oomane
@Momaalin
4 жыл бұрын
Waa taariikh aysan ka warqabin qaar badan oo hada noo dawladaynaya wixii lasoo maray in far waawayn loogu qoro bay u baahan yihiin.
@ruqiyaali6596
2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭
@mohamedcade143
4 жыл бұрын
Hon juxa please noo soo badi video yada noocaan ah fadlan waa tariikh
Asc Hon juxa aad & aad bad u mahadsan tahay soo aruurinta taariikhdii kacdoonkii soodaf ama kulmis wana howl loo bahan yahay in jiilalka dambe wac ka ogadan & wixi laga dhaxley xukunkii fajiistaha ahaa ee kelitaliska ahaa ee anan lahayn was ujeddo ah an ka ahayn dhibaateynta shacabka sonalida , waxana aad & aad u daneyneynaa in an wax ka ogano dhalintii owrlayaal sidey u dagal galeen & meelaha ay daglameen maxase ka nool dhalintaas sidoo kale haddii la garanayo saraakiishii dhibatada ka geysatey gobolka mudug ee wakiilka u ahaa askartii mamuleysey dowladdii an dastuurka lahayn ee kelitaliska ahayd ee somali dhaxal siisey waxay ay manta ku sugan yihin ee dhaxlakoodii la daaqayo. Guul
@somaliaafrika1512
4 жыл бұрын
fadlan heesta magaceeda inoo sheega
@mohamedabdirisaaq9327
4 жыл бұрын
Gunimo
@hary0102
4 жыл бұрын
Xaqiiqdii waa barnaamij muhiim ah laakiin waxaan jeclaan lahaa in taariikh nololeedkoodii iyo xiliyadii ay dhaceen dhacdooyinka ay soo diyaarsadaan si'ay sheekaadana si fiican u gudagalaan taariikh xiiso huwan caadifadna laga ilaaliyey aay soo bandhigaan taariikhda iyo tacadiyadii dowladii kacaanka u gaysatay gobolada waqooyi bari bulshadii ku dhaqnayd iyo dadkii ka soo jeeday goboladaas ee ku noolaa dhamaan gobolada dalka ee dhibtu samaysay iyo ugaarsigii loogu jiray
@maxamedyuusuf5861
2 жыл бұрын
Waa dhib aan la ilaawi karin wixii kacaanku shicibka u gaystay waana taariikh dad badan noloshoodii ku waayeen
@sacdiyojaamac7568
4 жыл бұрын
Aad baa lagu baahan in la baro dhalinta aan ogaan in puntland loo soodhintay
@farhanhagi4764
4 жыл бұрын
Wariysi dhamaystaran mahan
@qoobeeykaliilcawad8027
3 жыл бұрын
Juxaa noolloow taariikh dhimatay ayaa nooleeysay
@sacdiyojaamac7568
4 жыл бұрын
Wareesiga noo soo dhameestay mudane
@AL_shahada
3 жыл бұрын
.asar mursAl ma adimikarta shekadi madeynkarta heestastas wadanka maxey kukaladuwanyihin oo ahen aduunka intisakale dad salid macsaro oor indhaha kaxiro kuwarejiya halna uu kuhayo isii sisinta aankashukulee
@wacanrimareer3104
3 жыл бұрын
Jeelka laascaano waxaa lagu wasay laba wiil Oo dhulbahanta ah taliyihii wasayna wuxuu Ahaa habar jeclo ee taariikhda halagu daro.
@mohamedamiin6830
3 жыл бұрын
Dee muxuu usii wadi waayay
@calioumar2967
2 жыл бұрын
Afyeyn dhad badaan masakin oo xasugay
@ruqiyaali6596
2 жыл бұрын
Jaab
@abdirashidbarre1602
4 жыл бұрын
Xasuuqii jamhadii ssdf ka gaysatay eelaay iyo balanbal kasoo hadal
@sayidchannel2033
3 жыл бұрын
Laangaab
@abshirhasan4580
3 жыл бұрын
Taariikhda haka been sheegin sabab ssdf u xasuuqdo dad shacab ah maba jirin, waayo aygaba u baahna shacabka inay caawiyaan. Dawladuse shacabkeedii ayay qayb gumaadaysay
@qoobeeykaliilcawad8027
3 жыл бұрын
Taariikh lagama beensheegi karo, Reer soomaaliyeed magacooda haku qaraabane waxaa tahay sheego inan gumeed yahow
@wacanrimareer3104
3 жыл бұрын
Hadii dulmi la, iskugaystay laga hadlayo Halagu daro wiilashii dhulbahante ee taliyaha Habar jeclo , jeelka laascaano kuwasay .
@mhassan0163
2 жыл бұрын
Wasakh baad tahay dhillo ku dhashay, la aamus naacda
@bushraaxmedcismaan2779
2 жыл бұрын
Beenawaas yahay Faajirka ahi edebdarada kala bax
@gedefletv6049
4 жыл бұрын
Juxaa markii aad dawlada federaalka is qabateen ayaad taariikhdan keentay soomaali waataa tan labaad 120.kii nin ee cabdi qaybdiid gaalkacayo ku dilay taariikhda ku dar
@daadihiye629
3 жыл бұрын
Sheeko xumadii majerrenka War naagahani sow kuwa Sidii idoorkii nacali haku dhacdo iyaga iyo awoowashiidii oromada Kasoo jeeday caawaan Ma majerren.ayaa waxan Nala soo hor fadhiistay
@mhassan0163
2 жыл бұрын
Khadar kaahin wuxuu ka soo jeedaa, oo dhalay nabadsugiddi iyo kuwii dadka jeelka ku ciqaabi jiray, guri dhiig gacmo ku leh buu ka yimid oo cadaabta lagu wada gurayo, haddii ibnu xalaal yahay caddaaladda ma diideen iyo taariikhda dhacday, runta waa ka gubayana waayo waa aabbihii iyo adeeradii wixii dhibkaa geystay, guilty are afraid. dhagar qabe dhulka ayaa u dhaqdhaqaaqa
@daadihiye629
3 жыл бұрын
Wixii ku dhagaysta Ayaa kaa.liita juxa Sida hablihii ayaad U sheelaynaysa
Пікірлер: 58