JAAMAC shabeel waa NINKA African GARANSII Kara ama dhaafinkara wadamada carabta❤️NASIIBKA WANAAGSAN AA SOOMALIYA YAALAN KARTA WAA INAGOO MADAXWAYNE UU INOO NOQDO NIN RUNSHEEG BADAN,DAACAD AH, GAASI AH, QALBI WANAAGSAN OO DIRAC AH LAH❤️waa JAAMACADA SHABEEL WAA NIN ALLAH MOOYEE AAN BILAADAN KA BAQANIN ❤️JAAMACADA SHABEEL HADUU 5 SANO (SHAN SANO) MADAXWAYNE LO dhiibo doowladood BADAN baynu dhafi LAHAYN.
@abdullahiomarali5241
Жыл бұрын
waa nin madhan nin maalin kasta mabdiisa badlaa madaxweyne iska dhaafe Gabdh aan dhaley ma siiyeen in madhan waaye
Siyaasagani waa nin wadanka u danqanaaya. Waa nin jecel wadanku inu horumaro oo ummadda nolosheeda iyo nabadgelyadeeda la xasaliyo. xaaladdiisu degro.
@Sarah-to7oj
Жыл бұрын
True walee aniga Hargeisa airport laygu yiri maxaa Hargeisa ka soo doontey, xafade degan yaa wax kuu ah. Just because af Reerslev Xamar baad ku hadleysa .jaahilnimo qofku meel kasta aduunka wuu ku dhalanaya
@Jibriil571
Жыл бұрын
Sorry walal ree miyigaa nagu badane
@Sarah-to7oj
Жыл бұрын
@@Jibriil571 thanks wllo, aniga Hargeisa waan u dhashey ,laakin Xamar baan ku dhashey ,waan yaabey wlhi
Muuse mawalna ee inti aad karaneysey buu dhafey muuse uu duceya 🧩
@abdirahmanadam8074
Жыл бұрын
Qolyaha tv yada wadanak waxa ku waajib ah in anay waraysan kuwan aflagaadada dalka iyo madaxdiisa ku haya markaa tiiviiyadaw cidkasta lama waraysto oo dadkan iska nacnacle ee aqoon la,aantu hayso joojiya dacayadaha ay madaxda dalka ka faafinayaa iyo dalkaba
@safialambert3861
Жыл бұрын
Muuse biixi le président de la République somaliland c'est un vrai président, le peuple du Somaliland est fier et de son action vive la république de Somaliland et vive le président de la République Muuse Biixi Cabdi ❤❤❤ 💪🏿💪🏿💪🏿
@salahahmed3451
Жыл бұрын
il est tueur et criminel
@husenabdimohamed8943
6 ай бұрын
Libaax libaax dhalay guuleyso
@baashe09
Жыл бұрын
Jaamacow Abti ayaad Muuse U tahay Maan Xaal ku qabanayn
@AbdiAbdulahi-rs5zl
Жыл бұрын
Nin kan waa hadalkiisa wow fiicanyahay lakin mar hore muxuu u hadli wayay
@Istahiltoon1984
Жыл бұрын
28:07 I congratulate you on protecting us from that agenda. And for speaking up. ❤
@88waaye
Ай бұрын
❤❤❤❤
@cawocalicawodheman4938
Жыл бұрын
Ninka marka xilka laga qaado dawlada fadha maaha qof jira
@yaasiinhassan2127
Жыл бұрын
Siilaanyoba siday u lahaayeen ma miyir qabo bay kaga soo qadeen toloow dadkeena maxaa u diiday hadal debacsan oo qalafsananta ugu wacan
WAAAR KANI WAA KHALKHAL HALKA UUU KAYIMI INAGA GA CELIYA WAA BILAA DHAQAN CAYTTAMAYA
@rodahoreh6728
Жыл бұрын
Ofaygan cudur muse la yidha ayaa ku dhacday wada in kartii uu guranayay ka soo baxday ee uu dawaqufay
@hassanigaal1048
Жыл бұрын
Jama shabeel mahadsanid waxaad tiri koofur been bay ku nooshahay waayo somaliland bay sheeganaysa marka way qaldantahay ok kuwa aan ku rabin ee aad sheganeyso lagama yaabo in sool & sanaag bari somaliland noqdaan
@AliMohamed-qu5ht
Жыл бұрын
Aqonyahan aragti fayaw runta aan kalaban
@maalmochannel4835
Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@AliMohamed-qu5ht
Жыл бұрын
Nin rageed
@samuuladsicid8821
Жыл бұрын
Jaamacow Sool sanaag bari iyo caynina kama tirsana jabhada dhiigyacabka ah ee hargeysa kadhisan ee waa maamul ladiman oo la yiraahdi khaatumo state ee heshiin maynee ha idin qaado meeshiinu waadna mahadsantahay waayo narmarka qaarkood runtaad sheegtaa
@@yasminahmed6195 yaasmin sharaf BADAN dumarka uma jawaabo EDO ee MAXAAD yeeli
@CoolBoyshafi
10 ай бұрын
Garyaqaan dheh
@AliMohamed-qu5ht
Жыл бұрын
Muuse dameer dalka muxuu ceeb usojiiday
@khyila
Жыл бұрын
KANI. SHAQO. LA AAN AYAAA. LAXANIUSANAYAA
@batulasmail8261
Жыл бұрын
Muuse jaahil oo Geel jire Qowsaar ahaa maxaa ku dabafariisiyey
@kaltummohamud1267
Жыл бұрын
Nin kani Waa nin cajiiba maa wadanka loo dhiibo
@skaba6390
Жыл бұрын
Basaas aad ahayd la aqoon sanyahay
@roodanuur461
Жыл бұрын
Maaxa odaday aqaalaaqa o xuunjooga maaxaawinis buu waaxa kuu leeyay waaxaba nooma sheegi keer
@donotgiveuphelpneedypeople2241
Жыл бұрын
Jaamac shabeel wuu ka badbadinayaaaa 😂😂😂😂
@abdullahiomarali5241
Жыл бұрын
Jamac Bisad show ma aha dhaladkii Hargeisa mid kale waaba nin koonfur ku korey basaas waaxid waagii kacankaa adoo kale afweyen basas buu u istcaamli jirey jamac bisad kacaankii basas maad aheyd
@amnoali8348
Жыл бұрын
Look who's talking😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@AliMohamed-qu5ht
Жыл бұрын
Muuse abaarso jahligu wuu kamuuqda
@youzufahmed2809
Жыл бұрын
Nafay nin ku doonay ku waa
@MOHAMED-zc6bg
Жыл бұрын
Jaamac xiligaagii dugsiga dhexe 6sano ayaa lagaga bixi jirey bal wariye arintaa ha la baandheeyo fiisigiska bayoooliga iyo kimistarigana bal ha lagu noqdo ✅ halkaa ha saxo Mr shabeel
@sheekhxamse7736
Жыл бұрын
Waar ninyaw xil buu kuu magacaabi waayey nagaa daa jaamac shabeel markaasuu ra yigiisuu kaasoo boodaaa
Пікірлер: 82