Cunaqabatayntii hubka waa laqaaday lkn Somalia weli hal bistoolad ma soo iibsan maxay faa'ido keentay???
@abdulrizakelmi7692
20 күн бұрын
RABI kugu caroon mayo runta MASHA ALLAH
@batulasmail8261
20 күн бұрын
shaaftadi ayaa loo soo diray Xassan dalka dib ayuu u celiyey wuu ku fashilamay Dowladnimadii Allaha badbaadiyo Soomaaliya
@ramlahassan727
20 күн бұрын
train kii dhuuso-mareeb ayuu ku jabay lol jaamac galad umadeena ma aha 😂😂😂😂😂
@batulasmail8261
20 күн бұрын
Waxaa loo noqona 1991 Waana la jooga labo sano ee dambe xagee la tagaya Soomaaliya Allaha badbaadiyo
@fosiyaabiib9380
20 күн бұрын
Guleed eedowaa caatoowday
@crashidcabdulahi5021
20 күн бұрын
Magaca ergiga waa jemis
@Kulbiyoow114
19 күн бұрын
EAC waa lagu biiray Kenya oo deriskeena ah Qaadbay nagu soo quftaaa xudduudaheedana way naga xiran yihiin ganacsi Soomaaliyeed oo Kenya geli karo ma jirto maxan faa"idnay??
@Kulbiyoow114
19 күн бұрын
Dayntii hubka waa laqaaday eelina hal Dollar dibedda lagama helin ama wax inooga soo kordhay ma jirto maxan faa'idnay???
@user-pz2kj3fq5h
20 күн бұрын
❤❤❤😂😂😂
@cabdullahishaafici6928
20 күн бұрын
NOT HAYDON, WAA JAMES SWAN, WAANA KU SIME INTA LAGA XIRAYO XAFIISKA UNSOM
@user-rs6cd3hp5e
20 күн бұрын
ale ku qabeye ma dhiqo aya wax u qabtey ma jirto wax u burburiyey ale kama cafiyo e shacabka ku habaraya
@user-ft9zr8dk4t
20 күн бұрын
KU MAHADSANIDIN ARAGTIDIINA SAXSAN OO AAD KADHIIBATEEN 2 LABADII SANO OO XASAN DALKA HAYEY. WELIBA IDINKA OO XOOGA U XIL QARIYEY😂. WAASE IDIN KURAACSAN´ NAHAY😂❤❤
Пікірлер: 42