Adeer nala kama keensan ee gobanimo waa udhalasho xanuun bad tahaye qof aad dili karto laguma tiigtiigsado hadaanu doonayno inaan dilno wax naga hortaagan maleh ee adeer caadifadu yaanay ku qaadin
Mashallah somaliland aad Bay ugu mahadsantahay siday u ilaalisay
@ayanlejibril57
Жыл бұрын
walaahi reer somaliland waa gob
@hudamoha8525
Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 walahi tee waaye tas
@shukriabdirahmaan6066
Жыл бұрын
Maanta kaliyay gob noqdeen abtiyaashay hhhhh
@hanalander
Жыл бұрын
@@shukriabdirahmaan6066 Darood waa duli duli dhalay! Reer sheikh isaaq sidiina xoolo cawaana maaha! adiggu xataa waxaad laysay dumarkii reer shiekh isaaq ee idiin dhaxay, gun guni dhashay
@shukriabdirahmaan6066
Жыл бұрын
@@hanalander horta waa su,aale runta iyo beenta ma kala taqaanaa Bal illhy Baan kugu dhaarshee waxaad soo sheegtaa Hal qof oo dumara oo ama hala qabo ama yaan laqabine sool lagu dilay ama guri harti ama guri daarood lagu dilay soo sheeg magteeda ayaanu bixinaynaaye Adeer burco ayay ahayd meeshii lagu bireeyay gabadh dhulbahante ah oo ay qabeen oo waliba dumaashiyadeed dileen waxayna ahayd xiligii snm iyo butlan tuka raq isku laynayeen Ayaamihii mudaharaadka laascaanood ayay ahayd markii Layla lagu qaarajiyay hargaysa waxaa kale oo jirtay inan la jidh dilay oo siday tahay ay u cuneen Wiilkan xalay la dilay ayaaba udambeeyay Naayaa anagu cadaymo buuxa ayaanu haynaa bal keen cadaynta aad hayso sheekh isxaaq ku qaadaye umad maskaxdu foorartaad tihiine
@hanalander
Жыл бұрын
@@shukriabdirahmaan6066 Dumarka reer sheikh isaaq ee Darood dilay intii arinta laascanod waxay kur u dhaafeen 11, Majeerteenia Garoowe waxa lagu dilay, oo waliba si xuun loo jarjaray oo ninkii doofarka ahaa ee qabay, iyo reerkiisu ay dileen inantii 4 caruurta u dhashay markii ragii isaaq iska celin kari waayeen, Rahma maygaag intay sidii xoolaha u gubeen ayay waliba internet ka soo galiyeen, labada inamadoo waxay dileen hooyadood, xoolo xoolo dhalay, ogaadeeniya waxa lagu dilay dhowr dumar oo u wada dhaxay, Laakiin dhamaan waanu u aar gudi, waxaad ogaataa Darood inuu magaalo kasta oo Somaliland business ku leeyahay, Darood ayaa maanta ugu futuxun oo somaliland meelkasta uga baahan, walee dhiiga reer sheikh isaaq ee darood u bartay inuu daadiyo jiri mayso
@cabdalacawilyoohiye3
Жыл бұрын
Somaliland waa Gob La rifayo walaahay
@pettita2059
Жыл бұрын
Nacam
@halimamumin3643
Жыл бұрын
Maa shaa Allah, Somaliland. Inaga wanaajiya sidii caadada inoo aheeyd. Waa dad Somaliyeed oo walaalaheen oo la soo lugooye.
@ashajimale6888
Жыл бұрын
ASC Mansha Allah wax fiican baad sameyseen,waxaa inoola sheegay oo Somali meel ay joogtaba loo sheegay in la dilay, runtii gob baad tihiin ee xarago dirira Thanks ❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴
@hanalander
Жыл бұрын
REPUBLIC OF SOMALILAND SOMALILAND SOMALILAND! dadka kaliya ee ilbaxda ah ee gobtu waa reer somaliland, kuwani waa cawaan xataa maxaabiistii reer somaliland ee ay qabeen way gubeen duli duli dhalay
@Marw173
Жыл бұрын
Insha'Allah one day somali people will United Insha'Allah
@hanalander
Жыл бұрын
NEVER! FAQASH WAA XOOLO! reer somalialnd walee godkii madoobaa ee ay ka soo baxeen mardanbe ku dhici maayaan!
@dianadd12345
Жыл бұрын
@@hanalander naag xanuunsan ....isaaqland iska taga cidna idin ma rabtee.
@hanalander
Жыл бұрын
@@dianadd12345 ina faqash fircoon, ma runta ayaa ku dhibtay mise waxaad tahay kuwii xoolaha ahaa ee aqligu futada kaga jiray Darood Duli ilma doofar! ku eekow godkii fircoon afweyne iyo dameertii ku fahmi jirtay, Republic of Somaliland way tashadeen wadankiina FAQASH ayay ka xoreeyeen
@najmomaxamed9156
Жыл бұрын
Maashaa alaah guul guul reer Burco hanbalyo
@asmacabdi2263
Жыл бұрын
Waxaan Allah idiinka baryayaa in Allah quluubtiina isusoo dhoweeyo walaalo islaam ah soomaali ah isdhalay ayaynu nahay carab iyo labadiisa daanbaa isugudhow oo waa isqaaniinaane Allah haydin kala badbaadiyo
Maansha allah waa dareen fiican allah, ayaa ka jasaa,I marin doona,kuwa,beenta,iyo in dhibku sii bato borobagaandada,wada,ee ku hadaaqayey,waa,la laayey ragii,waa aragtaan maansha allah
@luuldeggan2636
Жыл бұрын
Masha allaah umadda kuwa iskudiraya allaha soo hanuunsho dadku waa wadda walaal ee shaydaanka allaha kadhexsaarro
Beenta eeg sowdinkii shacabka ku fasaxay eey dilayeen
@tayaysteinayuusuf3776
Жыл бұрын
Guriga an ka so ragay iyo gurigan an ku xidhanahy wa isku mid ayu yidhi Xaqiiq ayu ninkaasi ka hadlay ragan garaado dano gaara leh aya haligay run ahanti
@ibraahimmahamud5148
Жыл бұрын
Hhh , waa hadal nin weyn oo xilmadeysan waxa uu kawadaa kuleey dad somali ah oo aynu wada dagaalamney baa isoo qabtay somalia oodhan na waa mid
@@runkahadasho8495 Hooyadaa cuqdada ka wase MJ afka kala bax ma gaartide😡
@Suhaylbade
Жыл бұрын
@@runkahadasho8495 wll sharaf Intuba waa dadkeena tanta uunbaa is yar seegane. Insha allah wax walba waa inoo hagaagi mustaqabal alle ayaa inoo doori sidii roon insha allah waynu isku wareernay rubuc qarni ayaan aduunkii ka hadhne.
@hamzeabdilahi6126
Жыл бұрын
Badhyo culustaray GOP ka barTa jamahuriyada somaliland❤
@isaacmah8380
Жыл бұрын
Walahi iyo bilaahi reer sheikh isxaaq Im so proud of u my ppl masha Allah gobb waa anaga Ee zoomali 😅😅😅 will never definitely beat us that’s the prov come on
@abudarda00
Жыл бұрын
Cayda jooji. Hal reer baad la rafaneysaan. Aidgoo kale ma ihi isaaq wey idhaleen cayna ma isahilaan. dadku wey dagaalamaan.
@isaacmah8380
Жыл бұрын
@@abudarda00 walaalo ma aha reer dadku markay kala adkaadan waa goorma ?? Suaal? Waa markan oo kale oo maxaabiistii qiratay waaa la soo khalday ?!!!! We as somaliland goverment prov again we Are strong together walaalo waa bilaahi tawfiiq
@hanalander
Жыл бұрын
@@abudarda00 Darood maxay u gubeen dadkii ay qabteen? maxay u laayeen dumarkii isaaq ee u dhaxay markay ragii isaaq iska celin kari waayeen? waale waxaad tihiiin gun gun dhashay
@abudarda00
Жыл бұрын
@@isaacmah8380 you have the right to your opinion. Laakin cidkastaba xaq udirir bey sheeganeysaa. Dulmiga ilaahay ha ka saaro reer sool. Nabadna iyo barwaaqo Ilaahay dadka muslimiinta ha siiyo bil ramadan ba soo dhow.
@isaacmah8380
Жыл бұрын
@@abudarda00 indeed walalo Ramadan Mubarak
@dodorara9532
Жыл бұрын
Social media ha isu maqlina dad aan xitaa dadka ahayn iyo kuwa ahba baa isku kiin diraya dhiig islaamna inuu daadto dan ka lahayn oo haday doonaan xanuusan
@khaalidbinuwaleed8103
Жыл бұрын
Daroodku magantay layn jireen lkn inagu weligeen waxaan caado u lahayn maganta, masayrka iyo martida inaan ilaalino waa caado iyo dhaqan soo jireen ah oo ilahay inagu galaday
@aishaabdi2397
Жыл бұрын
Goormay layn jireen maganta dorkan kii ka horeyey wa laydin so daayey idinkaba mida kle 12baad haysan idinkaba hader 40ba laydinka haya o garowe saaky lo diray Dhaqan somali maaha in qof isa so dhibay la laayo Darod iyo isqna melna uma kala tagan wa xigto iyo xidid e ilahy bogoda burcad haysu mariyo Wiil abti lo yahy ba saaka hargysa lagu dilay
@jakey2424
Жыл бұрын
24 maxbuus oo Idoor, gudabiirsay iyo ciisa ayaa lagu hayaa Laascaanood. Sidan si ka wanaagsan baa loola dhaqmay
Mashaallah dadka sas u quruxbdn in lo ronaaday dushoday kamuqataa gob reer somalilanad
@adoontialle4681
Жыл бұрын
MAANSHAA ALLAH REER SOMLAND GOBONIMO ALLE DAGAALKANA ALLE INTAA HAKU QABOOJIYO AAMIIN YAA RABI
@somswed.5014
Жыл бұрын
Masha Allah well done. Ilaahow noo gargaar oo umadan Soomaaliyeed isu soo dhawee dadku waa wada ehel iyo qaraabo
@hanalander
Жыл бұрын
wax somaliyeed la yiraahdo majirto! dadka kaliya ee gobta ahi waa reer somaliland
@somswed.5014
Жыл бұрын
@@hanalander I dont understand what the hell u talking about. Somaliland tan aad sheegayso ma cid bad ka xigtaa sick adoo kale ayaa dhibaato u keenaya
@hanalander
Жыл бұрын
@@somswed.5014 I am talking about dadka gobta ahi waa reer somaliland, there is nothing called somaliyeed its nothing more than a code use by Darood to advance their criminal behaviour of destryong somaliland, and yes Republic of Somaliland belongs ONLY SOMALILANDERS! Truth is too bitter but it sets you free!
@Degaliah
Жыл бұрын
Laakin why lolaafadhiyaa they are criminals 😡😡
@hooyoosman8308
Жыл бұрын
Mansha allaah ilaah awoodisa ha kula qaboojiyo umadiisa
Somali wax kale geeya ma jiraan hooy Imika kuwani hadi ay tigrey ahan lahayeen inuba wejigooda argagax laga dareemi laha
@Bashiradanbarre2024
Жыл бұрын
Mansha allah snm illah kacabsi idinkuma daynin dadalagahayaaa
@abdirahmantukale9960
Жыл бұрын
Maasha allaah gobbanimo
@yasminey8690
Жыл бұрын
Maximus maaba dhihi karo waa Nala xumeyey ee allaah uga baqa raga waa la kala qabsadaa waana la is weydarsadaa marka bari baad ku soo madex furniture kuwiina lascanod jooga umadana maslaxo ha dhaxdhigo aamiin
@nalk3753
Жыл бұрын
Wllaahhi reer somalliland ma xumee reer laas caannood xumaan baa lagga buuxiyey Xagga haween kaa lagga soo marray waar dagaallamuun bay hayaan caqliggu haydiin shaqeeyo reer laas caannooddaw ax ax qof kuu Dan qanaayya kuu tudhaayya inaad niyey Sato dhiiggiissa inaad daadisoh maxay iddin la tahay? Fikir kiinnu waa muhiim
@erdogan2030
Жыл бұрын
Wa gobanimo sidasi ee nabad ayaan rajeynayna dhamman
@aminoali9911
Жыл бұрын
Masha allah mar hadaysaatahay qabyaaladi wan dhaafay isaqow madax isaarantihiin🥰
@hanalander
Жыл бұрын
idinka qudhun iyo cuqdad ayaa idin dishay dumarkii reer sheikh isaaq ee aad layseen iyo maxaabiistii aad gubteen waa la idinka jri doonaa, ha iloobin
Umadu maxuma labada dhinacba e waxaa loo soo diray kuwa gsraadlaawyaala oo iyagana kuwo kale oo shatwadayaala ay xumaata ku heshiiyeen illaahay umada kuwaa haka qabto kolay aakhiro iyo aduunkaba belo shaqayste e waxaa dhiig iyo dhib dhacay illaahay haka abaal mariyo
Sawka sheegay in qayb cisbitaalka lagu dawaynayo oo ay dhaawac yihiin
@Ruun-finder
Жыл бұрын
Waa warbixin qiimabadan iyo xalaal barqaa la qashaa.
@abdirahmanshalle1332
Жыл бұрын
Dadka waa walalo, ee muuse Handaraab allaha naga qabto
@hanalander
Жыл бұрын
aamus faqash faqash dhalay, Prez muse waxay ahayd inuu amro in dhaamaan faqashta la soo qabtay la gaaraaco sidii abaalkood ahaa, laakiin anagu sidiina cawaan manihin, FAQASH FULAY
@bardehanad4919
Жыл бұрын
Ceeb waxaa idiinku filan labada qoloba inaad 2023 is leyneysaan. Dagaalkaan mid loo baahan yahay ma ahan. Basha barakeysan joojiya .
@nuurnaasir6404
Жыл бұрын
Reer soomaaliand weey mahadsan yihiin balse Nin walba xaafadiisa hajoogo hala is nabad galiyo qof walba oo muslim ah dhiigiisu waa muqadas cidna yeeysan cid kuduulin Asc.
@hanalander
Жыл бұрын
qof madhan ayaad u eegtahay somaliland cidna ku may dulin ee yada ayay argagaxiso iyo dad bukaa ku soo duleen
@nuurnaasir6404
Жыл бұрын
@@hanalander subxaanalaahi caqliga alle kusiiyay u isticmaal sida saxda ah laasocaano waxa degan waa Dhulbahante waxa ciidanka wato ee meesha ku duulayna waa isaaq garaadad ugaas yada culimada haweenka shacabka odoyaal dhaqaneedka koleey kuwaas ayaad argagixisada ula jeedaa argagixiso hadii eey yihiin ama eeysan ahaynba koleey meelihii degaanka eey ulahaayeen ayay wali ku sugan yihiin sikatoo caadufad eey kuu hayso hadana waa lagama maarmaan in aad isku deydo in aad siwanaagsan wax ufiirisid walaal.
@hanalander
Жыл бұрын
@@nuurnaasir6404 waxa la yiri maroodigu dakarta saaran ma arko, markaa arinkaaga iska wada, takale waxba ha iska indha tirin dadka ah argagaxisada, gaaraadlaawe muxuu laascaanod isaga oo15yrs ka maqnaa maalin tii uu yimid balaayo uga dhacday, takale yaa darood yaa ku baaqay ee itoobiya, iyo mid kenya gumaysto oo adoon ahi kuugu yimid sidii uu laascaanod u dumin laha dadka beenta ka jooji, waa la ogyahay dadka nabadiidka ah ee dadkii magaalada u dhashay qaxiyay
@ahashi7828
Жыл бұрын
Maasha Allah viva Somaliwayn
@hanalander
Жыл бұрын
wax somaliwayn la yiraahdo majirto! Halkani waa somaliland
@superfun1819
Жыл бұрын
@@hanalander Somalia is one❤
@hanalander
Жыл бұрын
@@superfun1819 what is somalia? you meant failed somalia-italia? where more than 35,000 amison troops protect? Republic of Somaliland is in charge of their country NOT AMISON! so where is the somalia you are talking about?
@MH__1__MH
Жыл бұрын
Waa igu sawir, culeys ba soo korey. gun guni dhashey waa idinkii maatada magaalooyinka ku leyn jirey . Kuwana tarxiili jirey yaad u sheegeysaan
@af8803
Жыл бұрын
Gun guni dhashsy iidoor culays baa fuulay ee kuwaan waxba ma xeeriyaan
@ahmedabdirahman6114
Жыл бұрын
Garamaan wada google ahbay xidhanyihiin
@ayuushiftin6416
Жыл бұрын
Wllhi waan ilmeeyey reer somalilnd gobsana illhy wuxuu iga beeray dad nasaba😊
@kusalirasulkarasulka-ir3vf
Жыл бұрын
Wax ssc la dhaha ma jiran dalku waa somalilnad guul iyo gobanimo
Waa ayaan darro in maanta 2023 Soomaali caqli yeelan wayday Adeer dhulbahante meel tegi maayo Majeerteen meel tegi maayo, Adeer ilaahay ka baqqa oo siyaasaddan indhaha la’ ha la joojiyo anagoo Isaaqa ayay na damqaysaa dadkan bilaa qiimaha u dhimanaaya, bal ceel baatroola u dalooli meel bay isugu soo xoomi sida shinida, bal maxaa lagu dhimanayaa ninka dhiig walaalkii ku faanaayow tudho waxaad ilaahay la hortagi, adduuu dhalinyaradiisa waa ku tabcaa oo qofka bini’adamka ahi bilaa micne kuma dhinto.
@abdifatahibrahim5399
Жыл бұрын
Allaha isugu booga dhayo qalbiyada umadda
@hassanhusseinjama3237
Жыл бұрын
Nin somaliYed oo nin somaliYed maxabiis u ah alow ale Labo nin oo somaliYeed oo Is dilaya xaqdaro waliba oo hadana labaduba alahu akbar ku hayaan alow ale😞 Somaliland Gob Ssc Gob ILahy dartiis kuwii u heshiiya Ala ha idin ka dhigo kuwii quud.dhul.gaal dartii iwm u heshiiya Ala idinkama dhigo
Пікірлер: 461