Rabbi ha unaxriisto janadaa allahaa ku bisaareeyo halyeeydeena shiiq xasan barshame gaaljecel samow 🇪🇪🇪🇪🇪🇪🇪🇪🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🇪🇪🇪🇪🇪🇪🇪🇪🇪🇪
@salmanbashiir1712
4 ай бұрын
Me too
@abdimalik3650
2 жыл бұрын
Mahadsanid waan u baahnaa taariikhda sheekh xasan barsane
@maxamuudxasan1806
2 жыл бұрын
walal mahadsadin allaah ha xifdiyo waxaana kaacodsanlahaa inaadan nagajoonin kafaalaynta halayeeyada soomaaliyeed iyo sooyaalkooda si aan uga kororsanno
Faarax c/qaadirow taariikda sh/xasan barsane ee aadsiideysey bal sooaax wakhtiga uu dhashay iyo wakhtiga uudhintay ama sanadada aadkusheegteyba ama dib udhageyso warbixinta aad kasiideysey sh/xasan barsane.
@boqorabdikafihersi7923
2 жыл бұрын
Sxb taariikhda Ssdf bn ka sugaynaaaa
@kacaankii
2 жыл бұрын
Sheikh barsame yaa ku soo dhigtay fasalkii lixaadka ee manhajkii dowladda dimuqraadiga ee soomaaliya. Ilmaha hadda jooga xitaa Zayed mohamed abdulle ma yaqaanaan Tolow yaa umaqan dadkaan.😰😰😰😰
@abdikanisuleimam9543
2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭
@fuadhaji1132
2 жыл бұрын
Hseikh
@alihirsi284
2 жыл бұрын
Waxaaan kaaa codsanayaaa inaaaad soo diyaaariso taariiikhdiii boqolsoon.waaad mahadsanthy
@bushraaxmedcismaan2779
2 жыл бұрын
Bouillon Sheekh 30 ka hor la dilay oo.meel kasta Cajaladihiisii yaaliin oo ladhagaysto ayuu ahaa oo Uma baahna in wax laga qoro Cilmigisii iyo Wacdigiisiiye.Dadka laga hadlayaa waa culimo 100 sano ka hor la dilay oo qoraaladoodii aanay ooline Sheekooyinkoodii mooyiye
@bushraaxmedcismaan2779
2 жыл бұрын
Boqol Soon weeye
@xandulle5866
2 жыл бұрын
1853 weeye masuul
@oceanexotic1168
2 жыл бұрын
Sh Xassan Barsame Halgankisu wuxuu bilowday dhamaadka Halganki Daraawish Xili aan lasoo hadal qaadi karin halgan iyo iska caabin Waxaa wali sii muqday jabki darawish Shikhu wuxuu ahaa Dariiqada Saalixiya oo ka mida Dariiqoyinka Sufiyada Masha'alah Ragaan oo kale nosoo gudbi hasoo gudbin Cumar kii shalay iyo kuwa ilaahay ka furtay
@hassankahie6139
2 жыл бұрын
Sheikh cumar faaruuq miyaa wllo haday haa thy sbbtana raaci si aaan u fahmo aragtidaada
@Cabdirxamaan_Garanwaa252
Жыл бұрын
beenta dhaaf, sheekha halgankiisa waxa uu bilowday daraawiish ka hor isku deegaana ma aheyn labada halgan ,
@abdiahmedali3611
Жыл бұрын
Wuxuu dhashay 1953 waxaa la dilay 1927 Tariikh xumda orad dadka kala waryaa wariye isku sheego
@siciidlibaansiciid2332
2 жыл бұрын
Tariikhdii sugaantii soomaliyana hal hal u istaag
@ayaansuudi1237
2 жыл бұрын
Sxb waxaatiri 1953dii masaxbaa mise waxaad kawadaa 1853
@abdullahihassanahmed3477
2 жыл бұрын
1953 maaha taariikhda dhalashadiisa
@cabdirashiidmacalin6049
2 жыл бұрын
1853 ayuu dhashay
@hassanhussein2594
2 жыл бұрын
Run ahantii mudnaan buu inagu leeyhy talyaaniga waxay aheed in lala xisabtamo balse inaga isu mashqulsan ee mxnba la xisabtan naa?
Пікірлер: 71