Marka hore wan KU salamaya walale safiya waxn donaya inad barnamijka hore noo gu siiwadao wan lasocda wxayalaha Ad so galiso dhaman Waxan Ahay arday dhigta ku ilyada shareecada io qanuunka Marka barnamijyada no so kordhi Mahdasanid 💓
@mohamedfarah8703
2 жыл бұрын
Masha allah waa i jeclaysisay maadadaan.
@imanabdikarin51
4 жыл бұрын
Mustaqbal qurux bdn baa iga kaa muqdo abayadey Mahadsanid dad bdn baa tusale utaahy
Safiyo M.A takhasuskaan horay wax fikir ah uga ma haysan balse waan naawilayey inaaan barto waana kaaga macad celinayaa sida quruxda badan ee aad noofahansiisay takhasuskaan thanks wll safiyo Horay usoco safiyoo
@cabdirisaaqdaahir7884
Жыл бұрын
Hore uga soco quruxeey
@abdinasirmukhtaribrahim7033
4 жыл бұрын
Hore u soco adeer safa yaree Waxaa rajeyna in wax badan ka caawi doono clipkaan ardada baranesa LAW👍
@aminanor1448
4 жыл бұрын
shaqa wacan , safiya yareey
@adigoxorahadal8536
2 жыл бұрын
M.a Horay usoco abyo
@abdirahmanmahamed4609
3 жыл бұрын
Wllo alle haku barakeye ee noo soo badi 💕♥️
@abdifatahabdi1349
3 жыл бұрын
Wll safia waxaan ku weydiiyay mahaysaa bugaag sharci ah oo afkeena hooyo ku qoran
@drnasiib9473
4 жыл бұрын
Horay usoc walaal
@nutritionnutrition9426
4 жыл бұрын
Masha Allah hore usoco wl
@hamdimahamoud3116
4 жыл бұрын
Maha allh horay usoco abyo❤🥰
@empiresaara9927
3 жыл бұрын
Masha’llh
@bisharomohamed4441
4 жыл бұрын
Mashalah ❤❤❤🌿🌿
@ayanleabdullahi4005
Жыл бұрын
Abaayo cashirada soo badi adigoo mahadsan
@qadraabdi5077
4 жыл бұрын
Hore usoco gacallo.
@axmadyare1099
3 жыл бұрын
Walal wankusalamay
@Raaqiyaabshirahmed
2 жыл бұрын
Hadii aad baro sharica and low ma waxaa dooranaaya deploma mise waa la isku barta sharica and low
@shukrimaxamedshukrimaxamed5768
2 жыл бұрын
Asc wll book qaanunka afsomali bdf ma heli karaa adoo raali
@GAADAAR
4 жыл бұрын
Kaliya waxan kugula talin laha inad isticmashid iftiin dabiici ah
@maxamadfareey9920
2 жыл бұрын
M.a allaha kubarakeyo waxaan kaa codsan lahaa meelaha legal terminology aan kaheli karo in aad ii tilmaamto iyo sida aan contact ula samey karo maadaama arday qaanuun dalka dibadiisana qaanuka kubarta aan ahay mahdsanid walal
@mayluuquruxofficial1484
3 жыл бұрын
Wwww
@usuulimedia
3 жыл бұрын
Asc marka hore waan kaaga mahad celinyaa waxaan kuweydiinayaa maheysaa buugag qaanuun oo af Somali ku qoran PDF ah
@AvvSafia
3 жыл бұрын
Wcs wll Gmailkaga iso qor
@nusrudinnani3645
3 жыл бұрын
Or Nusrudin202@gmail.com
@inaaxmed9008
3 жыл бұрын
Buuggaag qanuunka ah haddii aad hayso isoo dir walaal. Naxmed92@gmail.com wax badan ayaan ka faa'iiday mahadsanid
@abdulrahmanaden9042
3 жыл бұрын
@@AvvSafia wll buugaagta ii so dir Abdurahmandacad5676@gmail.com
@abdi-rahmanahmedkayse458
4 жыл бұрын
Casharo wax badan laga faa,iday ,aad baad u mahadsantahay walaalo
@ahmedrabiic123
4 жыл бұрын
Waxbadn ayan ka fa iday aad ayad umahadsantahy
@ahmedrabiic123
4 жыл бұрын
Wxn ahy qofka 120aad ee subscribe saara horey usoco wll
Пікірлер: 43