Ninkaaa leee miskin ka samaron kicin bulshoo ayu rabaaa walahi waaa in la xidhoooo mar horebaa waxaay hayd in la xidhooo jamaac shabel walahi sidasi baaa saaxaaa walahi malintaba in la xidhay hayd dowladu jilicsanida badan ha iska daysaaa .❤
@amsa1135
25 күн бұрын
Walaahi soomaaliland waa lagu soo duulee isaaqoow isku duubnaada😮😮😮
@ibrahimfarhaannoor7460
21 күн бұрын
No One Should Be Above The Law. The Only Way To Function And Somaliland To Work Is By Saying The Truth. Any False Information Should Be Fact Checked.
@IsmacilKhawaje
26 күн бұрын
1:52 1:54 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@liibancilmi9743
26 күн бұрын
Kkk waar jamaca shabelel waxa ka sooqad maleehe dawaadi waliida ka goode waxxa loogu maqanyahi kiinki waaliida
@alliabdalla319
26 күн бұрын
Waalida how gefin
@MUKHTAARSDAHIR
26 күн бұрын
YAAA U SHEEEGAY YAASE ARKAY ,MEEL LAGU QABTAY
@MaxamedCarab-s7w
26 күн бұрын
Jama shabel min 70& Marfuuc al qalam
@TheGansaipioFriendsShow
26 күн бұрын
Waa ayaan daro dalka haysa wayo siyaasiyii tu waxay muwadin yihiin itsy xilkahayaan malinta xilka laga qaadona wa cafawga dalka
@NimaIbrahim-p8f
26 күн бұрын
Jamac shabel iyo kan mumin lagu shegayo iyagana ha la xidh waa sarkhamin
@FUAAD-t4r
26 күн бұрын
Waa in laxidhaa jaamac shabeel
@KhadraMaxud
25 күн бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉 Yytrr🎉
@safiakhalinle204
25 күн бұрын
Miiyaad arkaysi wasiir Allah kacabso umada ha iskudinir
@abdifatahmohamud620
26 күн бұрын
Jamac shabeel arrintiisu way ka duwan tahay sidaad moodaysana maaha jamac shabeel in Muse iyo xukumadiisa wuxu awoodaba ku sameeyo xaq buu u leeyahay si aad ubxaqiiqsato arrintaa waxaad Dib u baadhaa guushii xisbiga kulmiye iyo Muse Bixi ee 2017kii kadib vedio kan kuxiga ha inoo ahaato Anu wax kasta OO jamac xukumada Muse ka shego lama yabo taas micnaheeduna ma aha in aan ku raacsanahay Madax waynaha marka laga Soo tago dhiigii uu jamac u shubay SI u madax wayne Muse u noqdo. Muse abtigii weeyan jamac abalkii iyo is xulufaysigii gusha madax tooyada keentay marka laga tago xataa abtinimadii kaga muu xoshoon madaxwaynuhu jamac sidaa awgeed anuu lama yaabo mucarada qawan iyo hadalada qalafsan ee ka timada jamac madax waynuhuna arrintaa uu ila qabaa sidaan filayo adna sxb war idaadow wariye qaran baad tahay madaxana Waad noo sarantahee kor uga bax ayaan ku odhan lahaa sck
haduu arinkan run yahay xildhbaan abiib xasanad buu leeyahay sax ma aha
@warwannaagchannel7241
26 күн бұрын
Kana caawa halagu xigsiiyo jaamac shabeelka la leeyahay jaamac dhurwaa weeyee
@hussainhamud9213
26 күн бұрын
Waridaad tv nin baahan gob mahaa
@bardacad
26 күн бұрын
HARTI BAA IDIN YAQAANA DHEH WAXBAA BAALAHAYGA IGA YAAACAYA
@asiyahmed-cs3ft
26 күн бұрын
Waa beente ,halkuu ku arkay ,calooshisa u shaqayste oon lahay ,hadii maxamed abiib la diley ,cid may hadasheen ,mar hore ayaa la dile lahaa
@AbdirashidYusuf-lv6ww
26 күн бұрын
Beenle beenle dhalay xaguu ku arkay waar baa waxa uu beenlaysan waxasa wasii ahaa
@jamilajamila-h8v
26 күн бұрын
Waa nina weyan oo illaahaya ka baqayan Ahmed Seedo xabaasha gadabiirsi iyo isaaqa ma joogo waa camalkaaga illaahaya ka xishooda
@canbaro-p4r
26 күн бұрын
Odayga afka qalooca orod ahmed karash iskaceli dheh gaboose iyo maxamed xaashi aleh ha unaxariisteen riyale wuu xidhay cidna ma odhan samaroon aya na xidhaysa
Way dha maatay nabadii malaha waamaxay xil dhi baanadan xasaana dale ee laxidhay
@HawrarLyrics
26 күн бұрын
Jaamacaas waa in loo diro police samaroon ah , oo la hor geeyo judge samaroona. Dabeetona borama lagu xidho. Intaas baa edaab ugu filan
@liibancilmi9743
26 күн бұрын
Mohamed abiib manta wa loodaneya wayo nasashu u banana in tu is daabilaha seexasho haheelo
@MohamedAli-mw4ke
25 күн бұрын
Kadaab kadaab dhalay muumin shabeel ciyaala gudaaf. Illaahey iyo rasuulkiisiiba ka go'ay... Bal ninkaa weyn eega ee Illaahey nacay
@fadumogedi7423
25 күн бұрын
Ina Muumin Sedona cadayn ta soo dir in BAC meadow Mohammed Abiib madaxa loo geliyey
@AbdiMadar-sx5vu
26 күн бұрын
Seed wasiir umuu qalmayn isaga iyo kuwa kale oo isaaq u badaniba waar waxan wada hadhikaabka ah siyaasada ha fogeeyo
@fayselhassen4681
25 күн бұрын
Ninkastoo Albaabka jeelka Garaco Hala xidho😂😂😂
@AHMEDIbrahim-jb5yw
25 күн бұрын
Horta Somaliland Miyanay Sharcigu nin walba ka sareen Sidu Jamac Jebeel uu yirada Miskinka samaroon ee layska xidhanayo Aniga ya xidhiya Waxa habon si degdeg ah inay xidhama Amaanku so qabtan oo jeelka mandheera la geya dabadeedna cadaalada lala tigsada sidasu Sharcigu Yahay
@brbynulolilumu
26 күн бұрын
WAAA IN ISAGANA HA LA XIRO WAA CADOOW KALKAAL KAASIBA WAXU LAHAA WAALA OGAA NIN XUN QABIIL MALE
@sidrasirad9475
26 күн бұрын
walahay waa yaaab jamac shabeel iyo cali guray waa lagu xanta inay dhimirka yihiine ma runba mise waa la iska dayaa doqomada walwalaaln hada ha la xidho
@farxaanfuaad4055
26 күн бұрын
IsagaINA SEEDKA AYA FUTADA BAC WAY XAFAYAD LOGA DHIGA MARKA SIDIISU UHAYSATA
@hiddowacan811
26 күн бұрын
Axmed muumin waa ay ay dhalay oo nijaasa
@hanadyare520
26 күн бұрын
xadkaagii waad soo dhaaftey walhi waridaadow fiyuus dambe somalilan ka hadalkeeda ku heli meysidee hadii laxidho
Waridaadow sxb maanta ka yaaali maayo.somaliland an u dhimanayno hadii isaaq kaliya sland sheganayo.o beelihi darayada sida loo galyo dee lantu soconmayso.taas ogow
@HawrarLyrics
26 күн бұрын
Somaliland awalba mashruuc Isaaq iyo samaroon bay ahayde ma daraf kala jira.
kkkkkkk bacda markii loo galinayay ma isagaa joogay dalka garac miidhan.ayaa ka buuxa hadii sidan loogu doodayo marka uu ciidanka caayaya ama uu dadkii dalka u soo halgamay uu cayaya maxaa loo qaban waayay qofka aad hadhow u cabaadayso markuu qaldan yahay qabo
Пікірлер: 284