koonfur baan ka soo jeedaa laakiin somaliland inay wadan noqoto waan taageersanahay oo bariga africa aan ku yeelano sadex wadan bk na waa fanaanka fanaaniinta danbe number one lifelong bk
@rahmacookingandbakery8196
5 жыл бұрын
Kkkkk wadan ba waxaa lagaga hadli maayo
@caways_carrabay
5 жыл бұрын
Alle hakadhigo wadan jira wll
@redwaansiciidtalyaani9897
3 жыл бұрын
Thanks wllo somaliland iyo somali waa walaalo somaliland insha Allah wadan bay noqon la ictiraafo ayey noqon
@ibrozganey6858
7 жыл бұрын
waligeey Somaliland ma arkin Xamar iyo qurba lee joogay but Xaaskeyga Mumtaz baa igu abuurtay inaan Somaliland jaceel u qaado Am alwayz love with somaliland
@suleimanabdiwahid3829
7 жыл бұрын
Ibröž Ganey Masha Allah kuwii isku waara Alle haidiinka dhigo bro
@ibrozganey6858
7 жыл бұрын
prince solotelli Amiin thnks walal
@kaafiakaftan4597
7 жыл бұрын
Ibröž Ganey masha allah wllkay qli isku wara abid somaliland waa dal wacan wllo lkin dadka qaar meel xun bay ka aminsanyihiin lkin somalidu waa walalo
@mohbulshaawi597
7 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh wixii na jecel waan jecelahay bini aadamnimadaaba sidaas maba nici kartid qof ku jecel so we love u 2
@a.hakimsufi4910
6 жыл бұрын
Ibröž Ganey thanks
@asmalove8650
8 жыл бұрын
maxamed bk sawdiga reer xamarki showga jogay ku babaiyay maha somaliland diidka ahaa walee nin nol iga dheh
@a.hakimsufi4910
Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂🙏🙏
@johninankarersaylacvivagbl2595
7 жыл бұрын
wa somalilnd dhalado saldhig wxy ku ledahy sama wayn HARGYSIYo AWDAL sabaradediyo
Mida laiga sabab dhigay wadnaheyga sudhanee an kasexan waaye ❤❤❤
@farhiaismail1984
Жыл бұрын
Hadan sadir I qorin ninka ebe siyayo silic yanan arag samo ula nolow wa Somaliland dhalad ah saldhig waxay ku ledahay sama weyn hargeisa sol sanag iyo baran sanag bey ku dhalatay ❤❤❤❤❤❤❤great song
@hoodohappy6608
Жыл бұрын
Burco iyo saraar dhul hapara jeclo 🫀🔥❤
@abdixakiinncnc2962
6 жыл бұрын
Saaxil iyo togdheeriyo Burco seeraheediyo saraar bay Ku dhaqan tahay
@abdirahmanjirdech4200
7 жыл бұрын
Hees qiimo badan aan ku xasuusto qof aan aad ujecelahay mar uun aan isu soo noqondoono
@safahassanhasan7893
8 жыл бұрын
wow Maxamed Bk long live thanks viva Somaliland i love my country for ever one love Somaliland
@khalidmohamed8291
6 жыл бұрын
Heestan wan jecelahy wllhi
@malmo4235
7 жыл бұрын
Samo Ugula Noolaada. Xaaskiina Ragooow Ilaa Kuwa Ila Dhashay Ee Reeraha Leeh Gabadh WaaDahab Aan Walahi La Heli Karin
@mssashwa7774
8 жыл бұрын
www waa somaliland dhaladoo sal dhig waxay ku leedahay zamo wayn hargaysiyo
@rahmarazmi5898
8 жыл бұрын
bk noolow😍😍
@clraxmaangaasofficial2589
3 жыл бұрын
Bk oo fanka ka fadhiistay caawa heesihiisa dib udaawanaya
@empireshow1
Жыл бұрын
Burco iyo saraar❤
@empireshow1
Жыл бұрын
❤
@haniyohimilo5533
5 жыл бұрын
Sool.Seeri Iyo badhan Sanaag Bay Ku Dhaqantahay ❤🤙 #Badhan Iyo Sanaag
@anwarahmed1348
7 жыл бұрын
woooow mxd suubisay maxamed bk
@hoodonaasir3333
8 ай бұрын
Hadan satir i qorin ninka ebe siyaw silic yana Aragaw samo ugala nolow😢😢😢
@mukhtaarqays8049
8 жыл бұрын
somalilan ok
@caways_carrabay
5 жыл бұрын
Somaliland..❣
@Wadani1988
7 жыл бұрын
bk aadbaa u taageeraa 2020 dawanyaa
@zihaamjamal9128
7 жыл бұрын
Viv bk
@aasiyagaabo2884
Жыл бұрын
Badhan ma hooyadaa baa somaliland siisey
@fosiasoubaneh4628
2 жыл бұрын
Macha Allah noolada toi et ta fame fatouma
@SacadIbrahin
Жыл бұрын
❤❤❤❤
@mohamoudhassan8223
8 жыл бұрын
wooooow waa somaliland
@khadramohamed96
9 ай бұрын
Waa somali land dhaldo❤
@farhiaismail1984
Жыл бұрын
Heso xul qaday
@samotalis9696
7 жыл бұрын
www nabee waxaan waa heees
@saynaphindiyo5401
6 жыл бұрын
maxmed Siciid BK noloow. wall. kuu jcliyaa. fanaan aan tagero. jiro joog wall
@qadanqadan6095
6 жыл бұрын
lipah
@ifraaxali7340
10 ай бұрын
Waa Somalilland dhalad❤ heestaba anigaa malaha laygu talagalay❤ abi mcn bk fanka wuu kuxisay ❤lkn illah kuguma sooceliyo janadi alle hainagu kulmiyo❤❤❤
@yahyevidal7317
8 жыл бұрын
Mahamud cabdi Bk Fanan qaliya ☺☺☺☺☺☺😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁🌼🌼🌻🌻🌻🌻🍁
@Cabdicasiis-yx7wq
3 жыл бұрын
Waa somaliland dhaladoo saldhig waxy ku leedahay sama wayn hargaysiyo awdal sabareedediyo
@abdalleaidrous9505
8 жыл бұрын
axla fanan maxamed siicid cabdi bk fanaanka qaranka somaliland
Пікірлер: 93