Waxaad ka warantaa Buuni oo Xildhibaan Guruuje ugu hanjabay in xeer ilaalintu ku soo oogto xilka xayuubin !!!!
@Faisa-f8c
3 ай бұрын
Kani waa niic waxba ma taqaanid Khayrkaa uun waqti ku lumi, rag tashaday ayuunbay Tolkay niicda hayaan, Garxaji waxaa gumeeyey waa xisbiga waddani, Waanu ka tashanaynaa waxaa niicdda haya,
@FaysaFaysa-ib8yz
3 ай бұрын
Muuse dhiigle 4bilood dadbadan wuu sahayan doonaa ee iska warhaya.
@abdulsamater7151
3 ай бұрын
Faqash
@IbraahimCawil-qe6bu
3 ай бұрын
Muuse iyo inta ku hareereysan muuse waxay ka xumeeyan mooyee waxay u taran ma jiro waayo sumcada ayey ka dilaan marka kuwa kuhareyreysan ay wax cayayan
@raaidamaxamed2237
3 ай бұрын
Waar dadka beenta kadaa masoo cabsi gali reer wadani baa laguyidhi waar dadkan tartamayaa waadad wada dhashay iswada yaqaana maanta hadii wadani yimaado taladana halakaasuunbaa lawada ahaan dawladana waalawada yeelan hadii muuse biixi soo noqdana walba dadku shacabkiisay ahaayeen oo hore usoco ayaa la odhan doonaa
Пікірлер: 10