@@shaqalehussien2662 adeero macnahaa nin wayn baan ahay magaranayo afkanaad ku hadlayso naf naag iyo abuu gaadhaa adeer afsomaligii miyaa la badalay intaan ku ogaa
@mohameddahir7293
Ай бұрын
Iska daacdaaca deetana iska qada tega. Waxa loo bash as in ethiopianka dalk berri hore laga saaro maantase waxba kama qaban kartaan berrina dalka minority baad ku noqon. Waxa dhici doonta in la idin addoondado
@AliAli-gl4bg
Ай бұрын
Golaha guurtidu manta waa shaqaynaya lkn hore ma jirin
@GadaaIslaamaa-bb6mf
Ай бұрын
Subxaana Allaah ma kunshilin oo Doorsato guriga lagu dhisin karaya.?
@Shin-wu4mi
Ай бұрын
Cantatab Allaah iyo rasuulkiiisaba gooyey baa tahay munaafaq nimo ka daaya somali muslim isku mida subxaanallaah ❓😭‼️
@faadumocali-yt9zp
Ай бұрын
akhas. aamuse qashin yohow. how about laascaanood oo aad caruur ku dhisheen. BEEEEEEEEEEEEEEEEEENLAND. GAZA MARKAAD KA HADLAYSO AAWAY DADKAAD DHISEEN.
@jamalskp7280
Ай бұрын
Hada ka waran dhimashado 200 bay maraysaaye yaa laayey hhhh
@faadumocali-yt9zp
Ай бұрын
@@jamalskp7280 waa saad jeclaan lahayd. Yaakuu soo tirakoobayse? Heedhee hadaad waxkasta samaysaan waa wallhi, waa bilaahi, waa tolaahi inaysan harti dibdambe isaaq ula midoobayn. maahi weliba hartiga aad deriska tihiin ee Daarood waynaan ahay. Ma dhacayso xataa haday dhulbahante oo dhan waashaan inaad dhul Daarood qaadataan. Awalna cag ma soo dhigteene dhuuni qaataa idinla socday, markaad Tukaraq joogteena waa la joojiyey dagaalka waayo harti inuu isku dhamaadaan diidaynay, mida kale Dhulbahantaa dhulkooda joogay ee idiku maqaarsarbaad ahaydeen. Hadaada saas u daba joogtan maxaad iyag u baryiwaydeed waagay idinla joogeen qaarkood. never ma arki doontaan Daarood iyo Soomaaliwayn baan ka yeelayn la midowgiina ooya. Dhulbahante waa idinka raystay Cayn iyo Gar adag io Burcana anagaa leh. markaad soo gasheen waa la ogyahay. BBBBBBBBurihiinii baad ku noqonaysaan.
@zakirboss143
Ай бұрын
Intaad wax meel dhigan lahaydeena waydinkan maalin walba is feedj feedhaya
@hadliye1144
Ай бұрын
dantena kuma jirto duladaa her galbedka
@mohamedosman7016
Ай бұрын
Imisaamlahyn oromada erya
@user-kc2vw2pi7h
Ай бұрын
Waa runtii waa in laraafaa oromo
@am.b5688
17 күн бұрын
Waa niman Dir ah oo bad na waynu siinay! Kontonka sano markay u dhamaato ayaynu raafeynaa!
@kahorbaydhtv1811
Ай бұрын
Saaka golahii guurtida dawadiibaa ka dhamatay haloo gurmado si aanay odayaashu koomo u gelin
@user-py1xx7to3j
Ай бұрын
Dareenkani makadhabaa mise ŵay nagaadayaa viva guurtida
@okamax4402
Ай бұрын
Yesss the Land belongs to LafataNaga my smart brother Abiy who’s Orthodox plse keep playing your game 😀😀
@zakirboss143
Ай бұрын
Ax mid baa ka naxay oo Al yidhi 😂😂😂
@alishilmohamed7368
Ай бұрын
Odayaal biiqey dheh,bal caqligooda eega!!!
@abdisharif8315
Ай бұрын
WAA EEY ODAYGAN MASCAGALEYDA AH.KUWAAN MA QUUSTAAN MIYAA WASAAQDU.
Dad wada ilka la'a, wada waalan, wada sarqaan ah. isaaq intii meel la'isu xiro oo markaas ha la daawado qosolkaa kaa dhamaanayee. laakiin inta fiican kuma jiraan.
@FatimaAli-hc2zy
Ай бұрын
Waxaanu aad ugu faraxnsy in ay Golihii guurtida Somaliland ka hadlaan dhibaatada weyn ee ay Oromadu ku hayso Waddanka iyo dawarsigii oo xadka dhaafay oo ganacsi noqday artintaa deg deg ah wax halooga qabto 😢😢😢 waxaanu ka baqanaynaa in ay Oromo inaga dhex toosto
Oromada iyo suriyaNku waa isku mid dawarsiga kasaara wadanka oromada suriyaankana heeyadaa ka mas .uula
@user-cy2eh2xd2q
Ай бұрын
horta waa isku mid marka dhinac laga eego oo waa soo galooti, madka dhinac laga eegana isku mid maaha waayo suuriyaanka way soo bara kaceen oo waana muslimiin badanmoodu lkn Oromada dhib soo bara kicisay majirto oo wadankoodi waa u nabad takale muslim maaha ee waa kiristan.
@abdusalansaleban7339
29 күн бұрын
@@user-cy2eh2xd2qoromadu waa muslim 95%
@dayibdaahir5638
Ай бұрын
Ajaanibtu fara baas inagu hayaan ee dowladdu waxay ka eeganayso maanaan garan ???
Asalamucaleykum ninka kara shaka hadlay Wad mahadsanta qaxoodia Aad uka hadlay nabada xoojiya fadlan golaha guurti haqa wanaagsan qab yaalad la aan nabada suga
@adelwaliadan3522
Ай бұрын
Mardhow CIIDANKA DALKA IYO TURKEI SOO GARAYO HARRGEESA WAAN SOO SO COONA ITOPIYAN AYAA DALKENA KUU SOO DUULEY SIIDASII DARTEED WAAN SO SO COONA 77 BALANA WAYE IN HARRGEESO KUU DAGAL NAMNO MARDHOW IN SHA ALLHA DALKA OROMOO AYAA KU SO DUULEY SOMALIYAWEENEY FADLAN HALAGA GAROO HARRGEESA 😮😮😮😮😮😮 77
Oromuma heshiiskii Abaagadhaaga LAFTII NAGAA ayey ku joogaan oo waliba kuwo fara badani dhexda ku soo jiraan’e horta heshiiskii miyaa wax iska badalay, oo qodobkii ahaa dhulka iyo baduba way naga dhaxeeyaa mala laalay, Oromo isn’t easy qodobkaasay hoosta ka xariiqdeen 😂
@IkramKalef-cy2di
Ай бұрын
Ma afweyne walaalkiba Hargeysa kunool 🤨 waba mabamataankisi
@mohammedmuuse4270
Ай бұрын
U adkaysta reer yurub iyo maraykan idikaa isu duleeyey dabadeedna ragga illaahay ayaad ka dulawdeen illaahayow hana dulaynin
@abdiwahabjibril4549
Ай бұрын
Meeshii guurtida xashiish baa isugu soo ururay waxan meesha halaga dareeriyo iyaga iyo ciyaala suuqa wakiilada ku uruuray labadaaba hala baabiiyo waynu ku qasaaree intii guurtiga loo baahnaa ee raga xulka ahi joogeen waynu soo dhaafnay kaalintoodiina way soo qaateen imika waxani waa uskagii dadka laga maydhay
Hadalkaa ninkaa odayga ah ee xildhibaanka ahi ka dhawaajiyey ee ah waxa ka jira cusbitaalka guud ee magaallada Hargayesa dad Oromo ah oo dawooyin la sinaayo haayad sinayso oo cafimadkoodii la qaabilay haddii ay u jirto sidaa uu u sheegay waa arrin dadkan iyo dhulkiisaba ku ah khatar wayn oo mustaqbalka jiritankiisa waa mid u baahan in si xilkasnomo ah wax looga qabto inta ay goori goor tahay waayo waxa muuqata waliba inay jiraan talaabooyin dalkan loogu boreeyo dad aan u dhallan. Waxaaso dhan rag aan ogahay ayaa ka danbeeya waxa kaliya ee ay sidaa u samaynayaanna kaliya waa siddii ay dadkaa cod uga heli lahaayen mudo dhaw iyo mid dheer ba balse uma muuqato dhaxal wareejinta dhulkoodu. Alle doori waa duul halaysan dadkaasi ee aynu iska qabano. Oromadda u jeedkoodu maaha dawarsi balse waa shaadh ay inoo soo xidheen oo salkiisu yahay siddii ay dhulkan u degi lahaayen oo ay degaan ugu noqon lahaayen mustaqbalka fogna ay uba sheegan lahaayen intaasi waa biyo kama dhibcaan balse waxaas oo dhan cid dan leh ayaa ka danbaysa soo dhawayntoodda. Waan cida codka ka rabta hore na uga rabi jirtay kuwa simikaadhadda u furaanna waa iyaga oo intay tagaan xaruumaha shirkadaha uga soo fura waliba magacyo af Somaali ah ugu soo fura oo ka wakiil ah.
@user-mr6sp3yh7e
Ай бұрын
Tukaano ayay leeyihiin yaa siiya liisanka dad jira ma nihin
@G.M820
Ай бұрын
@@user-mr6sp3yh7e Kuwo inaga mid ah balse aan u fikirahayn si togan oo maangal ah ayaa u sameeya liisanadda ganacsiga iyo u furidda simikaadhadda ba waan kuwo aad u aragti gaaban oo danaha ay ka leeyihiin dadka Oromada ah kaliya ay tahay wax Hal mar ah aad baan uga xumahay khatarta jirta ee mustaqbal balse waan inaynu wax ka qabanaa waayo cid u maqan oo wax ka qabanaysaa ma jirto
@faadumocali-yt9zp
Ай бұрын
OROMO DHUL CAGAARAN BAU HAYSATAA, WAXA U TIMI INAY CAWAANTA MARQAANSAN FURATO. WAR HABEENKII HALAGU GUDO MEELAHAY JOOGAAN DUKAAMADAN HA LAGA DHACO. WA LACAFTII AY INAKA SAMEEYEEN. SOOMAALI WAA CADOW, OROMO WAA WALAAL KA XAAXAABIYA. MID HIV QABA, MID DARAAGO DISHAY IYO MID QAAXA QABA AYAA NOQONAYSAAN WADANKANA SAAS AYAY KULA WAREEGAYIAAN. DAMIIRLAAWAYAAL BAA IDIN HORTAAGAN.
Waxaas waxaa ugu daran ama ugu wayn cudurka ay ku faa finaayaan dhalinyaradii reer Soomaaliland oo wada noqday all of them sick.
@user-ul6fn9ie6q
Ай бұрын
Waa run waa dabiila Mohammed kaahin saleeban tunta iyuu diidaya
@user-mr6sp3yh7e
Ай бұрын
Waa been cad muxuu dambiile ku yhy wuu khaldami kartaa lkn sidaa uu u hadlay baaha
@ayaanibrahim8735
Ай бұрын
@@user-mr6sp3yh7e ilaahay ka baqa been ta da
@user-mr6sp3yh7e
Ай бұрын
@@ayaanibrahim8735 beentu waa noocee ma ina kaahinbaa lascano dagalkeda riday waa bashar qaladaad mamul ka dhaceen maxay kale
@abdikariimismail1238
Ай бұрын
Hadduu khaldamaayi, dukaan ha furto. Dalka laguma khaldami karo adeer@@user-mr6sp3yh7e
@abdikariimismail1238
Ай бұрын
@@user-mr6sp3yh7eisagaa ka riday. 3000 oo ciidan ah iyi hubkoodii ayuu keenay gudaha Somaliland. Isagaana sababay in dalka la qabsado
@user-nu2pe1go3s
Ай бұрын
Halayska celiyo oromada iyo soofaleetiga totaly
@abdilahibg8794
Ай бұрын
Carcass for hounds.
@user-nu2pe1go3s
Ай бұрын
Ka aamusa shadh was runtiiye aamusa
@hodanabdirahman8080
Ай бұрын
Dawarsiga hala jojiyo
@hiradbahwal4488
Ай бұрын
QABIIL QARAN MA NOQDO!!! RIWAAYADA YUTUBKA , LAASCAANOOD CUQDAD AAD DAAROOD U QABTAAN BAAD KU XASUUQDEEN, GARTIINA ILAAHAY BAA SAMADA KA NAQAY 8/25/2023, NABAD BAA LA,IDIINKU BAAQAY WELINA WAAD CIIL QABTAAN. DEEGAANKIINA KU EKAADA, SOOMAALILAN GOOJACADE AYAA LAGU AASAYE SOOMAALIYA 🇸🇴 DHINAC KARAAC. WBT😊
@NOREDIN666
Ай бұрын
Caac & dhuuso ku jir weligaa . Somaliland 30 ka hor Qaran Noqotay waa Dal islaam av leh Calam Tawxiidka. 30 ka hor yaad ku noqotay isirkaagi & canwaankij aad ahayd.
@ahmeddaud5075
Ай бұрын
salaadiinta iyo cuqaasha siyaasada ku mashquulsan waa in ay ka hawal galaan dadka soo galootida ah Ethiopia inagaga soo jabay
@maxamedabwaan2673
Ай бұрын
Ina kaahin iyo muuse iyagaa cadawga soo abaabulay hadana dalkii difaaciwaayay
Dad aanad garanayn waxay donayan waxay diidayan ,mar mar bad is odhanaysa wa dad walan munfaqad balayo radis iyo xassad ayey ku mashq.
@rybersikes
Ай бұрын
❤🎉 my😅😊😮😮😢😢
@anak1646
Ай бұрын
shimbirayahaw heesa
@cartancartan8452
Ай бұрын
Mnsha Mnsha Allah Guuritdii haybadooddii way so laabtahy
@ruushalijamac638
Ай бұрын
inuu caruur la hadlayaa moodaa
@yasinyusuf5629
Ай бұрын
Baarlamanka kuwan ayaa dhaama Waar meeshu nasiib daro ayaa ku habsatay ah dadka masuuliyada wadanka haya
@yasinyusuf5629
Ай бұрын
Waa maxay daawo ayaa la qaybinayaa Dadkii muwaadiniinta ahaa ayaa daawo laan la ildaran
@qurbaawis642
Ай бұрын
Habar jeclo waxba iskuma qariso sida habar awal
@abdullahiyusuf4543
Ай бұрын
ADEER MEESHA INGIRIISI LOGAMA BAAHNEE WAX QABAD BA LOO BAHAN YAHAY. KANI WUXUU QABTAY INTII U JOOGAY PHARMACY GI SII BU AYUU KORDHIYAY. WAA NACAS NIMADA DAWLADA SOMALILAND MADX DEEDA INAAN MIDH ASPRINA MUWAADINIINTA LA SIININ! AJAANIBKANA LA BILASH LAGU DAWEEYO.
@salahthefruad9174
Ай бұрын
Waa qabiil iyo xiqdi. Ina Biixi in xilka laga qaado ayay. ahayd. Laakiin qabiil ayuu ku fadhiyaa. Nafta maaweeliya.
@ahmedyusuf692
Ай бұрын
Wixiinaas oo kale badankiina waa in wadanka laga qabtaa
@abdikanijibril3860
Ай бұрын
laftii nagaa miyaad ka baxdeen 🤣🤣🤣🤣
@user-gr6gu8bs6q
Ай бұрын
Mujahid yaan meel looga dhicin haku dambaabina
@jamaadnuura10
Ай бұрын
Maxamed kaahin waa halyay Qaran wadani iyo Ina Xaashi baa ciidanka dhabar jabiyay cadawga gudahaa isgaadhsiinta ka gooyaye. Damiir xume gacan libaax kamaad hadal kuwaad ku lado eed lacagta bilaasha 34 sanadood nabada ku haysato kolkii inta jidka loo galay maydkoodii madaxa layskaga taagay ee social mediaha kaga faanayay
Пікірлер: 250