Xasuustii Mohamed Mooge AHU Erayadii Abwaan Hadraawi AHUN Laxankii Hassan S Afrax Garayt AHUN Luuqdii Mohamed Mooge Liibaan AHUN
@abdisalam4728
3 жыл бұрын
heestan waan hubaa inaaay qaadayn mahamed mooge iyo shankaroon ha la soo hubiyo labada fanaan ee qaada anigu baadhitaan baan ku jiraaye
@abdallahjama1277
2 жыл бұрын
Zxb ninkan heesta qaadaya maxamed mooge maaha waa maxamed good shinbir iyo shankaroon hadhowna waxa kaban ku qaaday maxamed mooge
@ikhajji
2 жыл бұрын
Shimbir & mooge toona ma aha. Ninka magacisa gordhow ayan saxayaaye lasoco. Jaamacad ku taalla dunida ayan kahelay Riwaayada lafteeda o dhamaystiran.
@abdallahjama1277
2 жыл бұрын
May zaxib ka hu daalin taa a iga iwaydii cidkale ka raadin hadraawi baa heesaha riwayada ku jiray lahaa laxanku waa cabdikariin jiir markaa waa labada nin een taarikhdoda fanka hayo markaa maxamed good shinbir weeye codkan aad soogalisay haduu cidkaleh noqdo fankaba waxkama aqaani
@ikhajji
2 жыл бұрын
Xasan Feeyr Cismaan ayaa layiraahdaa, Gabadhana wa Canab Diiriye Cabdi-Gahayr
@abdallahjama1277
2 жыл бұрын
Cali fayruun baan aqanay wllo oo musicga tumijiray xasanka ma maqal lkn waxan ku wada inuu ku jiray kooxdi iftin lkn
@mhassan0163
Жыл бұрын
Fannaanku ma aha Mohamed Mooge aun, qofka qoray maba kala yaqaan codadka, hala soo helo qofka uu hayey waa 1970 yadii bilowgeedii
maha ninku wa axmed maxamed good shinbir sidan jeclahay gabadhu shankaron weye dubitanka aya xun
@user-Axmed
8 ай бұрын
Hubsiimo halbaa lasiistaa midkoodna maaha
@AhmedMohamed-tn5yg
3 жыл бұрын
Mooge iyo Shankaroon mar danbe ayay qaadeen
@yaasirabdi6494
2 жыл бұрын
Aad"baan uga xumahay dhawaan galka fanku ha"naga xishoodaan fannaanbaa codkiisa hal mar la maqlayaa kadib waxaa la is"moodaa in la bartay codka fannaankaas waar soo baro marxalladaha iyo coddadka kala gadisan ee fannaanka ka yimaadda Waxay u"baahantahay Hikaad" haatan coddadkani waa 1974tii lkn Waa maxamed mooge iyo shankaroon ok AUN maxamed mooge inta aanu codkiisu is badalin 10 sano kadib waaba uu dhintay lkn 40 sano kadib sidee cod fannan u hikaadinaysaa??
Maxamed Mooge iyo Shankaroon toona maahee raadiya dadka qaadaya fadlan.
@buuxciise2167
3 жыл бұрын
saxib gabadhu wa shankarone dubitanka aya xun ninkuna inu yahay axmed maxamed good shinbir ayan jeclahay
@ikhajji
3 жыл бұрын
Hubaal Miyaa?
@buuxciise2167
3 жыл бұрын
@@ikhajji ha wllo lkn dadku wa isku muq hada wa kala maan aya layidhe kolay dad qof kale ku shegi karana way jiran anigu sidan amin sanahay boqolkiba boqol weye mahad sanid wllo
Пікірлер: 27