Maxamed mooge liibaan Axmed yaasiin digfeer Xaliimo qaliif cumar barre magool Xasan aadan samatar Xasan xuseen lafoole Alla maxay ahaayeen dad codmacaan 100%
@jiboqaraamimedia4583
2 жыл бұрын
waaruntaa zxb
@husseinjoffei1327
6 ай бұрын
Thank u
@BrowYare-hs4zp
3 ай бұрын
Waa sax
@davidanton8557
2 жыл бұрын
Afsoomaaliga aad ku Qorteen saxa waan garaya kuwa sidan Sayidka u bahdilaaya
@jiboqaraamimedia4583
2 жыл бұрын
maxaa qaldan zxb eed fahmi wayday
@mohamudkilwe
2 жыл бұрын
inan baa qalbigayga ku taagneyd intaa dhagaysanayey
@jiboqaraamimedia4583
2 жыл бұрын
😄😄😄 hada usheeg oo u qaad zxb
@buuxciise2167
3 жыл бұрын
cimriged ma weyne curub lix iyo toban jiroo cabdi sheegay weye cabdigaa lagu hal qabsanaya tolow ma cabdiqaysba xaaji gujis marna waki laha cabdiqaysba weydii heestii kale uu maxamed mooge qadi jiray
@jiboqaraamimedia4583
3 жыл бұрын
haa zxb waa isaga
@buuxciise2167
3 жыл бұрын
@@jiboqaraamimedia4583 ok wllo gartay
@fuaadamaan2621
3 жыл бұрын
Waa cabdi iidaan
@hamsenaajimedia3958
3 жыл бұрын
Xaaji gujis marar badan ayuu cabdi qays ku hal qabsaday waxaana la iisheegay inay saaxiibtinimo xeeldheeri ka dhaxaysay
@buuxciise2167
3 жыл бұрын
@@hamsenaajimedia3958 mahad sanid saxib qaliya ma ninaan hargaysa ku dhalanba isu haysta inu dhashay wa hadaladu hal hayska u laha xaaji gujis hargaysa jacayl dartii xigasho boobe yusuf ducale
Carrabkiiyo odhaahdana waa Camalkii Hooyoo iyadoo Caruuraa Samo lagu Can qariyoo hadal Dhaxal gal Ah waye
@jiboqaraamimedia4583
2 жыл бұрын
aad iyo aad wll u luxdanyiin erayadu
@NAQEEYE
Жыл бұрын
"Waxaad camamka moodaa" Weeyi ee maaha "camal"
@jiboqaraamimedia4583
Жыл бұрын
Waad saxantay zxb
@abdirizaak
2 жыл бұрын
hees ha iska soo gelin utube adoon abwaanka aqoon maaha gujis isba heeso fiican buu leeyey sida goonyihii hargeysiyo adoo guryosamo ku nool lakin abwaankani waa reer burco ciise warsame dhancade allaa yarxam london ku geeriyoodey 2015 allaa yarxam
@jiboqaraamimedia4583
2 жыл бұрын
abwaan ciise iyo in tii dhimatayba rabi haw naxariisto lkn zxb adigu dib isugu noqo wax aanan soo hubin oonan lafaha ka soo gurin halkan kuma soo tuuree
Пікірлер: 91