Maxamed Saleebaan Tubeec (aun) - Aduunyada Nin Dhoofiyo Lyrics | hees Qoraal ah | Hees Calaacal ah, Hees jaceyl ah, Hees Qaraami ah, Tubeec Qaraami, Heesaha Hirgalay, Hees Jacayl ah, heesta aduunyada nin dhoofiyo ninkii tagau dhulkii hooyo, Waa Mid ka mid ah heesaha aun fanaanka Maxamad Saleban Tubeec ugu caansan, sidoo kale heesta Anna dhaawacaygii jacayl dhiba aastaan la dheeldheeliyaayaa waxay ka mid tahay heesaha ugu caansan geyiga soomaalida iyo waliba bulshada ku hadasha afsoomaaliga. Waa hees aad u macaan Dhegeysi wacan.
❤️ Follow [Heesaha Hirgalay]
------------------------------------------------------------------
/ heesahahirgalay
/ heesahahirgalay
/ heesahahirgalay
/ @heesahahirgalay
------------------------------------------------------------------
Heesaha Hirgalay, Waa Heesaha Soomaalida Kuwooda Ugu Shidan. Heeso Jacayl ah, Heeso Wadani ah, Heeso Qaraami ah, Heesihii hore , Heesihii Dhexe iyo Heesaha Cusub,heesaha magool qaraami, magool jacayl, Kala soco Chanalkaan, Heesaha Hirgalay, Somali Music Lyrics, somali songs.
➤ CHANNEL PLAYLISTS:
---------------------------------------------------------
🎵 HEESSO XUL AH (Lyrics):
➤ • Video
🎵HEESO JACEYL AH (Lyrics):
➤ • SAYNAB LABA DHAGAX - W...
🎵HEESO QARAAMI AH (Lyrics):
➤ • MAGOOL, HIBO NUURA & A...
🎵HEESO KABAN AH (Lyrics):
➤ • FARTUUN BIRIMO - JACEY...
🎵HEESO CALAACAL AH (Lyrics):
➤ • SAADO CALI WARSAME - Y...
🎵HEESIHII DHEXE (Lyrics):
➤ • KHADRO CUMAR DHUULE - ...
🎵 HEESO WADANI AH (Lyrics):
➤ • Video
🎵HEESAHA HIRGALAY (All Uploads):
➤ • Video
---------------------------------------------------------
Fadlan subscribe saar chanalka:
/ @heesahahirgalay
• CODSI MUHIIM AH:
--------------------------------------------------------------------------------------
➜ HEESAHA HIRGALAY: Waa kaliya Channel Heesaha u soo gudbiya qaab qoraal ah, HH maaha istuudiyow soo saara ama duuba heeso.
➜ Waxyaabaha nagu kalifay inaanu heesaha u sameeyno qoraal (Lyrics) waa si aysan u lumin heesaha muhiim ka ah, bahda Channelkaan (HEESAHA HIRGALAY) waxay isku hawleen raadinta heesihii caanka ka ahaa dhamaan geyiga ay soomaalidu degto iyo dhamaan bulshada ku hadasha afkaan hodanka ah ee Soomaaliga, hadii aad haysid heeso aad rabto in qaab qoraal ah laguugu sameeyo, fadlan nagalasoo xiriir qaybta comments-ka ama Emailka hoos ku xusan. Mahadsanid.
➜ Hadii aad haysid xog badan oo ku saabsan heestaan, sida Fanaaniinta iska leh Miraha, Musica, Laxanka iwm Fadlan nagula wadaag qaybta hoose ee faalooyinka (comments) Si aan u siino (Credit) ama ugu xusno halkan. Mahadsanid
➜ Hadii qayb ka mid ah qoraalka midhaha heesta (Lyrics) ay kuula muuqdaan qoraal aan sax aheeyn Fadlan qaybta hoose ee faalooyinka (comments) nagula wadaag qoraalka aad u ragto ineey sax yihiin. Mahadsanid
➜ Hadii uu jiro qof sheeganaya xuquuqda muuqaalkan ama qaybaha uu ka koobanyahay muuqaalkan sida sawirka, codka, qoraalka ama wax kaloo xadgudub ah iwm, fadlan wixii cabasho iyoo codsi ah noogusoo dir Emailkaan (almacomany@hotmail.com) anagaa si degdeg ah u fulineeyna codsigaaga. Mahadsanid.
➜ Fadlan Caawi Chanaalka, sida kaliya ee aad u caawin karto channelka waa in hadii uu kusoo gaaro muuqaalka aad like saartid, hadii aadan Subiscriber ahayn in aad subscribe saarto si uu channelku u gaaro dad fara badan, calaamadda gamaleelkana ku xiro si uu kuu soo gaaro marka kasta oo aan soo gelino muuqaal cusub. Mahadsanid.
--------------------------------------------------------------------------------------
#Tubeec #Aduunyadanindhoofiyo #HeesahaHirgalay #somalimusic
Негізгі бет MAXAMED SALEEBAAN TUBEEC ADUUNYADA NIN DHOOFIYO LYRICS | HEES JACAYL QAARAAMI AH | HEES CALAACAL AH
Пікірлер: 7