Cumaraw waxaan kaaga marag ahay inuu yahay baashe sheekh oo aniguu iiga sheekeeyey allaha ha unaxariistee sanadkii 2013 xaafadda maxamed mooge ee magaalada hargaysa gaar ahaan gudaha meheradda star anoo markaa manager ka ahaa isna waxa uu iga iibsan jiray timirta oo uu jeclaa
@AbdiazizSaidAhmed
4 жыл бұрын
Mahadsanid sxb , fannaankani ma reer Hargeysuu ahaa , heeso kaleetose ma qaadaa tolow , haddase ma nool yahay wll???
@buuxciise2167
3 жыл бұрын
wllo xilimu dhintay bashe yare
@user-gh4wg1eu4d
5 ай бұрын
Wuxu qaaday heesaha ay ka midka yihiin ubaxii baxaayay . Adiguba dharaaraad ka qoslaysay dhoosha ... ninka hadimo taliyaw .. haasawaheenii ma ka hawl yaraysoo .. igu soo dhawaw ii dhiib gacmaha iyo qaar kaloo badan
@sulemansiryaaani6913
4 ай бұрын
Qaasaali ee muranka iska daaa inan yar baad tahee , maxed warsame qaasaali codkiisu ma qaldamo bal dadka waaawayn waydii
@aadammuxumed317
6 күн бұрын
Riwaayada waxa ku dhigay heestan aun baashe sheekh oo banka hargeysa ka shaqayn jiray sida lay sheegay lkn codku qaasaali ayuu u egyahay
@axmedcali5851
2 жыл бұрын
Heestan ninka qaadaya waxa la odhon jiray AHUN Baashe Sheekh Yusuf Sidaa ha loola socdo
@sulemansiryaaani6913
4 ай бұрын
Miyad odhsnaysaa maxed warsame qasaali weeye wax hubso mise isaaq ahan baad u diidaysaa kkkkkk
@muhammadsheikh676
2 жыл бұрын
Maxamed warsame naxarista janno Allaha ka waraabiyo aamiin yaa Rabbi top hees cod iyo muusik sare
Rabbi ha unaxaristo qasali fanan cod halasi ah leh
@user-lh7zy8qh9w
2 ай бұрын
Heesuhu waa macsiweyn markaasbaad mashallah leedihii waa waxyabaha ina ragaadiyay ee ilaahay aanu jeclayn horumarna aan lahayn waxtarna an lahayn geesinimona maaha waa hadhadhaq iyo huuhaa waa laba eray oo la isku toosiyay bas wax tarna aan lahan
@dr.mohamedabdisheik8813
Сағат бұрын
Yaa lagaa macsiyeysanin futadaada fur gasho
@abdifatahsomalichannel3092
2 жыл бұрын
alaha unaxariisto maxamed warsame qasali fanaan aan heesihiisa jeclahay
Пікірлер: 73