Af hadlaaba aamus: الله يرحمه ويسكنه فسيح جناته sanadka igu horreysay aan maqlo waa 1992dii, waxay aheyd sanad mugdi ah, colaad ba'ani socoto. Hadda ayaan dib umaqlayaa 2022da, 30 sano ayaa ka soo wareegtay, waxay ku soo beegmeysaa anigoon arag waddankaygii macaanaa 😭 muddu ku Siman 20 sano, cajiib! May Almighty Allaah bestow peace and tranquility to my birth country and people. Waxaan moodi jiray in Sayid Khaliifa uu ku luuqeeyo heestan!
@badrigass4135
Жыл бұрын
Aadbaan ula murugoodey Hadalka aadka dhawaajisey,😭 wallaakayow allaha inagu simo baladkoo barwaaqo ah iyo bulshadoo nabada, 6sano kasoo maqnehey baladkii hooyo hadan wax farabadan ayaan u arkaa. Allaha kugu nabad yeelo sxp meel kasto aad mareso Salaamullah
@fm2008_2
Жыл бұрын
@@badrigass4135 Aad baad umahadsan tahay wlaalkayga qaaliga ah. Soomaali nimo, Islaam nimo, waddan qiimahiisa iyo qaayihiisa aan lasoo koobi kerin Rabbi innagu manaystay. Walaalkayoow waan arki doonnaa waddankoo nabad ah in shaa Allaah. Thank you for your compliments. 💛🇸🇴💚
@Abshir-uf2gy
2 ай бұрын
Aad baan u jeclahay m kabanle alle ha u naxariisto 2024 may aadan cabdule international earport
@jiboqaraamimedia4583
2 ай бұрын
Aamiin aamiin
@cabdilahishaafi
8 күн бұрын
Abwaan maxamuud maxamad kabanle waaye Allah unaxariisto intii dhimatay
Jibo qaraam saaxib waxad i gelisay xasuis gooniya 1998 ban heesta maxamed xassan kabanle ee caashaqa ma dhaafaa iyo heestan nabi amaanka ah radio wanted ah ka dhageysan jiray iyado cajal ah waxa jeclaa abtigeey xasuus gooniya bay igu leedahay guuleyso saaxiib
@jiboqaraamimedia4583
11 ай бұрын
Shukran zxb qali
@abdikadirahmed9540
2 жыл бұрын
Scw scw Alla ya Rahman fananka muxamud kabanle
@jiboqaraamimedia4583
2 жыл бұрын
aamiin aamiin wll
@uptherhmnizmail9157
Жыл бұрын
Wow alle haunaxrsito fankeena🤲🤲
@alcowdafarah307
Жыл бұрын
Socdaal in the building 😎✌
@juweriyodaahir6300
2 жыл бұрын
Ifka waa laga tagaya aakhiro u camalso Alla yaa raxma
@jiboqaraamimedia4583
2 жыл бұрын
aamiin aamiin
@hassan444habad5
3 ай бұрын
❤❤ Scw scw Ale naxaristi jano haka warabiyo Ninkan heesta qaadaya Qisa ku duuban Qisadaa oo dhameys tiran waan waayey lkn wax wanka maqley qisadiisa Balse Qisadisoo dhameys tiran aya hayo
@user-dk9vs1pf3l
2 ай бұрын
Sallalahu Caleyhi wasalam ❤ Allah yarxamuk Ape😢
@jiboqaraamimedia4583
2 ай бұрын
Aamin aamiin
@AxmedMaxame-vr1rq
4 ай бұрын
صلى الله عليه وآله وصحبه وسلم تسليما كثيرا دائما إلى يوم الدين مرحبا بك يا رسول الله صلى الله عليه وآله وصحبه وسلم تسليما كثيرا دائما إلى يوم الدين
@yacquubali9193
Жыл бұрын
Allhu akbar m.a
@user-pm8zf2ei5p
7 ай бұрын
Illahay haunaxariisto dambigii aduunka allaha kadhaafo waan ooyay markan maqlay
@jiboqaraamimedia4583
7 ай бұрын
Aamiin aamiin wll
@yacquubali9193
Жыл бұрын
Kusaliya habiibkeena scw scw scw
@jiboqaraamimedia4583
Жыл бұрын
Scwscwscw
@kafiadan8468
Жыл бұрын
Alllah unaxariisto
@abdilahiyusuf6802
3 ай бұрын
Heetan waxay ka mid thy heesaha aan aadka u jeclahay Allaha kuu naxariisto Maxamed Maxamud Xassan kabanke Waxaan soo buuqday Habeenkii Ramadan ugu danbaysay 9/4/2024 Habeen salaasa ah saacaduna tahay 12:06
@jiboqaraamimedia4583
3 ай бұрын
Aamiin aamiin
@Mahiryare
2 жыл бұрын
Allah ya Raxma dadki qiimaha laha way faarujiyeen adunyada
Пікірлер: 198