Maya, lkn Siyaasi dano gaar ah leh oo reer galbeed dabada ka riixayo ayaa waxaso dhan ka danbeeyey shacabkuna wa walaalo ,qabyaalad iyo cunfi ayaa leyna dhex dhigey lkn abti iyo gacal iyo xigaal ayeynu nhy oon isgarab istaagno sidaasey awoodena ,sharafteena iyo geesinimada ay u sareynysa
@libandahir7953
10 ай бұрын
Tanac tanac mise budhuu badhaa? Ugu horeyn, ILAAHAY ha U naxariisto Cali khaliif galaydh oo intuu noolaa laga hayo..... abtirsiinyo Beena oo daarood loo bixiyey, laguna soo naashnaashay garoowe, oo gunnimo u tahay astaan, waxaanu ka xignaa dhimasho. Horta dhulbahante in jambal loo tuuro, oo ay dagaalo ku xaaqmaan, waa tabtii majeerteen la doonayeen. Dhulbahante isagaa abtirsiinyo beena oo daarood loogu magacdaray ku cabaysan, waana la hubaa inay tahay qiddo loo dagay oo jar looga tuurayo. Dagaalkana sidiiduba waa mid isir oo u dhexeeya ogaadeen, mareexaan, dhulbahante, isaaq iyo xawaadle oo haL dhinac ah....iyo kuwii isa-soomaaliyeeyey oo soomaalinnimo beena iyo alshabaabnimo lagu riixayo dhinaca kale taagan. Aaladda dagaal ee ay kuwii isa-soomaaliyeeyey adeegsanayaan waa taas. Reeraha dagaalka lagu hayo waxaa Lagu dhexbeerey sheegato, ujjeedka ugu sareeyaanna WAA in laga tirtiro ciidda reerahaas aan kor ku xusay. Arrinka ugu dambeeya in la xuso baa ah, calanka buluugga ah ee xidigta cad ku taallo WAA mid horey u jirey oo ka taagnaa west Florida ee koonfurta mareykanka, laga billaabo 1800kii. Waagaas cawaale liibaan ma jirin, waana sheeko abtirsiinyaha garoowe garab socota oo taariikh beena lagu hindisay. Calankaas ma'aha calanka la idiin sheegay iyo sida la idiinku sheegay, duniduna waa og tahay. Marka calamo beena, abtirsiinyo beena iyo taariikh beena waxaa loogu yimaadaa garoowe
@khaalidcusmaan2778
10 ай бұрын
Adeer somaali weeyn welcome
@sahraahmed-fv6rj
10 ай бұрын
Waa hadalkii ugu xigmada badnaa aan ka maqlo oo reer abtigay ka yimi

@abdirahiimabdilaahi7192
10 ай бұрын
Somaliland guul iyo gobanimo ❤🤍💚
@mustapharashid2249
10 ай бұрын
Siyaasi reer galbeed u shaqeynya dhibta keeny o xil haya oo cidna waxbaa ka dhagysaneyn wxii ugu xumaana ino adeegsadey o qabyalada iyo cunfi Inshallah Somali iyo dhaman umada muslimka oo mideysan ayan rajaynya waaney dhacysa inshallah
@user-jw4wr7fm2z
10 ай бұрын
Waar kor ibax oo kadaaya dagaalka Danbe eed ku wadaan reer Laascaanood 😂😂😂😂😂
@caliahmed4808
10 ай бұрын
Masha Allah
@muslima45
10 ай бұрын
Ninkan waa Muuse.
@ibnadam1860
10 ай бұрын
SL xasuuq, barakicin iyo dumin beey ka geesatay laascanod.
@moeawale4891
10 ай бұрын
Waa niinkii asaga iyo Xirsii cilin dhidibada u aasay qabyaalada fooshaxun ee xalaalaystay boobka hantida dawaynaha iyo eexda iyo xaqdarada lagu hayay gadabursiga iyo dhulmahantaha
@libandahir7953
10 ай бұрын
Tanac tanac mise budhuu badhaa? Ugu horeyn, ILAAHAY ha U naxariisto Cali khaliif galaydh oo intuu noolaa laga hayo..... abtirsiinyo Beena oo daarood loo bixiyey, laguna soo naashnaashay garoowe, oo gunnimo u tahay astaan, waxaanu ka xignaa dhimasho. Horta dhulbahante in jambal loo tuuro, oo ay dagaalo ku xaaqmaan, waa tabtii majeerteen la doonayeen. Dhulbahante isagaa abtirsiinyo beena oo daarood loogu magacdaray ku cabaysan, waana la hubaa inay tahay qiddo loo dagay oo jar looga tuurayo. Dagaalkana sidiiduba waa mid isir oo u dhexeeya ogaadeen, mareexaan, dhulbahante, isaaq iyo xawaadle oo haL dhinac ah....iyo kuwii isa-soomaaliyeeyey oo soomaalinnimo beena iyo alshabaabnimo lagu riixayo dhinaca kale taagan. Aaladda dagaal ee ay kuwii isa-soomaaliyeeyey adeegsanayaan waa taas. Reeraha dagaalka lagu hayo waxaa Lagu dhexbeerey sheegato, ujjeedka ugu sareeyaanna WAA in laga tirtiro ciidda reerahaas aan kor ku xusay. Arrinka ugu dambeeya in la xuso baa ah, calanka buluugga ah ee xidigta cad ku taallo WAA mid horey u jirey oo ka taagnaa west Florida ee koonfurta mareykanka, laga billaabo 1800kii. Waagaas cawaale liibaan ma jirin, waana sheeko abtirsiinyaha garoowe garab socota oo taariikh beena lagu hindisay. Calankaas ma'aha calanka la idiin sheegay iyo sida la idiinku sheegay, duniduna waa og tahay. Marka calamo beena, abtirsiinyo beena iyo taariikh beena waxaa loogu yimaadaa garoowe
Mohamud Hashi speech was very good and intelligent speech Now all the prison of war must realise No more war or revenge from the ishaq clan Ssc khatumo must be recognise they are part of federal state of Peace and reconciliation and forgiveness must be restored The more important things the fundamental of war was dhulbante and warsangale love to part of Somalia Therefore Ishaq clan must accept and honour that important cause of the war The ishaq clan have their own choose Not to be part of Somalia
@user-fx2sr6oo9u
10 ай бұрын
This Somaliland adeer orado jigjiga iyo gariisa kusoo dar somalia
@faisalmohamed7125
10 ай бұрын
Ina xaashi cid dhagaysanqysa ma jirto, wax ssc la yidha ma jirto oo maamul noqonaya, sool wa lagul dega, sanaag degmo kaliya kuma lihid, cayn Maxay ahyad Hadday buuhoodle tahay Waa Togdheer. Wadigii faanaye Somaliland Wey socota oo wallahi ah ee xaarka xejiso.
@Dulqusley
10 ай бұрын
@@faisalmohamed7125siil habar gus jaqdo wada calaacaal 😂
@khaalidcabdinaasir5984
10 ай бұрын
Hadalkaagu wuxuu ku socdaa garaadada Dhulbahante, haddii ay iska dhaga mariyaan oo dhaliyarta jibbaysan midiba mar kuu soo jawaabo, waan hubaa in ay iman doonto maalin taladaada la xasuusto. Maanta meel nabad lagu gunti karo ayaa la joogaa, haddiise dagaal kale qarxo waa la waayi doonaa meel lagu joojiyo dagaalkaa iyo fursad nabad lagu dhaliyaba.
@abdirahiimabdilaahi7192
10 ай бұрын
Somaliland ha nolato ❤🤍💚
@AbahaJcylka
10 ай бұрын
Ababul ciidan ba kujirta hadana maxabis hadlaysa
@Rghtman308
9 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@munayusuf4949
10 ай бұрын
Mar hore ayaa tan lahaaga bahnaa . Too late
@farduusmohmud975
2 ай бұрын
Hadeer gob baanu nahaye Waxad nagu noqoten gun aan gar na gelin garna ka bixin Ee idinkaa gobanimadii iyo garashadii idinka guurtaye allh caqliga haydin soo celiyo oo gurigiina ku ekaada
@iqroali7019
10 ай бұрын
Guuuuuuuuuul somaliland❤
@khadraosman1724
10 ай бұрын
Argagixiso Snm hatrrs
@mahdidaahir996
10 ай бұрын
M xaash kumaan fahmin
@abdirahmandualeh2778
10 ай бұрын
Maqashiisay aadmiga In aad maanta jilicdeen durba yaa mataanah ku jaray kuguna maansooday,
Hadal nin weeyn, dhulbahantow raga dhaqaca halista ah ee lugu dabiibayo cisbitaalkii eey duqeynayeen iidoor halugu wareejiyo.
@herofliveTV
10 ай бұрын
Intelligent man hard speech politician who worth a leader 👏 🙌 good 👍
@omardafle3614
10 ай бұрын
Wanaagasan ayuu u hadlay ina xaashi
@fatimanour9793
10 ай бұрын
8bilood Markaad Hubka Iyo Hoobiyaha Ku Garaacaysey Hage Jirtay Maatada Birmageydada Qaxa Iyo Hoobiyaha Kamad Makatiri Garadada Lahadleyso Si Live Ah Badaaqada Uga Sogalayay kalmad Makatiri
@quriwaaofficial2257
10 ай бұрын
That's true
@mustapharashid2249
10 ай бұрын
Siyaasi reer galbeed u shaqeynya dhibta keeny o xil haya oo cidna waxbaa ka dhagysaneyn wxii ugu xumaana ino adeegsadey o qabyalada iyo cunfi Inshallah Somali iyo dhaman umada muslimka oo mideysan ayan rajaynya waaney dhacysa inshallah
@shantasomalimedia
10 ай бұрын
Sxb hindi miyaa fasireysaa tan wa lotashtaye
@abdiwahab-sheikh
10 ай бұрын
Shilal yaryar oo sanaag ka dhacay ma wixii dadku ku dhamaaday baa shilal yaryar ahaa
@mohamudshukri5868
10 ай бұрын
Waxaad noo sheegtey in isaaq ingiriis gacal iyo garab u ahaayeeeeen taasi waa mid mida kale faysal iyo saraakiisha aad sheegtey ma aha waxa loo heysto khalad blse waa cidhib jar umadeed tan sadexaad maanta kor baad usheegtey waxaad qabta iyo sida aad ooga danqaneyso iyaga lkn shaley markii maatida pmka lagu babinaayey hoos baad u hadleysa hadalkaadu qeybo sax ah ayaa ku jiro lkn waxaad galeysaa dhanka kale danbi aaaaad uweyn
@sadekabdi666
10 ай бұрын
Walahay dhiig isaaq maahee wax kale maanta nooma cada hadaanu harti nahay sanad baa isaaq maatadayada madaafiic la dhacayay, maanta markii laydin jabiyay oo xanuunkii idin gaaray baad ilintii yaxaaska noola imaanaysaan.
@user-fx2sr6oo9u
10 ай бұрын
Kkkk waxba maad jebin qumaney ee anaga is jebinay imikana suunka xidho wixi 9ka bilood oo kale isku diiyari
@libandahir7953
10 ай бұрын
Tanac tanac mise budhuu badhaa? Ugu horeyn, ILAAHAY ha U naxariisto Cali khaliif galaydh oo intuu noolaa laga hayo..... abtirsiinyo Beena oo daarood loo bixiyey, laguna soo naashnaashay garoowe, oo gunnimo u tahay astaan, waxaanu ka xignaa dhimasho. Horta dhulbahante in jambal loo tuuro, oo ay dagaalo ku xaaqmaan, waa tabtii majeerteen la doonayeen. Dhulbahante isagaa abtirsiinyo beena oo daarood loogu magacdaray ku cabaysan, waana la hubaa inay tahay qiddo loo dagay oo jar looga tuurayo. Dagaalkana sidiiduba waa mid isir oo u dhexeeya ogaadeen, mareexaan, dhulbahante, isaaq iyo xawaadle oo haL dhinac ah....iyo kuwii isa-soomaaliyeeyey oo soomaalinnimo beena iyo alshabaabnimo lagu riixayo dhinaca kale taagan. Aaladda dagaal ee ay kuwii isa-soomaaliyeeyey adeegsanayaan waa taas. Reeraha dagaalka lagu hayo waxaa Lagu dhexbeerey sheegato, ujjeedka ugu sareeyaanna WAA in laga tirtiro ciidda reerahaas aan kor ku xusay. Arrinka ugu dambeeya in la xuso baa ah, calanka buluugga ah ee xidigta cad ku taallo WAA mid horey u jirey oo ka taagnaa west Florida ee koonfurta mareykanka, laga billaabo 1800kii. Waagaas cawaale liibaan ma jirin, waana sheeko abtirsiinyaha garoowe garab socota oo taariikh beena lagu hindisay. Calankaas ma'aha calanka la idiin sheegay iyo sida la idiinku sheegay, duniduna waa og tahay. Marka calamo beena, abtirsiinyo beena iyo taariikh beena waxaa loogu yimaadaa garoowe
Calaacal looma bahana mar hore baay aheed hadal ku niyohow intii la isku gubanaayay why you don't do something about it
@moedacar3100
10 ай бұрын
XAASHIYOW FURAHA NABADU BURCO IYO OOG BUU YAALA E DHULKIINA JOOGA SSC DAGAAL IDINKU SOO QAADI MAYSEE NINKA COL KA SOO DUMAAYA BAA FURAHA NABADA IYO MIDKA COLAADA HAYA .
Adeer nabadu rux kasta ayay danutahay lakin faysal botan iyo raga laascano duqaynayay lama siidanayo ilaa oo udagalku dhamado oo markas maxabiista ladaynayo kuma jiran faysal bootan iyo sarakisha kale lakiin xiligeda ayaa lasiin dayn doona dhalinyarada kale ee lasoqalday iidoor nabada idinkaa diidan ee dhulbahante hadh iyo habeen waa kuwas idin abhinaya ee nabada kubaqaya ee xagiina nabada kakeena am from jigjiga Ogadenya guul SSC khatumo ilmahoyaday ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉 piece love and unite dhulbahante guul SSC khatumo
@adan10000
10 ай бұрын
Caqli.xumaa see maxbuus la isu weydaarsadaa idinkoo muusanow cataabaya midiyona wata. Gacmo.marnaantaa nin igu handadayaa kii oo xoog leh muxuu sameen.lahaa. Ciidan waxaa la is dhaafsadaa markii colaada aad kawadaan xuduuda celisaan. Faysal Bootaan walaanan la dayneyn, welogaaba Garaad Jaamac dheh.
@khadraosman1724
10 ай бұрын
Kadaaaaab beeenaaale
@YasserAA93
10 ай бұрын
Ninki ugu aqligaba socail media ah ! 🎉 Nabada ayaa wax walba ah ! Ha la wado hadalo Waa ka dhimay kugu dhimay 21 ayeyo waa isaaq ila hoyaday only abahay darood! Somali wa taas ma abtigay iyo abtigay iyo habro wadagay ayaan dilaa? War aan wado hadalno
Tanac tanac mise budhuu badhaa? Ugu horeyn, ILAAHAY ha U naxariisto Cali khaliif galaydh oo intuu noolaa laga hayo..... abtirsiinyo Beena oo daarood loo bixiyey, laguna soo naashnaashay garoowe, oo gunnimo u tahay astaan, waxaanu ka xignaa dhimasho. Horta dhulbahante in jambal loo tuuro, oo ay dagaalo ku xaaqmaan, waa tabtii majeerteen la doonayeen. Dhulbahante isagaa abtirsiinyo beena oo daarood loogu magacdaray ku cabaysan, waana la hubaa inay tahay qiddo loo dagay oo jar looga tuurayo. Dagaalkana sidiiduba waa mid isir oo u dhexeeya ogaadeen, mareexaan, dhulbahante, isaaq iyo xawaadle oo haL dhinac ah....iyo kuwii isa-soomaaliyeeyey oo soomaalinnimo beena iyo alshabaabnimo lagu riixayo dhinaca kale taagan. Aaladda dagaal ee ay kuwii isa-soomaaliyeeyey adeegsanayaan waa taas. Reeraha dagaalka lagu hayo waxaa Lagu dhexbeerey sheegato, ujjeedka ugu sareeyaanna WAA in laga tirtiro ciidda reerahaas aan kor ku xusay. Arrinka ugu dambeeya in la xuso baa ah, calanka buluugga ah ee xidigta cad ku taallo WAA mid horey u jirey oo ka taagnaa west Florida ee koonfurta mareykanka, laga billaabo 1800kii. Waagaas cawaale liibaan ma jirin, waana sheeko abtirsiinyaha garoowe garab socota oo taariikh beena lagu hindisay. Calankaas ma'aha calanka la idiin sheegay iyo sida la idiinku sheegay, duniduna waa og tahay. Marka calamo beena, abtirsiinyo beena iyo taariikh beena waxaa loogu yimaadaa garoowe
@abobasement346
10 ай бұрын
waxaa ugu daran waa kuwah ku so gabadah Abtigah dhulbahantow kuwah intah ku jojiyah waa kuwah idin dilay
@hashim4226
10 ай бұрын
Nabad kasta oo laga gaaro arrinta dagaalka Sool,waxay ku xiran tahay inuu nabad- diidku ogaadan inay Sool tahay dhulka Somaliland oo marnaba laga tanaasuleen.
@ahmedahmed-ex1ju
10 ай бұрын
Qiyaali iyo been ayaad la nooshihiin hadaad idoor tihiin walahi dhulkayga ayaad leedahay ogaada inuu idoor leeyahay waa aqli xumada idoorka Sxb xaduud iyo qiyaali ayaad ku waa lateen kaalay qaada sool oo xaduud idoor ka dhigta walahi taako aan leenahay oo dhulkayga idoor inuu qaato iska daaye xataa inuu safar ku noqdo walahi inaysan dhacaynin
Hashi wah tahay wahba yahoo Isdis baad is tidi lakin waad laa wayday hadalkagani maal buu kou jihaysanyahay Laakin somalilanders are not paying any attention so continue your nonsense speeches somalilanders knows how they will right their mistakes and return their
@khaalidcusmaan2778
10 ай бұрын
Isaaaqoow. Waxba hareebanina. Waa leeydiin jebiyay geedkaad gaartaan Mira ka gurta Markaad dadk ku kibreeyseen maxaad is moodeen. Hj xaduudkiina qabsada
@rdhiilood5348
10 ай бұрын
Adeer dalkayaga ayan jognaa ee kakugu filaado dhulkagu
@AbahaJcylka
10 ай бұрын
Muuse wuxu yiri furihii ana yaha
@CamuudAwed
10 ай бұрын
Xaawo dheer khayr malaha Cadaan weyne Cadawga hay kadin bal waxan Oo hogaanka innoo qabta ka warama waxa alla wixii xaabada ahaa liitooga ahaa horgalada cadawga ahaa baa siyaasadii Jamhuuritadda Somaliland face keedii iyo xaga hore yimi illaah noocan hogaan nooguma dhiibo haday inna qabsadaan Cadawga ayey inoo jebinayaan Islaa innankeeda la dardaarantay baa tidhi hooyo rag hortii ha caban oo ha cataabin inna xaashi iyo qayrkii bay ka hadlasey isaga iyo xirsi waa dadka siyaasada Somaliland hunguriga ugu jira balse Aan hogaamiyayaal wadaniyiin ah ahayn waana rag cadawga u jilicsan una jaameeya Akh Akh wejigiin gubey naago naago dhaleen Xaawo dheer naf malihidi wejigayaga ka baydh wejiga dabada la dhac e cadawga na waa u jilicsan yihiin dadkooda iyo dalkooda na weysu boox booxi yaqaanaan Xirsi gaab iyo Xaawo dheer husha husha calaa idinku yaale😂😂😂😂😂😂👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎🚫🚫🚫🚫🚫🚫🚫🚫🚫🚫🚫🚫🚫🚫🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮👎👎😪😪😪😪🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮👎👎👎👎👎👎👎🚫🚫
@fatimanour9793
10 ай бұрын
Labida Gaatama Wa Lasotaaban Xuduudkaa Beentada Ood Dabaordayso Cadee Siboblic Ku Dheh dib Danbe gadaal Hausofiirin
Salaan malaha gabayga ee waxa lahaa abwaan Gabayxoog.
@daudsalah4832
10 ай бұрын
Nabaddu ma SL ahaadabaa, haddii aad taa Ulla jeedid yaan weliggeed la helin. Lakum diinakum weliya diin. Ina xaashiyoow.
@AbahaJcylka
10 ай бұрын
8bilood lagaracay lascand xage jirtay
@abdowali463
10 ай бұрын
Adeer ha noo calacalin furihii nabadu wuxuu lumay 9kii bilood ee beesha Isaaq BM, kaaraha iyo hoobiyaha ku xasuuqaysay caruurtii, dumarkii iyo wayeelkii Dhulbahante. Nabadu waxay ku imaan in beesha Isaaq ku laabato Hargeysa Hartina tago xuduudiisa Labida Gaatama, Burco.
@FarasCade-ti8mr
10 ай бұрын
Si aad u wanaagsan buu u hadlay, waana hadal aan manta qiimo beelay! Markii qabasho jirtay ma hadal Markii dadka la fogaynayey ee la duqaynayey, ee loo hanjabay intaa midna mahadal. Hadii hadalka la xumaynayo, reerkiisa jabay buu ku badbaadinayaa.
@abdisamadahmed5493
10 ай бұрын
Too late bro don’t act like Jamac shabeel now ✍🏾
@sahraj3885
10 ай бұрын
Jaamac shabeel Maansha Allah Tabaraka Allah Wixii uu sheegayey ayaa dhaboobe Jaamac Shabeel sow Surdadii Somaliland maaha
@mohamedkhaliif5081
10 ай бұрын
ina xaashoow somaliland waxay jirtay 33 sano,16 sano sool puntland bay ahay 1991-2007, 16 sanona somaliland bay ahayd 2007-2022,sanadna dagaalbaa socday, hadaba haku daalin dhulbahantee, 16 sano kadib hala sugo markay gidaarka kasoo go,aan KOLAY WAY SOO CARARI SIDOODIIYE.,cidanka somaliland-na waa lagag soo saaray sool 28-08-2023 si wax u dheceenba,intii amarka soo bixida diiday uumbay huwantu la dagaalantay taliyahoodiina qabatay markay gurmad iyo rasaas waayeene maaha wax faanka dhulbahante loogu markhaati furo ina xaashoow....FROM WAJAALE
@abdirisakdirie3124
10 ай бұрын
HUUNO IMISA XASIID AH BAAD CUNTAY SACIINA MA AFUUFTAY
@Waankudaalnay
10 ай бұрын
Walaalka Nabadbuu kudhawaaqay Ee Islamnimo iyo Soyaalka Nabadeed Ee Somalinimada aan Wax Ka Eegno.
@mustafeabdu2765
10 ай бұрын
Tolkaa uma ceeb qarin kartid. Gun baa tihiin aan is qaban . Xaqii ba idin qabtay
@saidaroble644
10 ай бұрын
Ma hadu komma ka soo baxay adeygan dacdaacsanasay Marki kassation la duqeyneyey magaalad
@user-mj2jd7bt8w
10 ай бұрын
Waad kumahad santahay
@mudteacher3294
10 ай бұрын
Codkan dheer ee aad ku hadlayso maanta maxaa lagaaga maqli waayay markii Xasuuqa Maalinlaha ah lagu sameeyay maatida Sool Dumar iyo Caruur, Mida kale Maleeshiyaadka Muuse, Taani iyo Kaahin ay ku ururinayaan Oog maxaad uga hadli wayday in detail, Nuxurka hadkaaga ma laga fahmi karaa inuu daarra yahay: Maxaabiista Sool lagu hayo sidaad usoo dayn lahayd, Si Si Si si si ay maxaabiistaasi uga qaybgalaan Dagaalka aad abaabulaysaan ee aad ku dhiirran-wayday inaad ka hadasho, ama dhalleecayso. Nin weyn oo jabay Calaacal looga fiican.
@shabellg5903
10 ай бұрын
Munaafaq shalay marka muuse laha furaha dagaalka anaa haayo Maxaa khudbadan cantarabaqash ka u qaban weeysay get the fuck out here
8 bilood ayaa ku raxaysanasay diibka iyo diilka Laascanood fuck you munaafaq ibnu munaafaq
@fatimahhashi494
10 ай бұрын
maxamuud Xaashiyow Hashu iyadaa cabaadeysa hadana ku cuneysa Rag iyo Dumarba waad hanjabeysaan Caadadaasna ma naqaano wa la kala adkaada dhib ma laha waxaase dhib leh nin la legday oo korka looga fadhiyo oo ku leh mar uu waad iga kici doontaa hadaan taan dhigo lala yaabin sidaas daraadeed joojoya adinkoo dhulka jiifa muusow Ciidana ka sii daa muxuu daayaa maba hayee
@munayusuf4949
10 ай бұрын
Waar Allahaaga ka xishood
@geraad.1th
10 ай бұрын
Anagu cidna uga ma baah'nin bogaadin ' Se anaga waxa na deeqa uun in aad ka xarawdaan maskaxda mac'malka ah ee Ee Ingiriiska 🚩. Mar kaa saynu isku keeni karnaa soomali wada jirta🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Kuwii isku diri jirey baad noo tirinaysaa ee fajida dhigijirey hadhowna odhan jirey anagaa kala celina
@queency7943
10 ай бұрын
sheekadaadu ma baryaa huwan iyo somaliland dagaal waa u habanti waa runtaa furaha dagaalka way hayeen lkn waa beentaa furaha nabada ha hayaan waligoodna ma heli doonaan ee tolow ma cod cid aan meeshaba joogijn ayaad kasii dardaar warinaysaa waa yaabe
@faisalmohamed7125
10 ай бұрын
Xumboweyne hooyadii Ha uu sheego, Somaliland cidna dal keeda Uma dabo fadhiisaynayso.
@abdirahmanali6104
10 ай бұрын
Anaga wasna dhulbahate maanta iyo bariba
@abdirisakdirie3124
10 ай бұрын
REER ABAARSO GAALKII ANDERSON COOPER AYAA KU BIGRA JEBIYAY SOOMAAHA
@mohamedsaid7338
10 ай бұрын
Hadal iska hagaajiya.
@yaasircumar6558
10 ай бұрын
Caqliyad😂wanaagsan
@mohamedkhaliif5081
10 ай бұрын
january 2009, doorashada puntland sool way ka dhacaysaa oo dhulbahante garaadadoodii puntland bay ka iibiyeen,shacabkoodana maamul ku-sheeg bay tusayaan..QAWDA MAQASHII WAXNA HA U QABAN kkkkkkkk
gudoomiye nimanka haku daalin maanta pundland bay u gowracanyihiine kkkkkk
@nasraxasan3657
10 ай бұрын
Maxamuud xaashi wuxuu wadaa munaafaq nimo iyo in uu kala saaro qaranka
@ilyasbadal7620
10 ай бұрын
Idor calaacal bdna
@af8803
10 ай бұрын
Muuse juudaan maxaad mar hore ugu sheegi weysey inuu laascaano duqeynta ka daayo. Adeer tani waa saxan saxan ku gyd saanna saan ku gud. Ilmadii yaxaaska. Maxaabiistu maxay ka soo dooneen dhulka dhulbahante
@ibadojama4506
10 ай бұрын
Why you taking about laascaanood right now ⁉️everything done.laascanood dumisay qaxisay laysay but may calaacalin may ooyin.idinku maxaad la ooyay saan.reer laascaanood garaad jaamac garaad ismaaciil uma taliyo dhulbahante ee.garaad jaamac garaad cali baa u taliya taa ku biyacab no more in aad dhulbahante isku dirtaan.taa waa soo dhamatay
Пікірлер: 146