Farax intoda xuun ilahay daahir buu usodiray in uu adunka baro foolxuma ay dumarka kuhayan iyo awlada ay dhaleen daahir noolow inta nolol jirto❤️❤️❤️❤️❤️
@abdisalanmusa8570
Күн бұрын
Masha Allah the kindness you put into this world will always find a way of coming back to you..Aabo ilmahisa daryelenin o dayacayo wuxu mudanyahan in laxiro maxkamad lahorgeyo.Ilahow ugargar hooyo kasto dibatesan.
@Ahmed-i2j4r
Күн бұрын
Dahir calasoow alle qeeyr ha ku siiyo wlhi sidaad gabdhaha maskiinta ah u tageereyso wlhi waadku libaaneysaa runtii qalbiga ayeey I xanuunsaday yaab
@user-ee4kx6gz8t
Күн бұрын
Ilaahoow ugargaar gabdhaha soomzaliyeed
@user-ee4kx6gz8t
Күн бұрын
Daahir guulayso
@kafiakhaire821
Күн бұрын
WA AABO DOQONA INTU SO WADI LAHA XASKIISA IYO ILMIHIISA QURUXDA BADAN
@Hodansooiyosasnag1987
Күн бұрын
Ilahow u gaargaar miskinta o faraj kher qaba ufuur Amin ya Allah
@kafiakhaire821
Күн бұрын
HALO GURMADO HOYADA
@mohamudomar6721
20 сағат бұрын
MashaAllah Dahir samafale umada somaliyed.
@kafiakhaire821
Күн бұрын
WAGOOW JOGEY MADAXWEYNE SIYAAD BARE DUMARKA XAQUQ AYEY LAHAYEEN MANA OYI JIRIN ABIHI MASRUFI WAYO CARURTISA WA XIRI JIREY
Пікірлер: 29