nairoobi hadii aad u dirtid bisha kirada adiga miyaa ka bixinaa axsan wadankiisa hakashaqeesto lacag sii
@MohamedhajiAbdi-s2k
7 күн бұрын
Hadi u xamar sii jogo kuwi shalay xiray hadey isago lacag heysata arkan waa ku camiranayan ee keyn halo diro
@Gulmudagirl
7 күн бұрын
19 years old defend country 19 years old is not baby what is wrong daahir calasow daahir be careful yaan laguguqaldin dadka jiran
@yasminmaxamed5504
7 күн бұрын
Meeqaa noociisa oo kalaa daarood nacayb ayaa loo xiray
@laylaxuseen-i7s
7 күн бұрын
Nin buu u soo ekaaday gariiraaye
@zeinab-o6r
7 күн бұрын
Kkkkkkkkkkkk Waa gariirey see wax u wadaa saadamna waa lagu dhahaa 😂😂 intaana dumarkaa ku dhex jirtaa see camal 😮😮😮😮
@hawoabdullahi2784
7 күн бұрын
❤❤❤❤ dahir nooloow legen Somaliy cawiya
@hawoabdullahi2784
7 күн бұрын
😢😢😢😢😢 miskiin ale hoowkarkaro wiilkaa
@FarrxioMohamed
7 күн бұрын
Cawiya wa will yar❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Ahmed-hg8gq
7 күн бұрын
Laascaanod yan lodirin kan walahay xabad waxan ahan kudhufan mayan
@IfrahAli-d5s
7 күн бұрын
Cunugaan ma hadlaayo wuu cabsanaa daaya
@farhiyaomar3604
7 күн бұрын
Nin. Madow soo noqday😳
@IfrahAli-d5s
7 күн бұрын
Asagoo dirac Doran ayaan arkay hee !
@Seinab-pt7io
7 күн бұрын
DAAMANKA WARIIRI MAA CUNAY.
@DuuraanMiri
7 күн бұрын
Lkn alle ayaa Naga og wixii jira
@IfrahAli-d5s
7 күн бұрын
Xitaa wajiguu qarsanaa
@MohamedCawil-zk2bz
7 күн бұрын
Ninkan daahir muxuu dhiiqooyinka ka waraysataa gariirayey wan arakaynay video sii uu samayn jiray cid aan arkin ma jirto maantana daahir baa ka dhigaya wiil yaroo lagu qaldamay oo wangsn
@salmaahmed2263
7 күн бұрын
Lakin miskinta xaa ayuu leeyahey
@DuuraanMiri
7 күн бұрын
Daahirow waa gariiray aniga ayaa xabsiga la iigu keeenay wlhi meel ama qol gooni ah ayuu ku xirnaa siibo sigaar ah ayaa saraakiisha xabsiga dhexe u ilaalin jareeyn aniga waxaan indhahayga ku arkay in uu maxaabiista kaduwanaa
@alcamaarifardo7334
7 күн бұрын
See buu uga duwanaa bal noo faahfaahi
@somalihanolato741
7 күн бұрын
😭😭😭😭😭😭😭
@yasminmaxamed5504
7 күн бұрын
Abuse waaye muqdisho taale
@Hushmo
7 күн бұрын
Sheekadas ma no keentay muqdisho waa meel somalia 🇸🇴 degto meesha ugu xuriyada badan ee caadi iska dhig
@IfrahAli-d5s
7 күн бұрын
Ma hadli karo ma la soo faraxumeeyay somaliya wax kasta ka suurooba
Пікірлер: 52