Ayeeyo manta joogta carur ay kula hayaan daaye hadii laga nabad galo ayaa khayr joogtaa habaryar.
@feyrussiad9549
5 ай бұрын
maama somaaliyey walaahi motivation kaaga aad iyo aad buu runtii ii dhiirigaliyaa, isoo ducee in uu ilaahay subxaana watacaalah ii sahlo in aan xax aan guri kudhisto isiiyo inshaalllah
@c.m.g3802
4 ай бұрын
Maamo masha allah xageen kaala soo xariirnaa from yurub silac allaha naga soo kaxeeyo
@Notabdilol234Yesabdilol
5 ай бұрын
Asc mama soomaali waxaan rabaa warbixin ku saabsan meesha aad degtay ee lambarkaada ee whatsappka ma ii sii kartay adiga oo raali ah
@saydiaabdi1162
5 ай бұрын
I love this mum for the sake of Allah. She has a beautiful soul. Stay blessed and protected dear and jazakalahu kheir for your heart touching advice 🥰💜💜💐😘🤗
@farhiakitchen
4 ай бұрын
Masha Allah beautiful couple ❤❤❤
@halimaqueen8067
5 ай бұрын
Walee africa ehelka noo jooga naxariis ma noo haayan waa la isla arkay Mahadsanid abaayo lugtana Allah ha ku caafiyo
@fadumoali4700
5 ай бұрын
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@aminahussein-hassan522
5 ай бұрын
Walaashey reer abtigay Ogaden cabdale ayaa idhalay iisoo sheeg aadbaa uxiisaybayaa noloshaa maraykan waa iga soo booday 😢😢❤🇸🇴🇺🇸
@ShugriXasan-o3u
5 ай бұрын
Waasax
@mamaaasiyo7315
5 ай бұрын
Mama somali fariid fariidi dhashay runsheegaa tahaye guuleeyso🎉🎉🎉🎉
Meel Fiican Waaye Habo Canada Masha"Allah ❤ Laakiin Afrique & Canada " Canada Aa iillla Wanaagsan Ani Ahaan 🎉 Waxaas Laakiin Habo Saad Iska Dhiktid Leee Waaye ! Qafkiii Allah Hanuuniyo Qaf Ma Dhumin Kartto☝️ Qafkii Allah Dhumiyane Qaf Ma Toosin Karto☝️☝️☝️🤲🤲🤲🤲 Meel Walbana Chayathiin Weey Jogaan Habo ❤❤❤ Meel Walbo Allaha Nagu Asturo Nagunne Amaansado Ya'rabb 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@saciidawarsame2829
5 ай бұрын
Salaan sare xabiibti Hore usoco walaashay wakhtiga iyo waayuba ha kuu barakoobaan
@mamasoomaali
5 ай бұрын
Mahadsanid habo
@Hafsa_forever
5 ай бұрын
Abaayo mambsa nolasheeda iga waran,? Canada rabaa ina kaso gurro 4 ciyal ba ijogto 14/11/10/6 jir mncto iso jawab
@rukiasamow411
5 ай бұрын
Thank you very much my mom Somali alaha kuxafidho mom wad run sheg ayatahay ❤❤❤❤❤
@sahroali1967
5 ай бұрын
Wcs wrwbrtu mamo masha allah alla haku xafido warkada waa sax dadkena xaq alla hana tuso wixii la awoodo waa sadaqo waa lasinaya qof walal ah oo soo abaadey mala dhagesan karo qofkii dhibato heysa in la caawiyo oo ehle ah diintena ayaa na fareysa wixii kabad badis ah lagama yelayo walidiibtana xaq weyn bey nagu leyihiin xaqoda magudi karno maraka alla swt waxan ka baryeynaa dadkeena imaanka alla hanagu sugo xaqana alla hanatuso yaarabi🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@ayaanleabdule4715
5 ай бұрын
Asc Maamo Somali Dadka iimaan ka beelay ha Qaraab taane ha kashifin Somalia na Qarashku waa ka badan yahay ee ha iloobin.
@fa9875
5 ай бұрын
❤❤❤❤ waanadaadu dhuuxay gelaysaa maamo thanks
@mamasoomaali
5 ай бұрын
Habo mahadsanid habo
@nastehofarah5821
5 ай бұрын
Mesha adsosawirtid somali dhan madagto mise dad qasa oehela andhul kagate
@mohamedahmed4511
5 ай бұрын
Hooyo 4 to 5 bedroom qofkii ku dhisanaya average meeqa oo kale ayaa noqon kartaa ?
@yasminadan7394
5 ай бұрын
Asc abayoy allaha ku barakeyo indhaa iyo qalbigaba waa ii nuren ad ban nolosha melahas okale ad ban ujeclahay in ilahay igu simo ayan weydistay aamin insha allah
@AminaKhalifYousef
5 ай бұрын
Mama Somalia ❤❤❤❤❤❤❤
@ifsaraismail2495
5 ай бұрын
Aniga kuwaygu ima ogola anaa u socda Afrika waa muraayad dilaac qof rabo malaha
@lavieestbelle-neutre3431
5 ай бұрын
اللَّهُمَّ اكْفِنِيهِمْ بِمَا شِئْتَ 🤲🤲🤲
@lavieestbelle-neutre3431
5 ай бұрын
Salalahu Caleyhi Wasalama😘😘😘😘🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@yasminadan7394
5 ай бұрын
Maashaa allah allaha ku barakeyo noloshada quruxsan
@UmasalmanUmasalman
5 ай бұрын
Masha Allah 🥰Sorry😢😢💔
@naimaali2737
5 ай бұрын
Habo please home tour nosoo sameey
@fowzia-hy6fc
5 ай бұрын
Maashaa Allaah maama somaali guuleyso
@lavieestbelle-neutre3431
5 ай бұрын
Masha"Allah Tabarak"Allah 😘😘😘😘😘😘😘😘😘🇸🇴
@nimcaaaalol
5 ай бұрын
Ma shaa Allah mama unajuwa Kiswahili
@fareehafarah
5 ай бұрын
MASHAA ALLAH TABARAKA ALLAH
@ubahcabdul3834
5 ай бұрын
Illaah ha nabad baadiyo .
@cibaadocumar9770
5 ай бұрын
Ilaahay hakuu barakeeyo
@fareehafarah
5 ай бұрын
ALLAH KUBARAKEYA
@nanogzan
5 ай бұрын
mashaaaa Allah 😍😍👍👍
@kadraahmed48
5 ай бұрын
Maama gurigaagu aad buu u qurux baddan yahay maansha Alla. Rinji cadna marso maama waayo meel green ah ayuu ku yaalaa wuu kusoo baxayaa.
@mamasoomaali
5 ай бұрын
Haye habo
@KhadijaNur-f6x
5 ай бұрын
Salaa sare abaayo
@halimomohamed6166
5 ай бұрын
👍
@nurtohussein7271
5 ай бұрын
Asc
@barlinyusuf3461
5 ай бұрын
Skolada ayaan ku arkey, ilmaha aan muslinka aheyn, oo ilmaha muslimka ah, Bush gareynaayo, si uu waxaas, u ogoleysiiyo, marka hurdada halaga kaco, hadii larbo ilmo badqaba in aad heshid
@GeitiMahmoug
5 ай бұрын
???
@mamasoomaali
5 ай бұрын
Waa xaqiiqada jirta
@rahmasayid1594
5 ай бұрын
Allaha kuu Boogaloo dhayo
@mamasoomaali
5 ай бұрын
Aamin yaa allah mahadsanid habo
@ima6291
5 ай бұрын
Wlhi waa Run qaracanka qaniiseynta ayaanan la xanuunsanahay
Пікірлер: 59