JAAMACOW MAAYAR MAGAALO WAA KHASAB INUU SOO DHAWEEYO MW MAAMULKA EE GARO.
@cabdallacamay3265
6 сағат бұрын
Soltelco kii la odhan jiray wuu is qaawin jiray taageerida muse shaani
@cadnaan4455sheeq
6 сағат бұрын
Asc jaamac u soco muus biixi 😂😂😂😂😂
@omarabdillah1975
5 сағат бұрын
My best presenters😂😂
@mowliidabdi6030
5 сағат бұрын
Nimankan cadheerta ahi Somaliland ayey ku dhex waasheen waar ader dadka Somaliland waxii dhex yaala dad cadow ah ka ahaada
@cartancartan8452
5 сағат бұрын
Warancadee waa waxa dhiqo gi yay muse
@cartancartan8452
5 сағат бұрын
Islaaantuni ma run baa horta hhh
@jibrilbuniabdle3010
5 сағат бұрын
Kkkkkkkkk maxaa 8don kagalay
@TayoTiigsi
5 сағат бұрын
Jaamac warka yuunsan kaa noqonin galabkasta warka saan doono ayaan u dhigaya, ciwaanka waa khalad si dhaliil ah ayaad u qortay oo ah inaan qireeuso mayor ku inaa qabiil iyo qabyaadal raacay taasina hadal kaadii hore ee ahaa in xisbiga wadan uu yahay kan oogu yoosan ama haboon in lagu biiro oo laraaco anigu fikir keeuga hadalkaada ma khaldana balse ciwaanka ayaa khaldan oo fikirkaada ka hor imaan haya ee saxitaan ku samee waad mahad san tahay wadani aa samata bixinta jiritaanka maamulka somaliland oo mudan sanadkaan in lawada raaco oo loo codeeyo waa aragtideeyda somali nimo aniga qooys iyo qabiil midna kuma qiimeeynin oo cagdheer fiirodheer wadadheer ayaan ka ahay oo ka dheer xiqdi iyo xumaantoona.
@SarahWarsama-o8u
2 сағат бұрын
TUUGTA KUMIYE DHAWR GOOR BAY ISKU DAYEEN IN UU KULMIYE KU BIIRO. TAASINA WAA DULMI AY INTAA KULMIYE KU WADAAN
@burjilibax
2 сағат бұрын
Wa xisbigi ka so bxey
@burjilibax
2 сағат бұрын
Solteco iyo cidinka berbera Wa kambeynar weyn
@SarahWarsama-o8u
Сағат бұрын
C. CIRO GUUL IYO GOBANIMO INSHA ALAAHU TACAALA😂😂😂😂MUUSOW TEENDHADA ISKEEN😝
@ugaskawadanka2623
6 сағат бұрын
Kkk waa iska caadi ogadenka qaar badan ayaa ONLF ka baxay oo galay xisbiga deegaanka. Waa sidoo kale . ONLF waa sida Wadani oo kale calankisa xafiisyadiisa dhib ayay ku hayaan Xisbiga deganku
@Jabrillq-z3u
3 сағат бұрын
Muse Judane
@ugaskawadanka2623
6 сағат бұрын
Kkk waa iska caadi ogadenka qaar badan ayaa ONLF ka baxay oo galay xisbiga deegaanka. Waa sidoo kale
@KhaalidMaxamed-mw4ih
5 сағат бұрын
Waar isla yaaba oo wadankiinan gumaysiga ku jira kafikir muuse iyo ciro waa ìlmaadeer dalkoodoo xora kutar tamayee haku mashquulina
@SarahWarsama-o8u
2 сағат бұрын
MUSE WAALANE WAA NINKA XATAA BAACSANAYA GABADHII HEES QAADA😂. INAA LILAAH😂. WAA NIN AAN ISHUBIN OO LIITA😊
@calishaakir1
4 сағат бұрын
JAAMACOW ISAAQ XISBI MALAHA EE WAA REERO EE LASOCO JAALLE...!!!!
Пікірлер: 48