Waxaan aniga iyo saxibadeeda galnay safar aad u dheer oo dhab ahaantii ahaa mid qurux badan.
Waxaa jognaa gobolka ugu qaboowga badan ee Mareykanka xitaa aduunydda.
Waa halka gobol loo dhexsoconaayo saacado badan.
Waxaa halkaan idinku soo bandhigay video aad u quruxbadan
Follow all my socials
Instagram: swevo_2x
Snapchat: swevo_2xx
Tiktok: swevo_
Негізгі бет Meel ay Soomaalidu waligeeda aysantagin Naarta aduunyadda ❄️🔥
Пікірлер: 36