abaayo ilaahey ha ku xafido aniga isbuucaan baan kugu soo biirey aad iyo aad baa nooga qancisey wixii aan rabey oo dhan aniga oo aan soo bixin ilaahey ajar hakaa siiyo sida fiican ee aad nooga qancisey wixii aan rabney aniga iyo walaalaha kale ee soomaaliyeed insha alaah waan kula soo xariiri doonaa thank you
Пікірлер: 23