Wlhi bilaahi talaahi 🤬 waad ba dharate like isaar ❤
@amorahilkacas6169
2 жыл бұрын
waan dhaartay keliya kuma odhan like aan Kuu saara mgrty😅😅😅😅😅😅
@asmaamahad3159
2 жыл бұрын
@@amorahilkacas6169 😂😂iskga saar
@Salim_Abdalla
2 жыл бұрын
Waa saray waana ceshti 😂😂
@phartush_bint_ahmed4106
2 жыл бұрын
Asadow booskii musalsal adaaa nooo gashe hadaa nh team 27 wlhi laismaxaqireee you are the best youtuber mashaalah abowe farxad iyo caafimad kunoolow 🥰
@abdikadirGarane7032
2 жыл бұрын
Musalsal faa'ido malahane Kuwa Adiga kuu muhiim ah Raadso Abaay dambina kuu geeneeynin
@ubaxhassan_____9034
2 жыл бұрын
Asad soodaa musalsalka plz
@ina_mohamet
2 жыл бұрын
The best person ever, the most knowledgeable and the most shy of all has allah created is prophet Muhammad SCW 🤗❤
@xamdaqueen3706
2 жыл бұрын
scw scw scw
@zakariyecqadir7278
2 жыл бұрын
scw scw scw ❤❤❤
@anaskhayre8193
2 жыл бұрын
Scw
@videoeditor6515
2 жыл бұрын
Scw
@cilaansaarchannel4121
2 жыл бұрын
Scw ❤️❤️❤️❤️
@abdirizakshidane2215
2 жыл бұрын
Asadow sxb game kaan ku celis wye sabbto ah mahrez sida uu sameyay iyo labadan kle isku mid ma ahan Next game waxa rajena ina isku wax sameyan adna garsoore aya tahy si fcn ula soco cayarta
@KAASIM5
2 жыл бұрын
Mehraz isagaaa iska badiyey game kaaan wlhida
@abdirahmanmohamednasir9001
2 жыл бұрын
Game gaadmo ah waye wlhi cunuga kobaad ee mahrez lee badiyey sidey Ila tahay because Sidu uqab sadey wey kaduwan tahay
@kalthuundaahir256
2 жыл бұрын
Mahris waa gaadan yahay wlh🥺🥺🥺🥺 maskiin soo birta u heestay looma qabsan karo😭😭 ku celis waaye
@barwaqoshorts2338
2 жыл бұрын
Haa wlhi anaa soo qori Rabay
@bashirsagar9876
2 жыл бұрын
Haa sida uu qabsaday waa si adag wayna ka dewantahay
@ahmedyusuf9637
2 жыл бұрын
Waa run waa ku celis wlhi.
@sihaamfarxaan8181
2 жыл бұрын
Haa 😞
@maryamaruun5232
2 жыл бұрын
Ha wiilka sida saxda ah u sameyay waa asi kuwa kale weyba iska wiifacaalayan oo garbaha culeyskooda masidin sorry 😢 Mahris ku celis waaye🥲🥲
@maherbarre1984
2 жыл бұрын
Wa qalad wana kaso hor jeedna ciyartan yaa igu racsan 😎
@shamsocali8359
2 жыл бұрын
Haa siduu wiilkaas u qabsaday iyo sidey u qabsadeen isma laha
@sacdiyoyuusuf7156
2 жыл бұрын
@@shamsocali8359 lkn cidna sidà dhe ma oran isagaa doortay
Haa walahi waala gaaday sida berta u qabsaday lagu gaaday
@neymarjareer5382
2 жыл бұрын
Team 27 another level wye wlhi keep up🥰
@queens5170
2 жыл бұрын
sida Mahris uqabsady malooheyn karo wee yara adagtahy kuwa kale markii loofiiriyo lkn cavio🥺😂🤦♀️
@abshiridow
2 жыл бұрын
06:07 Cashirka Xaliye Mukulaalaha xataa ma qaataan😂😂
@dervishgunge3062
2 жыл бұрын
Asad wan kusalamay ugu horeyn adiga iyo dhalinyrta kle👊🏻 Asad Gamekan wa cansel sababta waa challangega waxa sida ugu saxan usameeyey Mahrez🥲 Labada kle waa qalad wayo say uqabsadeen in badan ayaa loo haynkra waxa laraba mirta inad madaxaga lasinto ama ad ka kormariso👍🏻 Axcectly mahrez👍🏻👊🏻💪🏼💪🏼
@aden.a5495
2 жыл бұрын
Exactly waa runta. Wa kaas. Anigu ba waan sheegay
@abdiaziizgeedi3102
2 жыл бұрын
Asad pull up waxaa si fcn u dhahay mahrez kan oo 1:17s qiyaano ayuuu ku badshay sawabta aaa saaas u dhahaayo wexey tahay birta caadi ayuuu u qabsaday lkn mehraz ayaa si sax u dhahay cudur daar kabixi arintaas asad bro 🙋🏿♂️
@ibtisaamsharifofficial2197
2 жыл бұрын
Haa wlh anigabo niyada iska dhahaye
@gaduudocarwo4631
2 жыл бұрын
Sax wallahi ani gaba waa kulaqabo
@aden.a5495
2 жыл бұрын
Runta waaye bro. Way iska cadahay. Labada kalee qiyaano ay ku badiyeey waayo si qalad ah bay u sameeyeen.
wow another level subscribers asad hagio 716k halka arimaheena 716k wow another level I.a 1m
@leadercommando6237
2 жыл бұрын
Legend always legend Wllkei Asad kuwat gar iyo gardaba Onther challenge oo qurux badan Keep up legend 🙏🏻💯❤🤝
@fatxiabdiwahid468
2 жыл бұрын
Qaabka wiilka kowaad ayaa saxan ani fikir Ahaan teyda yaa ila qaba
@caaishoabdinasir1846
2 жыл бұрын
Waa kula qabaa mahris ayaa saxan ku celis waye🥺
@shakurhaji6218
2 жыл бұрын
Asad wow ur best refereee man... I like how u catchup the camera
@queenasli5422
2 жыл бұрын
Asc qof kasto muraad leh rabi ha u sahlo murugtinah Allah farxad idiinku badaalo culeys kasto idiin heysto Allah idinka dulqaado 100 subscribe I sara xawiwiyaaal 🥰❤️🙏
@bigshow8563
2 жыл бұрын
Mahrez is the best because he is doing best talaente 👊👊
@ibnumaxfuud
2 жыл бұрын
masha Allah keep going Asad Hajio 🙏🥰❤
@wadankawaakeeni2415
2 жыл бұрын
Thanks 🙏 asad bro good 👍🏾 come hanbalyo cabdala keep going bro asad
@123mohamedh
2 жыл бұрын
every day a new day keep going bro
@thisworldisend6143
2 жыл бұрын
Best challenge i have ever seen i see in this youtube keep going brother
@shukriadaay3431
2 жыл бұрын
asad abowe waan kusalamay waxan ahay fans kaaga horey usoco hadanahay reer muqdisho waxn kuu dooranay yutuberka ugu barnamijyada fiican somalida malin walbo waxa kugu so korarto 1k masha allah halkas kasii wad comin son 1m insha allah igu salan clahi iyo arimaheena by baaaaaay
@drshoniishamohamed1911
2 жыл бұрын
2 daqiiqo imisa qof ku salaami kartaa please part 2
@drshoniishamohamed1911
2 жыл бұрын
@mubaarak channel 💯
@qalidmohamed317
2 жыл бұрын
Asadoow Khalad Waaye Bro😪 Waayo Mahres Siduu uqabsaday Ayaa ka Xanuun Daran😢😢 Ragga Kale Ku celia Waaye walaahie Hadii kale Lacagtaasi waa Xaaraan
@Princessahme
2 жыл бұрын
Haa sax wallahi
@shakradaacadofficiall2050
2 жыл бұрын
Mahrez waad gaadeen wllh asiga si halis ah ayoo u dhahay kuwa kale wee ka Laa.ladeen
@suleemoha6561
2 жыл бұрын
Asad keep going brother 🙏
@khadijoyuusuf9604
2 жыл бұрын
Kuma rabto danahaaga raaco😂😂😂Legend my brother 🤗😘
@AsiaAshkir27_10
2 жыл бұрын
Wlhi qosol igu dilay😂
@khadijoyuusuf9604
2 жыл бұрын
@@AsiaAshkir27_10 😂
@nadiahasan685
2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@fathumaupdimoha1110
2 жыл бұрын
6:08 asad dhib badna😂 "kuma rabto danahaga raco" bisadahas baba barnamijka qayb ka ahaa🤣🤣
@siciidaxmed5711
2 жыл бұрын
Ninkalay doonaysaa danayso 🙄😂😂😂
@siciidaxmed5711
2 жыл бұрын
@mubaarak channel zxp hye 👍
@fadumoismail9831
2 жыл бұрын
Ani ahaan waxan leeyahay kuma laha gaabin iyo dheer lkn mariz waaruntii daalki hore ku jiray birdana si khaldan ayuu u haystay lkn its okay he’s win first game and congratulations abdla
@zaytuunjama968
2 жыл бұрын
Asad hagio waxaan kuu rajeynayaa caafimaad tama insha allah keepgoing for 1m
@ENTERTAINMENT-hh6pi
2 жыл бұрын
Keep up pro arimaheena iyo ceyda challenge ayaan sugaynaa thanks pro🌹❤
@Simran_ashokAshok
2 жыл бұрын
Masha Allah asadow dhalinyarada wa dhiiri galineysa waxana uraacsasan pocket money gooda,, waliba with exercise 💪 Masha Allah asad Hagio oo kaliya Aya yaqaano kaalaya wexeyga ila cuna, somalida youtubers kale wa kaligood cunayaal like always dabecada somalida. But asd hagio wu kabadalanyahy waxbadan na waad dheertahy somalida oo dhan xata madaxda wa kaligod cunayal. Asad hagio walal guuleyso alle ha ku xifdiyo. Masha Allah Congratulations guys.
@zack___zolo_5107
2 жыл бұрын
Keep going team 27 1million coming soon
@mohamedhussein9753
Жыл бұрын
Congratulations 1M Asad Hagio
@maniyamohamedabdi9380
2 жыл бұрын
Asadhow wlhi chanelkaaga mrkaan subaxdhi soo kacobi xoraa kafirinaa 🥰wayo I like sidhi aat dhadka udhiiri gilineysit🥰
@umalkhayrdheero4337
2 жыл бұрын
Asadow game kan wa ku celis wayo wiilka u horeya wa la gaday wayo si khaldan ayu birta u qabsady from gabiley Somaliland ❤️
@nasroabdihassan1188
2 жыл бұрын
Asad dhaliyare mashquuliye noolow bro❤👏💞
@moo__saami
2 жыл бұрын
Legend always legend asad hagoi keep it👋
@therealgoat96
2 жыл бұрын
Unfair wllhi Asad Hagio Ciyaartaasi waa ku celis🤕👊
@ayaansalad1062
2 жыл бұрын
Waligaa wan gulaysanaya dheh isdhiiri gali wad guulaysan 💪💪💪
@hazbevibing3066
2 жыл бұрын
Maasha allaha 😍 ♥ 👍💪
@amirabeauty345
2 жыл бұрын
Masha alaah asad hajio mawelada dhalinyarada ad sineyso ad ayad igu mahadsantahy
@omaari155
2 жыл бұрын
Asad barnamijka qalad ween ku jiro wiilka kowaad pull up saxan ayuu sameey 2da kalena ma sameen pull up kaliya lugaha kor uhayeen
@ahmattomedia9181
2 жыл бұрын
Yaw runtaa waaye
@mohamedslowchennel1111
2 жыл бұрын
Wiil ka ugu horeeyay ayaa si sax ah u ciyaaray Axmed maraq iyo wiilka kale sida eey u dhaleeyen waa qalad asadow
@kamaljama9312
2 жыл бұрын
Zhp asad barnamijkii beenta weye noo soo samee king ceyda iyo arimaheena
@abdirahmanmahad2443
2 жыл бұрын
Mashallah family 27 hotay usoco walalkey ❤🇸🇴
@asmaahabiib9104
2 жыл бұрын
Asad keep going brother
@mssmaganchannel216
2 жыл бұрын
U are my favorite youtuber
@xamdiosman8371
2 жыл бұрын
Asad hagio the best KZitemr in somalia 🔐🌹🖤la isma xaqiro
@Abdirizake653
2 жыл бұрын
Next Game " Abeera iyo Ceyda , fadil Soqawo 🤣🙈
@talisocabdi8814
2 жыл бұрын
Another level😜
@aden.a5495
2 жыл бұрын
Mahrez aya guulaystay. Labada kalee qiyaano waaye.
@yahyemustafe7181
2 жыл бұрын
Team m.city fans like 👍 ta dhiig kaga keena
@moonboy6178
2 жыл бұрын
Asadow game Kan celis wye 2nin kale qalad ayay u sameyen Intaas waa'iga tallo
@abdifatahwasuge5000
2 жыл бұрын
Haa wiilkii hore siduu u dhahay iyo kuwan sideey u dhehen farqiweyn ayaa u dhaxayo labada danbk wiifoow cadi eey dheelayeen lkn wiilka hore si daacada ayuu u dhahay
@thisworldisend6143
2 жыл бұрын
Muhiimadu waxay aheyd in aysan qofka lugu hiisu dhulka gaarin qofkastana asagaa choise ka lahaa siduu u qabsanayo waliba asad dhowr jeer buu ku soo celceliyay
@mustafemustafe5830
2 жыл бұрын
Asc asd wll ad ayn ku salamy adi iyo timkagaba insha ala wxn ku rajaynaya cafimad qad insha ala wxn rajaynaya ado cagahaga ku tagan🤲 inan arko hn farxada ayn jecelnhy
@usaaameaadan5814
2 жыл бұрын
M.a zxb hore usoc caafimaad ayaakuurajeenaa
@M.OZIL4
2 жыл бұрын
Push ups my job oh 😳😍wiilka guulayst in yar #Var baa ku jirta this my job *push ups*
Congratulations abdalla shalay iyo mantaba wa kula jiray
@guidemeuniversity5069
2 жыл бұрын
Ku celis waaye Yarka ugu horeeya Aya si sax ah u sameeyey Sababta oo ah madaxa ayuu birta Ka kormariyey waana Sida la sameeyo kuwaan kale birqabsasho kaliya waaye
@najipabdiyy5906
2 жыл бұрын
Bro amazing 👏
@fardwsaibraahimshariff3316
2 жыл бұрын
Asad wall daar allah ayaan kuu jaclahay nolasha kuma xumeeyso abowe
@maxamedbulxammaxamedbulxam8674
2 жыл бұрын
Masha Allah
@abdirisaknajib5942
2 жыл бұрын
Anoo caajisan baa iga farxisay big love from jijiga
@Cayuuni4449
2 жыл бұрын
Ayy🥺..Difficult game bisinkoo🤭🙋♀️
@videoeditor6515
2 жыл бұрын
Ceyda, faadil , arimaheena iyo Abeera Waa la waa yay ee meeye asdaw
@Fardowso526
Жыл бұрын
Ww mash allah abti asad hare usoco
@haniaden2700
2 жыл бұрын
Asad Malin kasto wax cusub ayad no kenta Masha alah
@sihamabdi9397
2 жыл бұрын
Masha allah wll asad
@mahad16
2 жыл бұрын
Cadaalad ma,ahane wiilka koowaad aa saxan waana isaga guuleystaha sida asiga u dhahay aa saxan yaa igu raacsan
Asadow waa qaladay wiilki hore siduu u tagnaa iyo ayaga isma leh waala lacshoomayaan ayaga
@MohamedAhmed-rj7ij
2 жыл бұрын
Pro Asad keep goin
@xamakowramram7730
2 жыл бұрын
Asad you are intelligent
@nasraawil3512
2 жыл бұрын
Hadaan nahay team asad waan dhaafnay team arimaheen
@SOMALIAIRDROP
2 жыл бұрын
#AsadHagio is the Somali Mrbeast!!! Waa KZitemrka keliya ee lacag ku bixiya contentskiisa ee somali ah waana sababta ka dhigtay mid ku socda xawaare aan inapa caadi ahayn sida KZitemrka caanka ah ee #Mrbeast.
Пікірлер: 632