Ishraaqey wll naftu miyey waswaas inagu furta mise sheydanka uun was waswas inagu furaaa plz ijwb hda wx igu dhntaaan
@ishraqyasin
2 ай бұрын
Assalamu calaykum abaayo macaan. Culimadu waxay dhahaan in labadaba ay a was waasiyaan. Shaysaanku wuu ku waswaasin si aad KHALAD UUN ugu dhacdid, kuu doonaba ha ahaadee. Markaad iska naarrid wuu ku yar dayn, hadana wuu soo noqon, fanacudu biLLAHI minhu. Naftuse waxa laga yaabaa hal shay (marba shay) unbaa u cad oo ay ku daba dhagtaa, was wasana halkaasay kaa soo galisaa. Wallahu aclaa Wa aclam.
Пікірлер: 5