Illaahay ha ku Xiftiiyo wiilk wariiyaha ah qalbiigiisa jilicsan dareenka xabaarsan caqliiga dareenka wanaagasan dadkaaga dalkaaga illaahay haka cawiilo dadkaaga dhamaanteen. Reer soomaaland waa dareen naxdileh waa ka soo kaban doonaa illaahayow naga cawil aamiin yaa Allah
@kingofficial5276
2 жыл бұрын
Masha allh weey idin macan tahay ha guwato
@az.o.4694
2 жыл бұрын
Ilaahay ka cabso
@mustafemahamed277
2 жыл бұрын
Allahu akbar allow hargeisa usahal oo masiibada kadul qaad
@aishamuuse202
2 жыл бұрын
Rabbiyo naxariistaada ugu deeq ummaddaada
@ام_حمودي-ح4ي
2 жыл бұрын
انا لله وانا اليه راجعون 🥺الله يعوضكم خيرا مما فقدتم امين
@amuunahmed3857
2 жыл бұрын
😢😢😢😢😢😭😭 ilaaahay Samir ha siiyo walaalahey ilaahayow adigaa khayrka u og u soo celi🤲🤲
@umumohamed2399
2 жыл бұрын
Subxaanalaah badal kheyr qabo allaha siiyo rer hargeysa😭😭😔😔
@ayaanjamac8544
2 жыл бұрын
Maal waa la hela hadii aan wax dad ah ingag dhiman ilahay ayay badel khayr qaba siynayay alx cala kuli xala insha allaha wan ka soo kabanayayna
@fadumoelmi7590
2 жыл бұрын
Ilahay haka caawilo
@baxsanbilanofficial8066
2 жыл бұрын
Allah dadkii wayay hanatidooda allah waxa khayri qaba hasiiyo ameeen
@omaryounis6754
2 жыл бұрын
Badal kheyr qabo ilahay ha u sahlo.
@hurt3094
2 жыл бұрын
Wllo waynu kufnay waynaan kici doona for the sake of ALLAH❤️
@ibrahimabdilahi712
2 жыл бұрын
waxa qudha e aan inaga guban marka dadka laga reebo wa (runtii). In dadku halkay sartu ka qudhuntay si aan gabbasho lahayn farta ugu fiiqan xalkay ka mid tahay.
@khadrayusuf9889
2 жыл бұрын
Wlhi hargaysa maanta t Ka dhacday waa qalbi jaab
@safia5954
2 жыл бұрын
Acoun ha furo duqa magaalada insha Allah waa la dhisayaa
@hajjhamz6380
2 жыл бұрын
لا تحزن إن الله معنا 🥺🥰🤲
@bisharxassan424
2 жыл бұрын
waa musiiba alaha u gargaara walaalihii kuqasaaray dabkaas
@ugbaadsaid5156
2 жыл бұрын
Alla tuuktaba is odhan qasanadaa kuwada duugan alla ilaahow u astur oo caawi masakiintaas
@bilanaxmed3119
2 жыл бұрын
Badal khayr qaba
@nataashaqurux2849
2 жыл бұрын
Wxaasi wa sixir bararka io masaakinta aad dhiig miirateene e u gargaara umadiina masakinta
@minhaajmohamed6155
2 жыл бұрын
Rabi badal khyr qaba ha ugu badalo
@nadhassan4680
2 жыл бұрын
Insha Allah Cawadh kheyr qaba Ameen
@csamadahmadbarre6106
2 жыл бұрын
Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun
@drnaemaabdullahi1462
2 жыл бұрын
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun allow badal kheyr qaba siii masaakiinta ku hanti beeshay.
@kamg3450
2 жыл бұрын
لا حوله ولا قوة الا بالله العلي العظيم اللهم سلم سلم
Ax wlhy wan oyey wariyahan waa wariye qaran qalbiga ayuu kahadaly mm tv
@ahmedibrahim2650
2 жыл бұрын
Ar isaqu wagobe hala cawiyo somaliyey
@saaraibraahim2021
2 жыл бұрын
Wa RunTa Wll Dhamaan iLaahay Haw Wada Gar gaaro Aamiin 😭🤲
@aliabdi8347
2 жыл бұрын
Cagcagafkii dowladda hadda ka hor laga hor istaage inay jid meeshaa ka bixiso xaley waa loo fasax cid ka hor istaagtay ma jirin. Hadda meeshu si fiican baa loo nidaamin. Jidad iyo barxad fiican baa laga dhisi doona Insha Allah
@hibakeif7528
2 жыл бұрын
Insha allh
@ibrahimhassan2023
2 жыл бұрын
Ilaahay dadkayga cawilsan ha ka siiyo hantidoodii gubatay
@khadarcabdi1
2 жыл бұрын
Waa runtii ninkaa alle ha ugargaaro
@alinuromer5876
2 жыл бұрын
Allah ha Sahlo
@fatmahassan2920
2 жыл бұрын
Inalilahi wa ina ileyhi rajucuun musiibo aya kadhacday casimadii ilahay hasiiyo badal khayr qaba dadkaas
Meesha dabaka ka kacey wa ain ciianka CID aad u badhan iney dabaka laga danbeeyey iyo mid somalialadn dumis ah ciidnak baadhiskaa CID iyo sirdoon waa hali karaan aqoon waa u leeyahiin halka maherad waa inla badha ma lahi waan danbilyaal lakin baadhiskaa ka bilaamysaa ine shqoku leeyahin in cadowga dabak ku turey meharda
Пікірлер: 128