Barnaamijka Xanuunka dhimirka iyo Dadka naftoodda dila. waa dhibaato ku soo badanaysa bulshadda Soomaalidda Ee Gobolka Minnesota. Waxaan ka waraystay Ali Adan CEO Bridge Healing Center iyo Deeqa Yusuf oo ah Macalin kana shaqaysa Arimaha Bulshadda Gobolka Minnesota.
Негізгі бет Mental Health and Suicide Prevention Awareness
Пікірлер: 1